Kuuriyada Waqooyi Oo Gantaallo Cusub Tijaabisay

0
Tuesday September 10, 2019 - 09:02:30 in Wararka by
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kuuriyada Waqooyi Oo Gantaallo Cusub Tijaabisay

    Kuuriyada Waqooyi ayaa labo gantaal oo aanan oo aan noocooda la sheegin ku gantay badda, sida laga soo xigtay milatariga Kuuriyada Koofureed. Milatariga Kuuriyada Koonureed ayaa sheegay in gantaallada Kuuriyada Waqooyi laga soo ganay dhul ku yaall

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kuuriyada Waqooyi ayaa labo gantaal oo aanan oo aan noocooda la sheegin ku gantay badda, sida laga soo xigtay milatariga Kuuriyada Koofureed. Milatariga Kuuriyada Koonureed ayaa sheegay in gantaallada Kuuriyada Waqooyi laga soo ganay dhul ku yaalla Koonfurta gobolka Pyongan isla markaasna la mariyay biyaha xeebaheeda bari. Kuuriyada Waqooyi ayaa bilihii dhawaa tijaabisay noocyo badan oo gantaallo ridadoodu gaaban tahay ah. Haddii kuwan la xaqiijiyana waxay noqon doonaa tijaabadii tobnaad tan iyo bishii May.Kuuriyada Koonfureed ayaa qabanaysa kulan degdeg ah oo ay isugu imaanayaan golaha ammaanka qaranka iyaga oo ka jawaabaya arrinta soo korodhay. Arrintan ayaa imaanaysa saacado uun ka dib markii wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi Choe Son-hui ay soo saartay war qoraal ah oo ay ku sheegtay in dalkeedu uu diyaar u yahay in uu wadahadallo dib ula furo Maraykanka dhammaadka bishan Sabtembar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip