Maxamed Saalax oo difaacay Ciyaaryahan xadgudub loo heysto

0
Sunday June 30, 2019 - 23:19:58 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 81
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Saalax oo difaacay Ciyaaryahan xadgudub loo heysto

    Laacibka xulka waddanka Masar Maxamed Saalax ayaa la dhaleeceeyay kaddib markii uu soo jeediyay in "fursad kale" la siiyo ciyaartoy ay xulka Masar ka wada tirsan yihiin oo lagu eedeeyay inuu gaystay xadgudub galmo. Xidiggan u dheela kooxda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka xulka waddanka Masar Maxamed Saalax ayaa la dhaleeceeyay kaddib markii uu soo jeediyay in "fursad kale" la siiyo ciyaartoy ay xulka Masar ka wada tirsan yihiin oo lagu eedeeyay inuu gaystay xadgudub galmo. Xidiggan u dheela kooxda Liverpool oo bishii Abriil u sheegay wargeyska Time magazine in ay tahay la badelaa habka loola dhaqmo haweenka Bariga Dhexe, ayaa Khamiistii waxa uu bartiisa Twitterka ku difaacay ciyaaryahan Caamir Warda.

Kaddib markii ay soo gudbiyeen eedo ah inuu ciyaaryahankaasi kula kacay xadgudub galmo, ayaa Xiriirka Kubadda Cagta ee waddanka Masar (EFA) waxa uu Warda ka joojiyay inuu ka sii qeyb qaato Koobka Qaramada Afrika (Afcon) kaas oo haatan ay martigelinayso isla Masar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip