Sawirro:-Dib U Dhis Lagu Bilaabay Wado Muhiim Ah Oo Ku Taalla Gobolka Sh/Hoose

0
Monday September 09, 2019 - 09:23:35 in Wararka by
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Dib U Dhis Lagu Bilaabay Wado Muhiim Ah Oo Ku Taalla Gobolka Sh/Hoose

    Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dib u dhis ku bilaabay wadada u dhexeeysa Degmada Afgooye iyo deegaanada sabiid, Caanoole oo ka tirsan Gobolkaas,taas oo dhan 10 km. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa shee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dib u dhis ku bilaabay wadada u dhexeeysa Degmada Afgooye iyo deegaanada sabiid, Caanoole oo ka tirsan Gobolkaas,taas oo dhan 10 km. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in maamulka uu wado dadaalo dib loogu dhisaayo wadooyinka iyo buundooyinka Gobolka,kuwaasi oo qaarkood burbursan. "Waxaan wadnaa dadaalo dib loogu dhisaayo wadooyinka iyo buundooyinka gobolka shabeelaha hoose si ay u fudadaato isku socodka dadka iyo ganacsiga Gobolka Shabeelaha hoose"ayuu yiri Ibraahim Aadan Najax. Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa tilmaamay in Mashruuca lagu dhisayo wadada u dhexeeysa Degmada Afgooye iyo deegaanada sabiid, Caanoole ay qeyb ka tahay qorshada dib looga xoreynayo Al-shabaab deegaano ka tirsan Gobolkaas.Sidoo kale Guddoomiye Najax ayaa shacabka uga maghadceliyay taageerada joogtada ah ay siinayaan Maamulka Gobolka iyo Ciidamada Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya.

    




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip