Somalia Vs Guinea

0
Sunday July 07, 2019 - 06:24:17 in Wararka by
  • Visits: 1146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalia Vs Guinea

    Cudur Daar. Waxaa Jira 5 Guinea. 1- Papua New Guinea.2- equatorial Guinea.3- French Guiana.4.Guyana .5 Guinea. Ma ahan tan aan xuriyada Ku taageernay, Guinea waxa xuriyada ey qaadatay Ka hor intii aanan Ka qeyb qaadan xureynta wadama badan oo oo ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cudur Daar. Waxaa Jira 5 Guinea. 1- Papua New Guinea.2- equatorial Guinea.3- French Guiana.4.Guyana .5 Guinea. Ma ahan tan aan xuriyada Ku taageernay, Guinea waxa xuriyada ey qaadatay Ka hor intii aanan Ka qeyb qaadan xureynta wadama badan oo oo galbeedka iyo bartamaha Africa ah. Guinea waa Wadan 85/100 Muslim sunnia/ Suufiya ah. Isku khalidida dhowr Gini Ka Raali ahaada, laakin Aragtideeyda xiriirka la isku jaray waa sidiisii.

Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip