SAWIRO:-Ciidamada Dowladda oo soo bandhigay qaraxyo

0
Monday September 09, 2019 - 09:14:40 in Wararka by
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Ciidamada Dowladda oo soo bandhigay qaraxyo

    Howlgal ay sameeyeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degamda Buulo-Burde ayaa waxaa la sheegay inay fashiliyeen qarax lagu Aasay wado muhiim ah oo ku taalla Bartmaha degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsan Ciidam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal ay sameeyeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degamda Buulo-Burde ayaa waxaa la sheegay inay fashiliyeen qarax lagu Aasay wado muhiim ah oo ku taalla Bartmaha degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa u sheegay risaala in qaraxa oo ahaa Miino lagu Aasay Xaafada Ceel-Gaabta oo ah suuq lagu Iibiyo Jaadka(qaadka), isla markaana dad ku sugan suuqaas ay kusoo wargeliyeen Miinada la Aasay. Mas'uuliyiin uu ugu horeeyo Guddoomiye kuxigeenka degmada Buulo-Burde Cismaan Geedi cilmi oo tegay goobta qaraxa laga soo saaray ayaa Shacabka ka codsaday inay la Shaqeeyaan Ciidamada si loo sugo Amniga guud ee degmada Buul-Burde. Si kastaba tira ka dhowr jeer ah ayaa qaraxyo kala duwan waxaa degmada buulo-Burde iyo duleedkeeda lagula eegtay Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM,qaraxyadaas oo ay ku waxyeeloobaan Ciidamada Dowlada, AMISOM iyo dadka Shacabka ah.

   =




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip