Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug Oo La Kulmay Xildhibaano Ka Tirsan G/Shacabka

0
Tuesday September 10, 2019 - 09:07:37 in Wararka by
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug Oo La Kulmay Xildhibaano Ka Tirsan G/Shacabka

    Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa xalay kulan la qaatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Sheekh Shaakir ayaa la kulmay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa xalay kulan la qaatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Sheekh Shaakir ayaa la kulmay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Musharax Madaxweynaha Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka,iyadoo ka wada hadlay howlaha dib u heshiisiinta loogu sameeynayo beelaha dega deegaanada Galmudug ee ka socda Dhuusamareeb. Xildhibaanada ka tirsan Golaha Shacabka ee Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawa ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb,iyadoon halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.Sidoo kale Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa Xildhibaanada ku booriyay in ay ka qeyb qaataan hormarka Galmudug iyo sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan oo loo dhan yahay.

 

    




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip