Burcad Badeed Soomaali ah oo sii deysay muwaadin u dhashay Iiran oo u afduubnaa ilaa 2015tii

0
Sunday September 22, 2019 - 12:07:41 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burcad Badeed Soomaali ah oo sii deysay muwaadin u dhashay Iiran oo u afduubnaa ilaa 2015tii

    Burcad Badeed Soomaali ah ayaa sii deysay ugu danbeyntii muwaadin u dhashay dalka Iran kadib muddo afar sano oo uu ku jirey gacantooda. Badmaaxa u dhashay Iiran ee la sii daayay oo lagu magacaabo Maxamed Sharif Panahandeh ayaa la sheegay in la sii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burcad Badeed Soomaali ah ayaa sii deysay ugu danbeyntii muwaadin u dhashay dalka Iran kadib muddo afar sano oo uu ku jirey gacantooda. Badmaaxa u dhashay Iiran ee la sii daayay oo lagu magacaabo Maxamed Sharif Panahandeh ayaa la sheegay in la sii daayay kadib markii xanuun uu soo wajahay hase yeeshee illaa saddex badmaax oo la socotay Sharif kana soo jeeda dalka Iran ayaa weli ku jira gacanta koox ka afduubatay xeebaha Soomaaliya sanadkii 2015kii. Waxaa ay wararku sheegayaan in la geeyay in la geeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia halkaa oo uu dalkiisa ugaga sii gudbi doono sida ay sheegtay idaacada BBCda. Kooxda afduubka ku haysatay afartan badmaax ee u dhashay dalka Iran ayaa dalbaday lacag madax furasho ah hase yeeshee illaa iyo hadda ma jirto cid u ballanqaaday amaba siisay lacag madax furasho ah. Burcad badeeda Soomaalida ah ee ku weerari jirtey xeebaha Soomaaliya iyo xeebaha u dhow dhow ayaa hoos u dhac weyn ku yimid tan iyo sanadihii la soo dhaafay kadib markii maraakiib hubeysan ay bilaabeen inay ilaalo ka qabtaan xeebaha Soomaaliya.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip