
Haddii aad walaal leedahay maad doonatid? Haddii aadan walaal leheyn Adigu maad is walaashatid?
Qore: Yahya Amir.


Haddii aad walaal leedahay maad doonatid? Haddii aadan walaal leheyn Adigu maad is walaashatid?
Qore: Yahya Amir.
Walaalo khayr qaba!!!.
Labadaan Nin waa Yemaniyiin. Dalka Yemen markii Dagaalka ey Ku qaadeen walaalahooda Carbeed, waxaa loogu daray Cuna qabateeyn Sababtay macluul baahsan oo saameysay Bulshadii Ku nooleed Dalka Yeman. Dumar iyo Caruur Ka sokoow raggii ayaa sidaa noqday