Qaramada Midoobay Oo Soo Dhaweysay War Kasoo Baxay Kooxda Xuutiyiinta

0
Sunday September 22, 2019 - 19:27:30 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Soo Dhaweysay War Kasoo Baxay Kooxda Xuutiyiinta

    Ergeyga Qaramada Midoobey ee u xilsaaran dalka Yemen ayaa soo dhoweeyay yabooha ka yimid kooxda fallaagada ah ee Xuutiyiinta,kaas oo ku saabsan in ay joojinayaan weerarada ay ku hayaan dalka Sacuudi Carabiya. Baaqa Xuutiyiinta ayaa yimid todobaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergeyga Qaramada Midoobey ee u xilsaaran dalka Yemen ayaa soo dhoweeyay yabooha ka yimid kooxda fallaagada ah ee Xuutiyiinta,kaas oo ku saabsan in ay joojinayaan weerarada ay ku hayaan dalka Sacuudi Carabiya. Baaqa Xuutiyiinta ayaa yimid todobaad ka dib markii la weeraraay goobaha muhiimka u ah soo saaridda saliidda shiidaalka ee dalka Sacuudida,taas oo ay sheegteen kooxdaasi,balse Q.Midoobay ay ku andacoodeen in gantaal Kuruus ah oo ka yimid Iiraan lala beegsaday xarumaha shiuidalka ee Sacuudiga.Martin Griffiths ayaa hadal uu soo gudbiyay ku sheegay in fulinta baaqaasi ay tahay farriin adag oo soo afjari kara sanado badan oo ay jireen colaado daadiyay dhiig aad u fara badan..




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip