Sawiro:-Wasiirka Warfaafinta oo Maanta shir ka furay Muqdisho

0
Sunday August 18, 2019 - 23:15:02 in Wararka by
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:-Wasiirka Warfaafinta oo Maanta shir ka furay Muqdisho

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Wadatashiga Wasiirrada Warfaafinta Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Shirkan oo socon doona mudada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Wadatashiga Wasiirrada Warfaafinta Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Shirkan oo socon doona mudada Afarta cisho ee soo socota ayaa waxaa Goobjoog ka ah Wasiirrada Warfaafinta Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Puntland oo ay wehliyaan Agaasimeyaashooda Guud iyo Agaasimeyaasha Warbaahinta Dowladda heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed. Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa Howlaha Istiraatiijiyadda wacyigelinta Qaranka ,Wada shaqeynta Wasaaradaha heer federaal iyo Dowlad Goboleed iyo Qodobo kale , iyada oo geba-gabada shirkaas Warmurtiyeed laga soo saari doono.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip