Daawo Sawirada:Shirka sharciga qaab siyaasadeedka Qaran oo furmey

0
Sunday February 14, 2016 - 19:38:09 in Wararka by
  • Visits: 614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:Shirka sharciga qaab siyaasadeedka Qaran oo furmey

    Shirka wadatashiga Qaran oo uu ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Cadaaladda, xubno ka socday Wasaaraddaha Cadaaaladda maamul gobaleedyada dalka ka jira , howlwadeenno ka socday Wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil ka tir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka wadatashiga Qaran oo uu ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Cadaaladda, xubno ka socday Wasaaraddaha Cadaaaladda maamul gobaleedyada dalka ka jira , howlwadeenno ka socday Wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida, waxaana looga arinsanayay labada maalin uu socda qabyo qoraalka qaab siyaasadeedka Qaranka ee kaalmada sharciga ah.

Ka qeybgalayaasha Wadatisha Qaran ayaa si weyn aragtidooda ku biirin doona qaab siyaasadeedka Qaranka ee Kaalmada Sharciga iyo sidii wada shaqeyn Wanaagsan ay u dhexmari lahayd, Wasaarada Caddaaladda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul gobaleedyada ahaatan jira,

Xoghayaha Joogta Wasaaradda Caddalaadda dalka Dr Ismaaciil Jimcaale oo furay shirka ayaa faafahin ka baxiyay ahmiyada uu leeyahay wadatashigan qaran,

"Shirkan waa rabaa in uu noqdo mid aad talo ku soo biirisaan, runtii juhdi badan ayaan ku bixinay in la diyaariyo sharcigan, tan koowaad ee aan rabno waxa ay tahay in la helo fikirkiina oo aad talo ku yeelataaan, tan labaad waxa ay tahay in la abuuro wada shaqeyn caafimaad qaba, marka muddada labada cisho ah ee uu socda waxaan idinka rabnaa in aad door ku yeelataan qabyo qoraalka sharcigan” ayuu yiri Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda.

shirshir2





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip