Madaxweyne Trump Oo Shaqada Ka Eryay John Bolton

0
Tuesday September 10, 2019 - 21:36:52 in Wararka by
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump Oo Shaqada Ka Eryay John Bolton

    Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqada ka ceyriyay la taliyihiisii arrimaha amaanka John Bolton. "Waxa aan xalay u sheegay John Bolton in adeegiisa aan xilligan looga baahnayn aqalka cad ," ayuu soo qoray madaxwayne Trump.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqada ka ceyriyay la taliyihiisii arrimaha amaanka John Bolton. "Waxa aan xalay u sheegay John Bolton in adeegiisa aan xilligan looga baahnayn aqalka cad ," ayuu soo qoray madaxwayne Trump. "Waxaa aan si adag isugu khilaafnay waxyaabaha uu so jeediyay," ayuu intaa ku daray Mr Trump. Madaxwaynaha Mareykanka ayaa sheegay in toddobaadka so socda uu magacaabi doonto la taliyihiisa cusub ee dhanka amaanka. Waxaa la sheegay in kala qaybsanaanta ay kala dhalatay ka dib markii uu madaxwayne Trump uu meesha ka saaray qorshihii nabadda ee Talaiban iyo Mareykanka.Xil ka qaadista Bolton ayaa ku soo beegmaysa xilli la hadal hayay kala qaybsanaan soo kala dhexgashay golaha wasiirada ee Trump. Mr Bolton Tweetarka ku soo qoray: "waxaan is casilaadeyda u gudbiyay xalay madaxwayne Trump waxa uuna igu yiri , 'waxaan ka wadahadli doonaa barito.'" Xigasho BBC Somali.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip