AHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 9-KA JUUN 2019-KA

0
Sunday June 09, 2019 - 09:55:28 in Wararka by
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 9-KA JUUN 2019-KA

    XUBNO KA TIRSAN MUCAARADKA SUUDAAN OO LA XIRAY KA DIB BOOQASHADII ABIY EE KHARTUUM Saraakiil ka tirsan hoggaanka sare ee mucaaradka Suudaan ay aa la xiray sabtida maan ta, kaddib booqasha dii ma alinta qaadatay ee dalkaas uu ku tagay RW

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XUBNO KA TIRSAN MUCAARADKA SUUDAAN OO LA XIRAY KA DIB BOOQASHADII ABIY EE KHARTUUM Saraakiil ka tirsan hoggaanka sare ee mucaaradka Suudaan ay aa la xiray sabtida maan ta, kaddib booqasha dii ma alinta qaadatay ee dalkaas uu ku tagay RW Itoob iya Abiy Axmed .Cid da la xiray ayaa ah 2xubnood, oo kala ah xoghaya ha guud ee xi sbiga dhaqdhaqaaqa xornima doonka waq ooyi Ismaaciil Jallab iyo afhaye enka kooxa ha hubeysan Mubarak Adol.


https://www.hiiraan.com/images/thumbnail/2019/Jun/201968636955765991873393se.png

Dalka Suudaan ayaa waxaa ku daatay dhiig fara badan ka dib isku dhacyo u dhax ee ya dibadbaxayaasha iyo milatariga tala da haya oo dib uga qarxay M/Khartu um.2da dhinac ayaa waxaa dhexmaray wad ahadallo aan mira dhalin.

Hoggaanka mucaaradka ayaa dalbanaya in lagu soo wareejiyo xukunka,balse Milatar iga ayaa qaba in arintaan ay qaadaneyso muddo. Xaaladda Suudaan ayaa laga deyr inayay tan iyo markii xilka laga tuuray bishii ee April madaxweyne Cumar Xasan AlBa shiir,iyadoo ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo Khartuum kula kulmay dhinacya da is haya ee dalka Suudaan ayaa ku booriy ay mad axda milatariga iyo xubnaha mucaar adka in gaaraan heshiis dimuquraadiyadeed oo dalkaasi hormarin kara.

ALSHABAAB OO LA WAREEGTAY DEEGAANKA AF URUR EE GOBOLKA BARI

Dagaallamayaal ka tirsan kooxda alSha baab ayaa gudaha u galay deegaanka Af Ur ur oo qiyaastii Boosaaso u jira in ka yar 70 km ,sida laga soo xigtay dadka deegaanka.

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_6F0CFD-A10A9E-600621-1DCDDA-1C8368-275CDA.jpg Wararka ayaa inta ku daraya in ciidanka Puntland ee saldhi gga ku lahaa deegaanka ay isaga baxeen 30kii bishii hore ee May deegaanka, taas oo dhalisay si nabadgalyo ah inay gud aha ugu soo galaan dagaalyahan nada alShabaab.

Puntland wali faahfaahin kama aysan bixi nin sababta ay ciidammada oogala baxday deegaankaas. Balse, dadka deegaanka ay aa u sheegay warbaahinta maxalliga ah in ay dagaalyahannada alShabaab ku sugany ihiin saldhigga ciidammada Puntland ee dee gaanka isaga baxay.

20 bishii Juun ee sannadkii 2017kii ayaa dagaal deegaanka ku dhexmaray alShaba ab iyo Puntland waxaa ku dhinta askar bad an oo ka tirsan ciidammada tababbarada mil atariga la siiyo ee Puntl and,iyadoo dhowr mar ay gacan ku heynta deegaanka isaga kala dambeeyeen ciidanka Puntland iyo dagaalyahannada alShabaab.

Madaxweynaha xilka haya ee Puntland, Siciid Deni ayaa doorashada ku galay inuu ladagaallami doono alShabaab dib u hab eyn ballaarana lagu sameyn doono ciidam mada ammaanka, taas oo aan muuqan muddada lixda billo od ah ee uu jiro maa mulka madaxw eyne Deni.

NIN HURDO KU QARWAYAY OO KA SOO DHAC AY DABAQ KU YAAL DEGMADA XAMAR WEYNE EE MAGAALADA MUQDISHO

https://www.hiiraan.com/images/thumbnail/2019/Jun/Dubaab.jpgNin da'ada 40aad ku jira ayaa Habeen hore ka dhac ay dhisme ku yaalla degmada Xamar weyne ee M/Muqdi sho, iyadoo dhaawac culus uu soo gaa ray. Ninkan oo aan la soo bandhi gin magaciisa ayaa la sheegay in xilliga uu soo dhacayay uu Qaraw ku jiray, waxaana Shalay aroortii laga soo qaaday dabaq kale oo gaaban, kuna dhegan dabaqii uu deggenaa oo ku dhow Hotelka Muna.

Agaasimaha guud ee howlaha guud ee gobolka Banaadir, Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in ninkan ay u gurmadeen, markii dadka deegaanka ku soo wargeliyeen, waxa ana la sheegay inuu ka jabay laf dhabarta iyo qeybo kale oo jirkiisa ka mid ah. "Isbitaal ayuu hadda yaalla oo lagu dabiibaya .. wax aan rabaa inan ugu baaqo bulshada inay ka feejignaadaan dhismayaasha dabaqa ah ee dariishadaha u furan, taasna ay sababi kar to qof hurda oo qarwa inuu ka soo dhaco." ayuu yiri Cabdifitaax Xalane .

Arrintan waxaa ay noqotay mid aad la is ula wadaagay oo laga hadal hayo caasimad da Muqdisho, waana dhacdo naadir ah.

MADAXWEYNE KUXIGEENKA PUNTLAND OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA GURMADKA FATAHAADAHA ROOBKA

https://www.hiiraan.com/images/thumbnail/2019/Jun/1P8A1490.JPG Madaxweyne kuxigeenka , Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay Gud diga Gurm adka Fatahaadaha Roobka. Gud digan oo ka shaqaynaysa waxkaqabashada waxyeeladii fatahaadaha Roobabkii da'ay ay gaysteen, kuwaas oo tan iyo markii la mag acaabay Juun 02 2019 shaqo badan ka qab tay waddooyinkii go'ay.

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Ja amac Yuusuf Jaamac Dabaraani ayaa ka warbixiyey kulanka. "Kulanka oo uu shir Gud doomiyey Madaxweyne Kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha waxaa la isla wa daagay xogta ilaa iyo haatan waxyaabihii qa bsoomay, sida waxlooga qabtay wad dooyin kii roobabku gooyeen oo loo sameeyey wad dooyin qa ab dhismeed KMG ah leh, si isu socodka gaadiidku si toos ah ugu socdo" ay uu yiri Afhayeenka Madaxtooyada Md Ax med Cilmi Cismaan Karaash ayaa boggaadiyey dedaallada wax ku oolka ah ee ay qabteen guddigu iyo siday har iyo habe enba ugu heelanyihiin u adeegidda shacabk ooda, waxaana uu kula dardaarmay inay sii 2 jibbaaraan shaqadaasi, ayna joogte eyaan kormeerka waddooyinka sida KMG ah loo dhisay iyo qiimayn guud oo ay ku sameey aan guud ahaan waddada.

MAS’UULIYIINTA MAAMULKA GOBOLKA HIIRA AN OO BEENIYAY EEDEYMO UU SOO JEEDIY AY GUDDOOMIYIHII HORE EE GOBOLKA

Shir jaraa’id oo Shalay M/Beledweyne ay ku qabteen mas’uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymo uu soo jeediyay gud doomiyihii hore ee maamulka gob olka Hiir aan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Guddoomiye kuxigeenka Siyaasada iyo Maaliyada gobolka Xassan Ibraahim Cabd ulle iyo Iskuduwa ha Maaliyada gobolka Ma xamed Cabduqaadir Maxamed {Waxar] ay aa labaduba sheegay in nid aamka maaliya da yah ay mid mara dariiqii saxda aheyd, iyaga oo waxba kama jira an ku tilmaamay in maal iyada gobolka uu maam ulo shaqsi gaar ah.

‘’Waa waxba kama jiraan in maaliyada gobo lka cid gaar ah la wareegtay, waxaan rabaa in aan halkan ka cadeeyo, in canshu urihii la qaad ayay in habkii maamulka dhaq aalaha uu go bolku si nadiif ah uu u socdo, waa nidaam ay wax walba cad yihiin wax aana dariiqaa noo jeexay oo waliba nagula sha qeynaya maamulka heer dowlad gobol leed’’ ayuu yiri Iskuduwaha Maaliyada gobolka.

Xasan Ibraahim Cabdulle Guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda iyo Maaliyada ay aa sheegay in mud do ka badan 8 Bilood dhaqaalaha iyo maaliyada gobolka intaba ay u madaxbannaaneeyeen maamulka gob olka oo ay si toos u maamulayaan.

‘’Lacagtan waa mid dib bulshada gobolka loogu celnayo haddii ay ahaan lahaayeen dib u dhiska goobaha danta guud, muddo 8 biliood ah nidaamka dhaqaalaha waxaa maamulayay maamulka gobo lka, Hirshabe ella–na wax faragalin ah kuma laha, mudad daana ma jirto qof shaqsi ah oo ay jeebkiisa ku dhacday lacagtaas’’ ayuu yiri guddoomi ye kuxigeenka maamulka gobolka Hiiraan.

Dhinaca kale guddoomiyaha degmada Bele dweyne Maxamed Axmed Ibraahim Food Cadde oo shirka jaraa’id ka hadlay ayaa she egay in waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in xiisad Magaalada ka taagan ta hay, isaga oo dhinaca kalana soo dhaw ee yay guddoomiyaha cusub ee gobolka Cali Maxa med Caraale.Wareegto ka soo baxday Md Waare ayaa xilkii looga qaaday G/yihii Gobolka Yuusuf Axmed Hag ar Dabageed, iyadoo xilkan loo magacaa bay Cali Maxamed Caraale.

SOMALIA

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSI

______________________

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ay tahay calaamad ganacsi:

Alfred Kärcher SE & Co. KG, a German company of Alfred-Kärcher-Strasse 28 - 40,

71364, Winnenden, Germany

waxaana loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:

Nadiifinta diyaarinta; saabuunta (dharka); saabuunta; mashiinka farsamada, mashiinka wax lagu buufiyo, qalabka nadiifinta iyo qalabka nadiifinta, gaar ahaan, nadiifinta qalabka sare, nadiifinta fayadhowrka iyo qalabka gawaarida, qalabka dhejiska, mashiinka nadiifinta mashiinka adag iyo muraayadaha dharka, mashiinka dharka, qalabka nadiifinta gudaha weelasha; qalabka lagu dhaqo baabuurta; qalab farsameed oo loogu tala-galay ka ilaalinta alaab-ilaaliyayaasha; makiinadaha dharka lagu dhaqo iyo dharka dhaqada; maareynta kumbuyuutarrada; qalabka dejinta taangiga; qaybo ka mid ah alaabta kor ku xusan, gaar ahaan, buraashka, tuubooyinka, qoryaha gacanta lagu buufiyo, madaxyada faaruqa, nuucyada buufinta, tuubooyinka jetaalka, tuubooyinka nadiifinta nadiifinta, bacaha wax lagu nadiifiyo, qalabka nadiifinta nadiifinta; Qalabka beerta baabuurta leh; bambooyin (oo ku jira fasalkaan), gaar ahaan, bamgaradaha biyaha, bambooyin balli, mashiinno dabacsan, bambooyin beerta, bambooyin biyo ah; xakamaynta caleen; caleenta caleen; aaladaha kontoroolka korontada, oo ay ku jiraan qalabka korontada ku shaqeeya korontada; raadiyaha kumbuyuutarka wakhti go'an; fiilooyinka fiilooyinka korontada ku shaqeeya; fiilooyinka dheeriga ah; batariga keydinta; cabirayaasha, oo ku jira fasalka; qalabka xakamaynta waraabka korontada; kombuyutarka kombiyuutarka (diiwaan geliyey) maqaallada ka hortagga dabka, ilaalinta shucaac, shucaac raadiye iyo faddarayn kiimiko; qalajinta qalabka, gaar ahaan, gawaarida; qalabka nadiifinta jirka, sida qubayska; qaboojiyaha iyo qalabka kululaynta iyo qalabka; qalab loogu talagalay dhalinta; qalabka loogu talagalay dhalidda kulul; kuleyliyaha biyaha (qalabka); rusheeyayaasha biyaha; qalabka biyaha lagu faafiyo; mishiinada loogu talagalay cabitaanka khamriga; qalabeynta qaybinta biyaha; filtarrada biyaha la cabbo; kululeeyaha kuleylka kuleylka; qalabka korontada iyo korontada aan korontada lahayn; jikada moobiilka iyo isboortiga beeraha; cabbitaanka biyaha iyo qalabka daaweynta biyaha qashinka; dayactirka iyo dayactirka ay ku jiraan tijaabinta farsamaynta ee nadiifinta, daaweynta biyaha, qaboojiyaha, kuleylka iyo qalabka wax lagu kariyo; nadiifinta iyo dayactirka baabuurta; hawlgalka qalabka iscaawinta baabuurta iskiis u shaqeeya.

OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad isticmaala calaamada ganacsiga ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xad gudbaya xuquuqda shirkaddaas

ERDOGAN OO MIXIIS KA AHAA AROOSKA OZIL

Erdogan oo waaninaya lamaanaha arooska ah. Madaxweynaha Tur kiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa mixiis ka ahaa arooska ciyaary ahanka kubadda cagta ee Jarmalka ah Me sut Ozil oo Jimcihii dhacay.

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_BF4AFE-01BDB2-17ED74-94F1F6-F2C261-FA1B81.jpgOzil oo isirkiisu yahay Turki ayaa tartankii Koobka Adduunka ee kal hore ka hor mar uu baahiyey sawirro uu la galahay Erd ogan waxa ka dhashay cadho xamaasad leh.

Ka dibna waxa uu iska casilay xulka qara nka isaga oo ku sababeeyey "cunsuri nimo iyo ixtiraam darro" laula kacay markii sawiradaa lag u baahiyey Jarmalka.

Mesut oo haatan 30 jir ah ayaa xaf ladda arooska uu kula aqal gal ay gabadhii u doonanayd oo mar noqotay haweenayda ku guulays tatay quruxda Turkiga oo la yi dhaa Amine Gulse, waxa uu ka dhacay hu dheel kuwa raaxada ah oo ku yaal xeelliga marin biyood ka Bosphorus oo ah gacan kala qaybiya qaaradaha Yurub iyo Aasiya.

Lamaanahani waxay markii ugu horraysay is barteen sannadkii 2017kii waxaanay bishii Juun ee 2018kii shaaciyeen in ay isguursa nayaan.

AFADIISA OO SAWIR LA GALAYA QOYSKA AROOSKA AH

Ozil ayaa bishii Maarij ee sannadkan waxa uu shaaciyey inuu Erd ogan ka codsaday inuu mixiis u noqdo, taas oo mar labaad dalkiisa Jar malka lagaga dhaleeceeyey. Madaxweynaha Turkiga oo taageero u muujiyay Mesut Ozil Arsenal:si wanaagsan buu u socdaa wadahadalka Mesut OzilHelge Braun oo ah agaasimaha xafiiska ra'isal wasaare Angela Merkel ayaa isla markaa waxay wargeyska Bild u sheegtay in "qof kas taa dhibsaday" in Ozil go'aan noocaas ah gaa dho, weliba marka la eego sidii looga falceliyey kulankii uu sannadkii hore la yeeshay mada xweynaha Turkiga. Erdogan ayaa sidoo kale la sheegaa in had iyo goor uu ka qayb galo asroosyada shakhsiyaadka caanka ah ee Turkiga ka dhaca, gaar ahaan marka ololaha doorashooyinku socdaan.

Ka qayb galkiisa arooska Ozil wuxu ku soo beegmay ka hor door ashada ku celiska ah ee duqa magaalada Istanbul. Natiijadii markii hore soo baxday ayaa musharaxii xisbigiisa AKP codad aan badnayn lagaga guulaystay, hase yeeshee waa la buriyey waxaanay taasi dhalisay dhaleecayn dunida kaga timaad. Kal hore maxaa dhacay?

Ozil oo ah jiilkii 3aad ee dad Turki ah oo Jarmal noqday waxa uu ku dhashay Magaalada Gelsenkirchen, waxaanu xubin ka noqday xulkii qaranka ee qaaday Koobkii Adduunka sannadkii 2014kii.

Waxa abaal marino la siiyey 92 goor taageerayaasha kubadda ca gtuna waxay laga soo bilaabo sannadkii 2011kii shan sannadood oo isku xiga ugu codeeyeen inuu yahay ciyaartoyga ugu fiican xulka qaran ka. Laakiin bishii May ee sannadkii hore ayaa Ozil wuxu muran badan ka dhaliyey dalkaa markii uu baahiyey sawirro uu la galay hogaamiya ha Turkiga tartankii Koobka Adduunka ee 2018 ee Ruushku marti geli yey ka hor, waxaanay arintaasi dhalisay in dadka Jarmalka qaarkood is weydiiyaan labda dal ka uu daacadda u yahay.

Waxay dhaliishii la saarayey ka sii dartay markii xulkii Jarmalka oo ahaa kooxdii koobka haysatay wareegii koobaad ba lagu reebay.

Guul darradaa foosha xun ee xulku la soo hoyday ka dib, ayaa Ozil waxa uu internetka ku baahiyey qoraal dheer oo uu ku shaaciyey inuu iska casilay xulka qaranka.

Wuxu sheegay in loo soo diray fariimo nacayb miidhan ah iyo han jabaado oo isaga loo aanaynayo guul darradada niyad jabka ah ee Jar malku kala kumay tartankii Koobka Adduunka ee Ruushku marti gelyey xagaagii hore. "Maka aynu guulaysanno Jarmal baan ahay laakiin waxaan noqdaa soo galooti marka la innaga badiyo" ayuu Ozil ku yidhi qoraalkaa, waxa anu intaa ku daray in inkasta oo uu guulo taariikhda galay la soo hoo yey xulka qaranka hadana loola dhaqmay si dareensiisey in "aanu dib dambe u gashan garanka xulka qaranka Jarmalka.” Xigasho:BBC

WAKIILKA MIDOWGA YURUB OO ISAGOO KU HADLAYA AF SOOMAALI FARRIIN U DIRAY QEYBA HA BULSHADA

Nicolas-Berlanga-324x235Ambassador Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soo maaliya Nicolas Berlan ga Martinez oo dhow aa ntaan loo soo ma gacaa bay xilkaasi ayaa markii u gu horeysay farriin u di ray qeybaha bulshada So omaaliy eed isagoo waliba ku hadlayay luq adooda.

Nicolas Berlanga Martinez ayaa barta Tw itterka ee Midowga Yurub waxa uu soo dhi gay muuqaal yar oo uu ku gudbinayo howla ha uu hayo xafiiskiisa ku yaala mag aalada Muqdisho, isagoona qeybaha iyo ururrada u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada Soomaal ida sheegay inuu soo dhoweynayo.

Waxgaradka, Culumada, haween ka, dhallinyarada iyo qeybaha kale ee bulshada Soomaalida ayuu sheegay inuu la shaqeyn ayo, wuxuuna sidoo kale ballanqa aday inuu la shaqeynayo sanadaha soo socda dham maanba maamulada dalka ka jira.

Diblomaasigaan Midowga uga wakiilka ah Soomaaliga ayaa dhibaato xoogan wax aa ku noqday ku hadalka luqada Soomaali da, waana mas’uulkii ugu horeeyay ee ku soo beegmay magacaabistiisa xilli dalka So omaaliya ay ka jiraan duruufo adag sida aba aro, dagaal beeleedyo, xasarado siyaasade ed iyo arrimo bani’aadaminimo.

R/WASAARE KHEYRE OO QAABILAY SAFIIRKA CUSUB EE MIDOWGA YURUB

Ra’iisul Wasaaraha (XFS) Md. Xasan Cali Khayre iyo danjiraha cusub ee Midow ga Yurub ee Soomaaliya, Nicolás Berlanga Martinez, oo ku kulmay Muqdisho ayaa ka wa da hadlay xoojinta xariir ka M/ururb iyo Soomaal iya iyo dardar gelinta mashaariicda midawga Yurub ay ka fuliyo Soomaaliya.

Safiirka M/Yurub ee Soomaaliya ayaa R/Wasaaraha uga mahadceliyay soo dhaw aynta ballaaran, waxa uuna ballan qaaday inuu ka shaqayn doono dardar gelinta mash aariicda ay dalka ka wadaan iyo xoojinta xariirka laba geesoodka ah.

Md.Khayre ayaa midawga Yurub uga mah ad celiyay taageerada ballaaran ee la garab taaganyihiin shacabka iyo dowladda Soom aaliyeed.

Dhanka kale R/w ayaa guddoomiyay shir ay kasoo qayb galeen taliyaha booliska, sa raakiil sare oo ka tirsan Booliiska Soomaal iya iyo Safiirka cusub ee M/Yurub kaas oo lo oga hadlay horumarinta booli iska Soomaali yeed.

Midawga Yurub ayaa Soomaaliya ka taag eera dhinacya badan oo ay kamid tahay tab abarrada ciidamada Booliiska si sare loogu qaado awoodda iyo xirfadda sugidda amn iga mawaadiniinta.

KENYA IYO JUBBLAND OO WADAHAL YEESHAY

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jub baland Maxamuud Sayid Aadan ayaa she egay in ay wada hadal ku aadan dhibaa to oyinka ka taagan Xadka Soomaaliya iyo Kenya ay la yeesheen Mas’uuliyiin ka tirsan dalka.

Waxaa uu sheegay in maalmihii ugu dam beeyay uu tagay degaano ka mid ah dalka Kenya oo xad la leh maamulka Jubbaland Sida M/Mandera iyo Magaalooyin kale oo ku yaalla G/Waqooyi bari.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ay aa sheegay in sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirs an Dowladda Kenya uu kula kulmay M/Nayr obi, islamarka ana uu ka dalbaday in ay fur aan Xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay soo Afjari doonaan dhibaatooyinka ka taa gan xadka labadda dal, islamarkaana Kenya ay ka dalbadeen in ay si wanaagsan u wada shaqeeyaan.

XUKUUMADDA OO DHIIRRI GELINAYSA WAX SOO SAARKA GUDAHA IYO BEDQABKA CUNNADA

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka (XFS), Md. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo Shalay ka qayb galay munaasabadda xus ka maalinta caalamiga ah ee bedqabka Cu nnada oo markii ugu horreysay sannadkaan laga xusay dunida ayaa sheegay in caafima ad qabka bulshadu uu ku xiran yahay quud ashada cunta bedqabta.

Munaasabadda oo inta ay socotay lagu soo bandhigay qaabka ugu haboon ee loo ga shaqeyn karo badbaadada cuntada lagu na horumarin karo wax soo saarka dalka ay aa waxaa ugu horeyn ka hadlay Agaasmia ha guud ee Wasaaradda caafimaadka Dr. Cabdullaahi Xaashi Cali wuxuuna tilmaam ay in qatarta ugu badan ay ka timaado cun tooyinka banaanada lagu gado oo laga dhaxlo cuduro kala duwan.

Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaa liya Md. Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in Soomaaliya ay xubin ka noqotay shabakad da caalamiga ah ee bad baadada cuntada, isagoo dhinaca kale xusay in wasaaraddu ay wado qorshe ah in ciidamada Qaranka ay quutaan raashinka dalka kasoo baxa oo ka tayo badan tan dibadda laga keeno.

Md. Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheeg ay in ay dowladdu dhiirri gelinayso sare u qa adida wax soo saarka dalka iyo quudashada dalagga ka baxa beeraha dalka.

Md. Khadar ayaa ku baaqay in bulshada lagu ta babaro laguna wacyi geliyo beeras hada iyo dheefsiga cunnada gudaha oo qa yb wanaag san ka qaadanaya kobaca dhaq aalaha, sha qo abuurka iyo hagaajinta caafi maadka buls hada, sidoo kalana looga maar mayo cunna da dalka dibaddiisa laga soo dhoofiyo ee aan la hubin tayadooda iyo bedqabkooda.

XIISAD KA DHALATAY XILKA QAADISTII GUDO OMIYE DABAGEED OO BELEDWEYNE KA TAAGAN

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_EA1359-B7E53C-B754D0-1935BC-BE3A2D-581AB5.jpg Wararka naga soo gaaraya M/Beledwey ne ee xarunta G/Hiiraan ayaa waxa ay shee gayaan in Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed uu kasoo horjeestay xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabeelle.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in uu diiday in uu wareejiyo xilka, islamarkaa na uu ku shaqeyn doono xarunta maamulka gobolka Hiiraan ,maadaama uu Dorraad ku dhawaaqay in uu kasoo horjeeddo maamul ka Madaxweyne Waare.

Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo uu ka mid yihiin Xildhibaan iyo Wasiiro ayaa wadda dadaallo looga hortagayo in Khilaaf ka Yuusuf Dabageed iyo Madaxweyne Wa are uu sii xoogeysto.

Yuusuf Dabageed ayaa Dorraad ku dha waaqay in dadka kunool degaanada gobol ka Hiiraan ay ka tashadeen Madaxweyne Waare ka dib markii uu sheegay in uu si weyn uga soo horjeeddo horumarinta gob olka iyo dagaalka AlShabaab.

Madaxweyne Waare ayaa dhowr Gudo omiye u Magacaabay gobolka Hiiraan tan iyo markii uunoqday Madaxweynaha Hirsh abeelle, waxaana dhammaantood xilka loo ga qaaday Sababo la xariira habka maareyn ta daqliga soo gala gobolka Hiiraan.

GUDOOMIYIHII GOBOLKA MUDUG OO XILKA LAGA QAADAY & MID CUSUB OO LA MAGACAABAY

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxw eynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axm ed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Mudug, isaga oo Gobolkaas u Magacaabay guddoom iye Cusub.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cabdi Rashiid Xaashi Cartan,waxana Gobolka Mudug guddoomiye loogu Magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiriye ( Isxal).

Wareegada laguma xusin waxa sababay in xilka qaadis lagu sameeyo Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug, iya da oo weli uusan ka hadlin gudoomiyihii xilka laga qaaday.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA XILKA QAADISTA IYO MAGACAABISTA.

MAALINTA BADDAHA ADDUUNKA OO MUQDI SHO LAGU XUSAY

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaa liya , Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ay aa Shalay ka qeyb galay munaasabadda maalinta Badaha Ad duunka ee 8da Ju ne oo lagu qabtay Muqdisho.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/Wareegto.jpg http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_BB7073-1D2011-254CF6-D0ADF2-0AED08-DDBB49.jpg Munaasabadda oo ay si wada jir ah u soo agaasimeen sannadkan Wasaarada ha Kalluumaysiga iyo Dekadaha ee Soomaa liya, ayaa intii lagu guddo jiray waxaa barbar socday olole lagu nadiifinayo Xeebaha dalka oo laga sameeyay qaybo kamid ah Xeebta Caasimadda Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo gaa diidka Badda Soomaaliya, Maryan Aways ayaa R/Wasaare kuxigeenka warbixin ko oban ka siisay munaasabadda xuska oo la gu maamuusay qashin saarka Xeebaha.

"Badaha Dalkeenna ayay astaan u yihiin, waxaana go'aansanay inan Shalay xuska uga qeybqaadano nadiifinta xeebaha." Was iir Maryan Aways ayaa sida sheegtay.

R/Wasaare kuxigeenka Dalka ayaa shee gay in badda dheer ee Soomaaliya ay qeyb ka tahay ilaha dhaqaale ee ugu wayn Dalka, ayna muhiim tahay in laga shaqeeyo hagaa jinteeda, si Ummadda Soomaaliyeed ay uga helaan faa’iido ballaaran.

Gabagabadii ,Ra'iisul wasaare kuxigeen ka ay aa sheegay in Kheyr aad ka ku jira Ba daheenna uu yahay mid ku filan Shaca bka Soomaaliyeed, balse loo baahan yahay in si wacan loogu faa’iideysto.

WASIIRKA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA XFS OO KHUDBAD KA JEEDINAYA SHIR WEYNA HA SHAQAALAHA ADDUUNKA EE KA DHACAYA GENEVA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_C825F6-204F82-23F6E0-1195E2-DCAAC9-9EE997.jpg Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arri maha bulshada XFS Sad iiq Xersi Warfaa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Shalay u ambab axay M/Geneva ee

dalka Switzerl and, ha lkaa oo ay uga qeybgali doona an shir weynaha shaqaala ha adduu nka.

Wasiir Sadiiq Warfaa , ayaa shirka oo ay ka qey bgalayaan madax kala duwan oo illaa heer madaxweyne ah oo ka socda dalalka caal amka, waxaa uu ka jeedin doonaa khudbad uu diiradda ku saari doono shaqo la'aanta ka jirta dalka iyo sidii dalka looga hirgelin lah aa nidaam shaqooyin u abuuraya muwaadiniinta si buu yiri xal loogu helosha qo la'aanta iyo shaqo yarida oo dhallinyara da shaqooyin loo abuuro, iyadoo safa rkan ay ku waheliyaan xubno ka socda ururrada shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha."Shirka aan u tageyno Geneva anniga iyo wafdiga aan hoggaaminayo waa mid muhiimad inoo leh ... waxaan haddana gudbiyay codsi dalkeen na muddo fara badan ma uusan bixin lacag ta xubinnimada ee ururka oo sannad walba looga baahanyahay inay bixiyaan dowlada ha , waxaan codsanay in maaddama dalkee nna uu dhibaato badan ku jiray in lacagta la ga cafiyo , si aan u helno codka aan ku laha yn ." ayuu yiri wasiir Sadiiq.

Wasiirka ayaa sheegay inuu dadaal bad an ku bixinayo sidii Soomaaliya ay dib ugu soo ceshan lahayd codka ay ku lahayd urur ka shaqaalaha adduunka,waxaa kalo uu in ta ku daray inuu kulan doceedyo la qaadana yo madaxda shirka ka qeybgalaya si loo he lo barnaamijyo u sahlaya bulshada Soomaa liyeed inay shaqooyin ku helaan dalka

Shir weynaha shaqaalaha adduunka ay aa Geneva ka furmaya tobbanka bishan Ju ne, wuxuu soconaya illaa 21 da bish an,iyadoo shir weynaha shaqaalaha adduun ka uu u dabaaldeggayo sannadguurradii boqollaad.

Dhinaca kale, Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada XFS Sadiiq Xersi Warfaa ayaa casuumad rasmi ah ka helay wasiirka dhaqaalaha iyo horumarka dowladda Jarmalka oo ay ka wadahadli do onaan kor u qaadidda xirfadda gacanta iyo sidii arrinta ay dowladda Jarmalka uga caa win lahayd Soomaaliya, waxaana wasiirka uu booqasho ku tagi doonaa magaalada Bo nn ee dalka Jarmalka.

Waxaa kalo uu sheegay, Wasiir Sadiiq Warfaa inuu wadahadalka uga faa'iideysan doono sidii dowladda Jarmalka ay uga ca awin lahayd Soomaaliya in dib loo furo isku ulkii farsamadda gacanta ee ku yaalla caa simadda Muqdisho iyo sidii loo dhisi lahaa machadka Sidam ee lagu tababbaro shaqaa laha.

Gabagabadii, wasiirka ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay u istaagan si dii dalkeenna ay wadajir ay ugu dhisi laha ayeen oo xoogga la saaro waxa ka dhaxee ya bulshada.

WASIIRKA BOOSTADA OO SHAQADA KA SAARAY XUBIN KA TIRSANAA GUDDIGA ISGARSIINTA OO KA SOO MUUQDAY XISBI SIYAASADEED

WasiirkaWasaa ra dda Boostada, Isg aar siin ta iyo Tikno olojiyada XFS Cab di Cansh uur Xasan ayaa shaqada ka er yay xubin ka tirsa naa guddiga madaxa bannaan ee isgarsiinta qaranka. Cali Ibraahim Cali, oo ah sarkaalka sha qada laga saaray , wuxuu shaqadiisa ku wa ayay markii uu ka soo muuqday liiska xisbi siyaasadeed lagu magacaabo Horusocod oo la sheegay inuu aasaase iyo xubin firfirc oon ka yahay.

"Waxaa laga qaaday Cali Ibraahim Cali xubinimadii hay'adda maamulka ee isgaa rsi inta qaranka Soomaaliya oo uu ku matalay ey siyaasadda wasaaradda boostada, isga arsiinta iyo tiknolojiyadda, kaddib markii uu diiwaangeliyey xisbi siyaasadeed kana soo muuqdey saxaafadda isaga oo ku hadlaya magac xisbi siyaasadeed." ayaa lagu yiri wareegto uu ku saxiixnaa wasiirka Cabdi Ca nshuur oo ku taariikheysneyd 25 bishii hore ee May.

Guddiga Isgaarsiinta Qaranka ayaa wa xaa hore u magacaabey Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta waxa uuna ku dhisanyahay Sharciga Isgaarsiinta ee dhowaan uu ansix iyey Baarlamaanka JFS 2017, balse ma a han Guddi dastuuri ah oo uu xubnihiisa an sixiyey baarlamaanka ama Golaha Wasiir rada, taas oo awood u siinaya wasiirka in uu wax kabeddel ku sameeyn karo ugu yarraan xubnaha ku metalaya siyaasadda Wasaarad da ee xubbinta ka noqonaya Guddiga.

Shaqaalaha dowladda ayaan loo og aleyn arrimaha siyaasadda iyo xisbiyada mucaaradka, sida ku cad xeerka guddiga shaqaalaha.

Hoos ka akhri wareegtada;

MUSLIMIIN MASAAJIDKOODII GACMAHOODA KU BURBURIYEY CABSI AWGEED wareegto


"Wixii ka dambeeyey weerarradii dhacay ciiddii Masiixiga , dad ka aan Muslimiinta ah ayn ee magaaladeenna ku nool waxay noo arkeen argagixiso," ayuu yiRhi M.H.M. Akbar Khan.

muslimiinmasjidkooda gacatooda ku burburiyeen cabsi awgeed Waxa uu ka hadlayey weerraradii is miid aaminta ahaa ee lagu qaaday 3kaniis adood iyo 3hoteel oo kuwa raaxada ah oo lagu dil ay 250 qof. Waxaana weerarradaas lagu eed eeyey koox xagjir ah oo ka hawlgasha dalka Sri Lanka.

Ayadoo dadka Muslimiinta ah ee dunida daafaheeda ku nool ay ku jireen soon iyo salaad si ay u gutaan waajibaadka bisha barak aysan ee Ramadaan, ayaa koox yar oo ku sugan dalka Sri Lanka waxa ay sameeyeen wax aan horay loo arag si ay isaga fogeeyaan kooxaha qaswade yaasha ah. Waxayna burburiyeen masaajid.

Akbar Khan waxa uu ka mid ahaa dadka mas'uulka ka ah masa ajidka ugu wayn magaalada Madatugama, oo ku taal badhtamaha dalka Sri Lanka, waxa uuna BBCda uga warramay sababta ay talla abadaas xagjir ah u qaadeen.

"Weerarradii kaddib waxa ay booliisku si joogto ah u imaa nayeen masaajidka, arrintaas oo dadkii walaac ku abuurtay. Wax aana kordhay is aaminaad la'aanta naga dhex jirta annaga iyo bulshooyinka kale."

Waxaa la sheegay in masaajidkaas ay ku tukan jireen xubno ka tirsan kooxda Thowheed Jamath (NTJ), kooxdaas ayaa lagu tuhun san yahay in ay qaadeen weerraro ismiidaamin ah oo dhowr ah kuwaas oo dalkaas gilgilay bishii April.

Weerarka kaddib, Xukuumadda Sri lanka waxa ay bilowday in ay ugaarsato kooxda Thowheed Jamath (NTJ). Waxayna Mas'uuli yiinta dalkaasi xireen masaajidkii kali ahaa ee ay gacanta ku hay een kooxdaasi kuna yaalley magaalada Kattankudy oo kutaal Bariga dalkaas.

Masaajidka Madatugama ma ahayn mid fac wayn waxa uu ahaa masaajid yar oo ay maamulaan koox qunyar socod ah oo wax xidhiidh ah aan la l ahayn weerrarada dalkaas ka dhacay.

Tallaabadaan ayaa ah mid muujinaysa sida bulshadaas ay uga go'an tahay in ay la dagaallamaan xagjirnimada.

Go'aan la isku raacay

"Waxaan horay u lahayn masaajid magaaladeenna kuyaal kaas oo ku filan qoysaska Muslimiinta ah ee deegaankan ku nool. Balse dhowr sano ka hor, koox kale ayaa masaajidkaan dhistay."

Xubnihii ka tirsanaa masaajidkii hore ayaa kulan qaban qaabi yey bishii May, kaas oo ay ku go'aansadeen in masaajidkaas oo khi laaf ka dhex abuuray bulshada meesha laga saaro. ayagoo adeegs anaya dubbeyaal iyo badeello ayay dhulka la simeen masaajidkii.

"Waxaan bur burinnay manaaradihii iyo hoolkii lagu tukan jiray dabadeedna dhulkii uu ka dhisnaa masaajidku ayaa loo celiyay dadkii lahaa," ayuu intaas ku daray.

ku dhawaad 70 boqolkiiba dadka reer Sri lanka waxay aaminsan yihiin diinta Buddhism. Dadka Hinduuga ah ayaa ku xiga oo kaalinta labaad ku jira waana 12 boqlkiiba, Muslimiinta ayaa ayaguna ah 10 boqolkiiba halka Masiixiyiintuna ay yihiin 7 boqolk iiba.

Muslimiinta dalkaas ayaa ku hadla luuqadda Tamilka. Balse sa babo siyaasadeed iyo kuwo taariikheed oo adag awgood, Muslimiintu waxay isu arkaan koox ka gooni ah dadka ku hadla Af Tamilka.

Goobtii Ilaahay

Balse dadkoo dhan masoo dhawayn tallaabadan xagjirka ah . Dhammaan culimada ugu sarraysa Muslimiinta Jasiiraddaas kunool ayaa sheegay in loo baahan yahay in goobaha cibaadada aan la fara gashan.

"Dhammaan masaajidyada Ilaahay ayaa iska leh, ayadoo aan la eegayn cidda maamusha. burburintooda iyo waxyeellayntooda wa xa ay kasoo hor jeeddaa dhaqanka Islaamka" ayay culimadu ku yira ahdeen qoraal ay soo saareen.

Diiwaanada dawladda ayaa lagu sheegay in 2596 oo masaajid la diiwaan galiyay guud ahaan dalka Sri Lanka, 2435 oo masaajid ayaana shaqaynaya. waxaana jira tobonaan masaajid oo kale oo aan diiwaan gashanayn kuwaas oo qaar badan oo ka mid ah laga haajiray.

Wahaabiyada

"Bulshadu waxay ku baddali kartaa goobahaas maktabado iyo xarumo caafimaad, haddiise aan kusii soconno dariiqa masaajid bur burinta waxay taasi horseedaysaa in boqolaal masaajid la burbu riyo," ayuu yidhi Dr A Rameez, oo ka tirsan jaamacad ku taal Sri Lanka.

Waxa uu qiyaasayaa in 10 ilaa 15 boqolkiiba dhamaan masa ajidyada kuyaal dalkaas ay maamulaan kooxo xagjir ah.

Labaatankii sano ee la soo dhaafay, qaar badan oo ka mid ah kooxaha Muslimiinta ah waxay qaateen madhabta Wahaabiga kuwaas oo dad badan duufsaday.

Muslimiinta reer Sri Lanka ayaa sanooyin badan u dul qaadanyay dad xagjir ah oo xataa Muslimiinta gaalaysiiye.

Hase ahaatee aamusnaanta bulshada ayaa qolyaha xagjirka ah ka caawisay in ay hirgaliyaan isbaddala ay doonayaan, sida uu sheegay Dr Rameez.

Dalka Sri Lanka oo ah dal aad u kulu ayaa haween badan oo Muslimiin ah waxay xidhan yihiin xijaabbo waawayn, waxaana waddooyinka iyo dhismeyaasha magaalada Kattankudy, t ku qoran qoraallo af Carabi ahayadoo bulshada halkaas ku nool aanay akh rin karin qorina karin af Carabiga.

Hase ahaatee xukuumadda dalkaas ayaa xoog ku riixaysa in ay arr imahaas isabaddal ku samayso. wixii ka dambeeyey weerarradii bambaano ee dalkaas ka dhacay, xukuumaddu waxay meel fag aare ah dab ku qabad siisay indha shareerka ay haweenku xirtaan. Waxayna soo rogtay amar ku aaddan in la adeegsado afafka Sinhalese, Tamil iyo English oo ay yihiin afafka rasmiga ah ee dalka Sri Lanka.

Xukuumadda Sri Lanka ayaa soo rogtay xaalad deg deg ah, balse waxa ay xukuumaddu sheegtay in dhammaan dadkuu ku lug lahaa weerarradaas ay noqdeen wax la laayey iyo wax xabsiga la dhigay. xaaladda deg degga ah ayaa ku eg 22ka bishaan June.

Dhammaan Muslimiinta dalkaas ayaa wali dareemaya cadaadis kaga imaanaya dhinacyada oo idil.

Cabsi Qalalaasaha siyaasadeed ayaa cirka isku sii shareeray, kaddib markii dadka aaminsan diinta Buddhismka ee xag jir ah aya a ku hanjabay in ay cunta ka soomayaan haddii aan xilka laga qaa din oo aan meesha laga saarin labo wasiir oo Muslimiin ah.

Labadaas wasiir ayaa iska casilay xilkii ay hayeensiddeed kale oo wasiirro Muslimiin ah ayaa sidoo kale iska casilay golaha wasiirrada.

Bulshada Muslimiinta ayaa waxaa soo food saaray caqabado dhowr ah, kaddib markii ay dhaceen weerarradaas la sheegay in ay ka dambeeyeeen kooxo xagjir ah.

Balse xaaladda magaalada Madatugama, ayaa waxoogaa soo hagaagtay.

"Burburintii masaajidka kaddib, waxaa yaraatay cadaawaddii nal oo qabay, Dhammaan bulshooyinka kale ayaa bilaabay in ay daris wanaag noo muujiyaan. Waxayna arrintaasi yaraysay xiisaddii taag

nayd," ayuu yidhi Akbar Khan.

Xigasho’BBC



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip