HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 2019-KA..

0
Wednesday May 29, 2019 - 13:08:50 in Wararka by
  • Visits: 1354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 2019-KA..

    MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA HADLAY WALAAC AY QABAN SHACABKA SOMALIYED isku dayayaan inay qaataan qeybo ka mid ah Dhulka Soo maaliyeed walaacaas oo gaaray mee shii ugu sareysay 7a ad kaan,kadib markii Wasaaradda arrimaha Dibadda Itoobiya ay Wabsite-kee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA HADLAY WALAAC AY QABAN SHACABKA SOMALIYED isku dayayaan inay qaataan qeybo ka mid ah Dhulka Soo maaliyeed walaacaas oo gaaray mee shii ugu sareysay 7a ad kaan,kadib markii Wasaaradda arrimaha Dibadda Itoobiya ay Wabsite-keeda soo saartay Map-ka Afrika oo laga tiray Soomaaliya.


farmaajo

Sanadihii la soo dhaafay waxaa dad badani qabeen in dalal ka mid ah kuwa de riska la ah Soomaaliya ay 

 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa sheegay in markii dal uu mudo badan ku jiro dhibatooyin farab adan ay dadkiisa noqdaan kuwa niyad ja ba,isla markaana qaarkood ay dhahayaan dalkeena waa la qaadanayaa.

"Mararka qaar waxaad maqleeysaa ku wa dhahaya dhulkeena dowlad heblaayo ayaa qaadaneysaa,war side adiga oo nool dhulkaaga loo qaadanayaa,adigu hadaad is dhiibto ama aad dhimato waa la qaada nayaa laakin adiga oo nool maya,war ha is dhiibina oo kalsooni lahaahda ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa wa xaa shaki ku abuuray isbedeladii ka dhac ay geeska Afrika ee uu hormuudka ka ah aa R/Wasaaaraha Itoobiya Abiy Axm ed,iyada oo mar uu sheegay in Soomaal iya iyo Itoob iya ay wada noqonayaal hal dal.

DOWLADDA KENYA OO RAADINAYSA 750 MILYAN OO DOOLAR OO DEYN AH

goodax oo boqday goobaha examka uka socdo

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in uu soo wajahay dhibaato dhaqaalle, islamark aana lacago badan oo deyn ah ay ka dalb aneyso bangiga adduunka. Lacagta deyn ta ahayaa gaareysaa 750 milyan oo dool ar si dowladda Kenya ay lacagtani ugu ad eegsato misaaniyad sannadeedkaan ka dib markii ay ku guuldaraystay in ay kor dhiso dhaqaallaha loo baahan yahay.

 

Wargeyska Financial Times ayaa hor raantii bishan ku warramay in deymaha la gu leeyahay Kenya ay sare u kaceen maa dama uu deyn badan kasoo amaahday da lka Shiinaha. Waxaana kamid ahaa 4.8 bil yan ee doolar ee lagu dhisay tareenka cas riga ah. Kenya ayaa markii ugu horreysay wada xaajood kala yeela neysa bangiga adduunka si uu deyntan u siiyo.

HOWLGALLO KA SOCDA KISMAAYO

Wararka inaga soo gaaraya M/ Kisma ayo ee xarunta G/Jubadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halk aasi ay ka so cdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo.

Howlgaladaan ayaa yimid ka dib markii M/ Kismaayo maalmihii ugu dambeeyay ay ka dhaceen falal lidi ku ah Ammaanka, isl amarkaana Musharaxiinta ku sugan Maga alada Qaarkood ay sheegeen in ay Qar axyo ka badbaadeen.

Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciid anka Amaanka ee Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Kismaayo

Ciidanka ayaa guri guri u baaraya, waxaa na shacabka ay weydiinayaan aqoonsi iyo cida taqaana, sida uu soo sheegayo war iye ku sugan Magaalada Kismaayo

Weli howlgaladan lama sheegin cid si rasmi ah loogu soo qabtey, hase ahaatee Ciidamada ayaa galaya inta badan gurya ha ku yaalla Kismaayo.

ILHAAN CUMAR OO SOO SAARTAY QORAAL KA DHAN AH RA’IISUL WASAARAHA HINDIYA

ilhaan omar

Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah ahna Xildhibaanadda laga soo doort ay Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa weer ar afka ah waxaa ay ku qaad ay Xukuumadda Cusub ee la wareegtay dalka Hi ndiya,iyada oo Marey kanka ka co dsatay inay ilgaar ah ku heyso,isla marka ana waxka qabato xadgu dubyada dhinaca diinta ee ka jira dalka Hindiya.

 

qoraal ay ku daabacday barteeda Twit ter-ka ayay ku sheegtay in Sharciga uu wado Ra’iisul Wasaaraha Hindiya uu yah ay mid sii kordhinaya Rabshadaha ay wad aan dadka Hindiya eek u saleysan Islaam naceybka, waxaase xusid mudan in dalka Hindiya uu yahay dalka 2aad ee ay Musli miinta ugu badan ku nooly ihiin caalamka

"Qorshaha Ra’iisul Wasaare Modi wux uu dhiiragelinayaa Kooxaha Hindiya ee wada kacdoonka ka dhanka ah dadka mu slimiinta ah,dowladda Mareykanka waxaa laga rabaa inay ka qeyb qaadato ama u si taagto sidii dalka Hindiya looga hirgelin lahaa dowlad u taagan xurriyadda dhinaca Diinta oo ay heystaan qowmiyadaha kala duwan ee u nool dalkaasi ayay ku tiri Ilha an Cumar Qoraalkeeda.

Hadalka Ilhaan Cumar ayaa kusoo aa daya xilli talada dalkaasi hindiya ay la war eegeen Xisbiga Bharatiya Janata Party (BJP) oo ah mid u janjeera dhanka diinta Hinduuga. Sidoo kale waxaa uu daba so cdaa xilli wad amo badan oo reer Galbeed ah uu ksuoo badanayo Islaam Naceyb ka, isla markaana ay ka dhaceen weerarro lala bartilmaameed saday Masaajidyo ay ku cibaadeysanayeen dad Muslimiin ah.

MAS’UULIYIIN KORMEERAY XARUMAHA UU KA SOCDO IMTIXAANKA

Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. C/hi Goodax Barre ayaa maalintii 2aad kormeer ku tagay xaruma ha uu ka socdo imtixaanka shaadiga ah dugsiga sare. Wasiir Goodax ayaa waxaa kormeerka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada xukuumad da Soomaaliya mudane Axmaed Xasan yuusuf iyo Taliye ku xigeenka Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed S/ Gaas Cabdi xasan Maxamed Xijaar iyo xubno kale oo ka socday wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada xukumadda DFS.Md. Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer ku bilaabay iskuulka 15 may iyo jaamacadda city iyo xarumo kale oo ku yaala Gobalka Banaa dir halkaas oo imtixaan ay u fadhiyeen ard ayda dugsiga sare.

Wasiirka iyo Taliye ku xigeenka Ciida mada Xooga Soomaaliyed S/ Gaas Cabdi xasan Maxamed ayaa qol qol u galay fas allada imtixaanku uu ka socday waxa ayna la hadleen ardayda oo ay wax ka we ydiyeen habka uu imtixaanku u socdo .

Taliye ku xigeynka Ciidamada Xooga Dal ka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan maxamed ayaa waxa uu sheegay in korm eerka ay ku tageen Goobaha uu imtixaan ku ka Socdo ay ku abuurtay xasuus keen tay waa yihiisii waxbarashada islamark aan ay Shalay ardayda Soomaaliyeed ay marayaan meel fiicaan oo qeyb ka ah ho rumarka iyo dowladnimada dalka kajirto.

Taliye ku xigeynka Ciidamadda Xooga dal ka Soomaaliyeed ayaa ardayda kula dar daarmay in ay meel sare ka gaaraan wax barashada.

Wasiirka waxbarashada XFS Md. Cab dulaahi Goodax bare ayaa waxa uu arday da kala hadlay qeymaha ay leedahay wax barashada iyo arday waxbartay iyo arday aan wax baran sida ay u kala wanaagsan yihiin.

Shalay oo Aheyd maalintii 2aad ee imt ixa anka shahaadiga ah ee dugsiga sare uu ka socdo xarumihii loogu talagay waxa an kormeer ku tagnay aniga iyo Taliye k xi geynka Ciidanka Xoogga Dalka, S/Gaas Cabdi xasan maxamed qeybo ka mid ah xarumaha imtixaanka uu ka socdo.

Waxaan goobahaasi kula kulannay arday niyad wanaagsan oo jecel in ay tacliinta heer sare ka gaaraan, isla markaana ku kalsoon habka uu imtixaanka u socdo.

KANADA OO MAGANGELYO SIISAY GUDD OOMIYIHII HORE EE GOBOLKA GALGADUUD

Hay’adda Socdaalka iyo Qaxootiga ee dalkaasi ayaa sheegtay inay magangelyo qaxzootinimo siiyeen Guddoomiye Gobal oo noloshiisa kala soo cararay Somalia.

Nuur Axmed Xasan oo ahaa Guddoomi yihii Gobalka Galgaduud ee Bartamaha Somalia waxa uu aad ugu mahad celiyey Dowladda Kanada, kadib, markii loo shee gay in la oggolaaday Codsigiisa Magange lyo-doonka ahaa.

Iyadoo laga turjumayo hadalka Sark aal lagu magacaabo Nick Bower oo ka tir san Hay’adda Socdaalka iyo Qaxootiga ee dalkaasi oo ku sugan magaalladda Fan kuufer ee Galbeedka dalkaasi ayuu u she egay Nuur Axmed Xasan in isaga loo bal lan qaaday Magangelyo Qaxootinimo.

Nuur Axmed Xasan oo xilka Guddoomiya ha Gobalka Galgaduud loo magacaabay bishii September ee sannadkii 2017-kii ay aa waxa uu sannadkii hore fursad u helay inuu ka qeyb galo Tababar lagu qabanay ey magaalladda Las Vegas ee dalka Mara ykanka, wuxuuna markii uu dalkaasi uga sii gudbay dalka Kanada, oo uu Qaxooti ahaan isaga dhiibay.

Dhinaca kale, Nuur Axmed Xasan oo 47-jir ah waxa uu sheegay inuu qorsheyn ayo inuu barto Luqadda Englishka, kadib na uu codsado Deganaanshaha Joogtada ee Kanada iyo inuu codsaday inay la mido obaan Xaaskiisa iyo carruurtiisa oo ku sug an gudaha Somalia.

Waxa uu tilmaamay inuu Qoyskiisa la wadaagay Qaxootinimadda uu helay, isla markaana ay iyagana ku farxeen, taasi oo ah rajo ay iga wada sugayeen.

Sarkaal Sare Oo La Sheegay In Uu Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Sh/ Dhexe

Sarkaalkii dagaalamayaasha Al-shaba ab ee Degmadda Cadale ee Gobolka Sha beellaha Dhexe ayaa waxaa lagu dilay de egaanka Xagarey oo 40 KM u jirta Degm adaas. Ninkaas ayaa waxaa lagu dilay si da la sheegay dagaal Dorraad gelinkii dam be dhexmaray Ciidanka Macawiisleyda iyo Al-shabaab.

Taliyaha Jabhadda Macawiisleyda Ax med Dhagey ayaa Warbaahinta dowladda u sheegay in sidoo kale howlgalka ku dil een 3 dagaalame kadib weerar gaatin ah oo ay ku qaadeen deegaanka Xagarey oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab.

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa magaci isa lagu sheegay Macalin Caadey,sidoo kale wararku sheegayaa in xiliga la dilay ey la joogay isna ku xigeenkiisii oo dhaa wac dhanka duurka ugu baxsaday,waa sidDa halka loo ga dhigaye.

Deegaanka lagu magacaabo Xagarey oo hoos yimaada degmadqa Cadale ayaa waxaa halkaas xarun kula lahaa Al Shaba ab iyadoona Weerarka lagu qaaday gabi ahaanba lagu soo burburiyey xaruntii ay halkaas ku lahaayeen sida warbaahinta dowladda lagu sheegay .

Dhinca kale ma jiro war wax ah oo ka soo baxay Al-shabaab oo ay uga hadlaya an wararka sheegaya in la dilay Sarkaalkii dagaalamayaasha Al-shabaab ee Degma dda Cadale ee G/Shabeellaha Dhexe.

MILLITERIGA SUURYA IYO ISRAA’IIL OO DUQE YN ISWEYDAARSADAY IYO KHASAARO KA DHASHAY

Wakalaadda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inuu Hal Askari ku shahii day, mid kalena ku dhaa wac may Gantaal ku habsaday gaari Milliteri oo marayey De egaanka Tel Al-shaar ee Gobalka Quweyt ara ee u dhow Buuraha Golan Haytiska.

Milliteriga Israel waxay ku xaqiiyeen weerarkaasi qoraal ay soo dhigeen Bara ha Bulshada, waxayna she egeen inay duq eyntaasi jawaab-celin u ahayd Ciiddanka Dowladda Syria oo iyagu Gantaalka Lidka Diyaara daha la gefay Diyaarad Dagaal oo ay Israel lahayd.

Hadalka Israal waxa uu soo baxay, ka dib, markii uu Telefishinka Dowladda Sy ria ee Al-Ekhbaariya she egay in Hal Ask ari ku shahiiday, mdi kalena ku dhaawac may duqeyn ay Israel ku soo qadaeen Go balka Qun eytra ee deriska la ah Buuraha Golan Haytis oo ay Israel xoogga ku hay staan.

Si kastaba ha ahaatee, duqeynta ay Syria iyo Israel isweydaarsadeen ayaa ku soo beegantay iyadoo ay xii sado ka taag an tahay colaadda u dhexeysa Dowla daha Iiraan iyo Maraykanka.

DAD LAGU DILAY WEERAR KA DHACAY JAPAN

Gabar iskuul dhiganaysay iyo nin ayaa lagu dilay intii uu socday weerar uu nin mindi wata ka fuliyey meel u dhow maga alada Tokyo ee dalka Japan, kaasi oo si doo kale ay ku dhaawacmeen 16 qof oo kale.

Koox gabdho iskuuley ah iyo dad kale ayaa bas ku sugayey magaalada Kawasa ki, markii nin labada gac mo mindi ku wata uu ku billaabay inuu la dhaco isaga oo ku qeylinaya "waan idin dilayaa.”

Warbaahinta dowladda Japan ee NHK ayaa sheegtay in ninka la tuhunsan yahay inuu weerarka fuliyey oo ku jira da’diisa 50 maadka uu geeriyooday markii uu qoorta iska geliyey mindida.

Dhibanayaasha ayaa lagu kala sheeg ay gabar iskuul dhiganeysay oo 12 jir ah iyo nin 39 jir ah. Saddex ka mid ah dadka dhaawaca uu gaaray ayaa xaaladdooda ay halis tahay.

Booliiska ma aysan shaacin sababta ka dambeysay weerarka. Madaxweynaha Mareykanka, Donald Tru mp ayaa u tacsi yeeyey dadka Japan isaga oo ku safraya Markab kuwa dagaalka ah, ka hor inta uu san Japan ka tagin oo uusan soo geba ge beyn booqasho afar maalmood qaadatay oo uu dalkaas ku joogay.

PUNTLAND OO SHALAY XARIGA KA JARTAY BIYO XIREEN CUSUB

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Md. Ax med CilmI Cismaan Karaash ayaa daah-furay Biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka Salaxley ee gobolka Nugaal, kaas oo qayb ka ah 10 Biyo xireen oo la ga sameeyey gobolada Puntland.

Munaasabadda daah-furka biyo xiree nkan waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka ku wehlinaayey Wasiirka Wasaaradda Deega anka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada, Is maaciil Diiriye Gama’diid, Wasiir ku-xige enka Maxamed Xasan Ciise, Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi, Cabdicaciis Nu ur Cilmi Koor, xildhibaano, Gud doomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaam Xasan Xirsi (Gujir), Nabadoono iyo masuuliyiin kale.

wasiirka dulista hawada

Madaxweyne Karaash oo Biyo Xireen kan daah-furay ayaa ku dheeraaday muh iim adda ballaaran ee uu ku fadhiyo biyo qabatinku, waxaana u mahadceliyey cidw alba oo ka soo shaqaysay oo ay ugu hora yso Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada iyo sidoo kale Hay’a daha UNDP iyo GEF oo gacan ka geystey hirgalintiisa.

 

"Waa inoo furan yahay Biyo Xireenku, waana idiin mahadcelin, wixii aad ka she ekayseen ee ah ilaalintiisa, waa ka balla maynaa, sida loo maamulayana Wasaara dda ayaa idiin sheegtay, biyo xireeno kale na waa ku soo kordhindoonnaa haddii Alle idmo”. ayuu yiri Madaxweyne Karaash.

Ugu dambayn, Madaxweyne Ku-xig eenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cis maan Karaash ayaa sheegay in biyuhu ay yihiin qayb wayn oo kamida Nolosha, wax aana uu shacabka deegaanka Biyo Xireen kan laga hirgeliyey kula dar-daarmay inay ilaashadaan, isla markaana uu wax wayn ka tari doono baahida dhanka biyaha ah ee mar walba soo foodsaarta.

Biyo xireenkan oo laga hirgaliyay dee gaanka Sallaxley oo waxyar u jira magaa lada Garoowe ayaa markiiba kaydin kara biyo dhan 120,000 oo foosto, waxaana uu qayb ka yahay 10 biyo xireen oo laga hirg aliyey gobolada Puntland mudooyinkii da mbe, waana dadaal dowladdu ay kula tac aalayso in wax laga qabto baahida dhan ka biyo la’aanta ee soo wajahda dadka xo olo dhaqatada ah ee abaaruhu saameey aan.

XUKUUMADDA OO DARDAR GELINAYSA DIYA ARINTA SHARCIGA HAY’ADDA DUULISTA RAYIDKA

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawa da, Maxamed C/hi Salaad (Ooma ar), Ma areeyaha hay’ adda duulista rayid ka Soomaa liy eed, Axmed Macallim Xasan iyo maareeya ku-xigeenkiisa, She ekh Jaamac ayaa Shalay kulan la qaatay mas’uul iyiin ka socota hay’adda caalami ga ah ee duulista Rayidka (ICAO) oo uu kamid yah ay khabiir loo soo diray in dow ladda uu ka caawiyo dib-u-dhiska iyo Qori sta sharciga hay’adda duulista Soomaaliy eed.

Kulanka dhex maray hay’adda caalam iga ah ee duulista rayidka, wasaaradda du ulista iyo hay’adda duulista rayidka Soom aaliyeed ayaa aad looga dooday dedejinta qorista sharciga hay’adda duulista oo dow ladda u ogolaanaya in ay diiwaan geliso diyaaradaha iyo duuliyaasha iyo in ay qa bato dhammaan howlaha muhiimka u ah duulista.

hay’adda caalamiga ah ee duulista Ra yidka ayaa dowladda ka taageeraysa Diyaarinta Shuruucda. Kulanka ayaa si doo kale looga hadlay dhamystirka qorsh aha ay dowladda Soomaaliya ugu soo war eegayaan shaqaalaha ka shaqeeya hay’ adda duulista Soomaaliyeed oo markii ho re hoos tegi jiray hay’adda maamuli jirtay hawada Soomaaliya kahor inta aan dow ladda lagu soo wareejin.

TARSAN: SIYAASADDA ARRIMAHA DIBAD DA WA XA HOGGAAMIYA WASAARADDA ARRIMA HA DIBADDA EE WASAARAD KALE LAGA WAREYSANMAYO

Amazon

Safiirk Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxmuud Axmed Tarsan ayaa sheegay si yaasadda arrimaha dibadda ee dalka kali ya inay hoggaamin karto wasaaradda arri maha dibadda. wuxuu hadalkan sheegay ka dib markii Wasaaradda Caafimaadka ay ka dalbatay hay'adaha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Nayrobi in aysan wax shirar ah oo Soomaaliya khuseeya ay san ku qaban Kenya, halka ay soo jeediye en in dalka gudihiisa lagu qabto ama wad damo ku habboon socdaalka oo si fudud lagu tagi karo. ''Siyaasadda arimaha dib ada dalka wa xa hogaamiya wasaar ada arimaha dibad a,wasaarad kale oo laga wareysanayo wax ku saabsan arimaha dibada ma jirto, waxa ay soo saarto wasaarada arimaha di bada ayaa magaca dawlada ku hadlaya, mar aanu kulan jimcihii wasiiradda arima ha dibada Kenya Monica Juma waxay ii sheegtay in ay ka jawaabi doonaan war saxafadeedkii ay soo saaratay Soomaal iya.'' ayuu yiri Tarsan oo la hadlay BBC-da.

 

Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mu gdi siigalayay tan iyo markii ay Kenya joo jisay duulimaadyadii tooska ahaa, dibna u soo celisay mas'uuliyiin ka tirsan dowl adda oo dalka ku galka loo diidday, balse dowladda Soomaaliya waxay ku adkeysa tay inay ilaalinayso xiriirka saaxiibtinimo ee ay la leedahay dowladda Kenya, oo ay sii wadi doonto soo dhaweynta muwaadini inta iyo saraakiisha dowladda Kenya ee Soomaaliya imanaya.

DALKA ITOOBIYA OO DEGAANKA TIGREEGGA KALIYA LAGA XUSAY 20KA GINMBOOD

ETHIOPIA

Dalka Itoobiya ayaa Shalay qaab ka duwan qaababkii ho re looga xusay 20ka Ginmood oo ah maa lintii Tigreeggu dalka kala wareegay xuku nkii dhargiga ee uu hoggaaminayay Mangistu.

 

Haddaba Itoo biya oo horey si wa yn xuskan dalka oo dhan looga xusi jiray ayaa meelo badan laga xusin marka laga reebo degaanka Tigreegga oo isagu si wayn u xusay maalintan, degaamada kale ayaa iyagu haba yaraatee laga xusin maa lintan marka lagareebo Shaqaalaha dawla dda oo Shalay fasax ahaa iyagoo goob aha ganacsiguna ay firnaayeen.

Si kastaba ha ahaatee is baddalka dhanka siyaasadda ee dalka Itoobiya ay aa Shalay si wayn dalka looga dareem ayay. iyadoo dadkii xoriyad lasiiyay, aan lagu qasbaynin inay xusaan maalin aysan waxba ka galin.

R/W KHAYRE OO SHIR GUDDOOMIYAY KULAN LOOGA HADLAYAY AMNIGA CAASI MADDA MUQDISHO

SHIR

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xas an Cali Kheyre ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay amniga caasimadda oo xal ay lagu qabtay taliska qeybta guud ee Bo oliska gobalka Banaadir Kulankan oo ay ka soo qayb galeen wasiirka amniga gudaha, guddoom iyaha gobalka Banaadir,taliyaasha ciidanka iyo khuburo amni ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta iyo ka mira dhalinta qor shaha sugidda amniga dalka gaar ahaan amniga caasimadda.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin iyo talooyin ka dhagaystay khuburada loo xil saaray aruurinta xogaha amni ee ay soo gudbiyaan laamaha amniga, waxa uuna ku ammaanay hay’adaha amniga dadaal ka ballaaran ee ay ugu jiraan badbaadina nafta iyo hantida mawaadiniinta Soomaal iy eed.

Ugu dambeyn R/Wasaaraha ayaa Hay’ adaha amniga kula dardaarmay inay laba jibaaraan dadaallada ay ugu jiraan xasilin ta caasimadda si ummadda Soomaaliy eed ay u helaan nabad buuxda.

XAASKII HORE EE MILKIILAHA AMAZON OO KALA BAR HANTIDEEDA DEEQ AHAAN U BIXINEYSA

MacKenzie Bezos, oo ah xaaskii hore ee madaxa shirk adda Amazon Jeff Bezos, ayaa bal lan qaadday in ka la bar la cagtee da ay bixin doon to. Wax ay ka mid noqo tay bilyaneerrada sida Wa rren Buf fett iyo aasa asaha shirkadda Micr osoft Bill Gates ee qayb ka mid ah maalk ooda deeq aha an u bixinaya.

Mr Buffett iyo Mr Gates ayaa markii ugo horreysay codsi diray waxayna ugu baaqe en dadka ugu taajirsan dunida in kala bar amaba ka badan maalkooda ay bixiyaan.

Ms Bezos waxay haysataa lacag gaare ysa $37bn (£29bn). Iyada iyo Mr Bezos ayaa kala tegay horraantii sanadkan.

Waxay dalbatay 4% ka mid ah lacagta shirkadda.

Baaqan ayaa waxaa saxiixay 204 qof, lammaaneyaal iyo qoysas ka soo kala jeeda 23 dal.

Duqii hore ee magaalada New York Mi chael Bloomberg iyo aasaasaha CNN Ted Turner ayaa ka mid ah dadkii ugu hor reey ay ee baaqaasi aqbala sanadkii 2010.

Sanadkii 2015 aasaasaha Faceb ook Mark Zuckerberg iyo xaaskiisa Prisc il la Chan ayaa ku biiray liiska, iyagoo she egay inay bixin doonaan 99% saamiyada ay shirkadda ku leeyihiin.

Wuxuu sheegay inay maalkooda ugu deeqayaan hay`adda Chan Zuckerberg Ini tiative si ay dunida uga dhi gaan meel wa naagsan oo ay ku noolaato gabadho oda Max.

Mr Bezos kama mid aha dadka baaqan aqbalay. Sanadkii hore wuxuu $2bn ugu deeqay hay`ad si loogu caawiyo dadka hoy la`aanta ah iyo in lagu dhiso iskuullo .

 


3AAD



 





DAGAALKII BADER


Tallaabadan ayaa mudatay cambaar eyn ka dib markii Bezos lagu eedeeyay in uusan si wanaagsan ula dhaqmin shaqaal ihiisa. Shaqaalaha Soomaalida ah ee shi rk ada Amazon oo ka cabanaya xaalad aha shaqo ee shirkadaasi Hantida nin kan ayaa lagu qiyaasay $114bn

Xigasho:-BBC

Qaybta |3aad/ Q/2-aad

Aad ayuu Rasuulku SCW ugu xeeldheeraaday (ducada) isagoo Ra bbigiis gargaar weydiisanaya oo isu dulleynaya ilaa uu go’iisii kor ka dhacay. Abuubakar ayaa u soo qaaday go’ii oo Rasuulka SCW ku yiri "Ras uulkii Allow kugu filan, Rabbigaana waad ku ilxaaxisay”. Sidaa oo kale ayaa looga baahan yahay qofka mu’minka ah ee mujaahidkaa ma rkuu dadal nooc walba ah la yimaaddo inuu Ilaahay baryo oo uu garga arkiisa weydiisto uguna tadarruco (isu bihin bihiyo), una arko ciidan iyo awood wax walba oo uu isu keeno ineysan wax tarayn hadduusan Ra bbi u gargaarin.

Intaa ka dib Allaah ayaa u waxyooday Rasuulkiisa SCW oo ku soo deji yey aayaddan:

”XUSUUSTA MARKAAD GAG GAAR WAYDIISANAYSEEN RABBIGI IN OO IDINKU AJIIBAY WAXAAN IDINKU SIYA ADIN KUN MALAA’IG TA KA MID AH OO IS RAAC RAACSAN, ALLENA (ARRINKAAS) WAX KALE UMA YEELIN ILAAA BISHAARO IYO IN AY QULUUBTII NU KU XASISHO MAAHANE, NASRIGUNA MEEL KALE MA AHAA, ALLE AG TIISA MA’AHAANE, ALLENA WAXA UU AHAADAY ALLE QAALIB AH OO XAKIIM AH)), (Surah: Al-Anfaal Aayah 9-10).

Wuxuu Allaah sidoo kale u waxyooday malaa’igtii oo ku yiri aayaddan:

”MARKUU RABBIGAA U WAXYOODAY MALAA’IGTA (OO UU YIRI) ANAA IDINLA JIREE SUGA (XOOJIYA) KUWA MU’ MINIITA AH, WAX AAN KU RIDAYAA KUWA GAALOOBAY QULUUBTOODA ARGAGAX EE KA GARAACA LUQUNTA KORKEEDA, KANA GARAACA XUBIN WALBA”, (Surah: Al-Anfaal – Aayah 12).

Rasuulku SCW wax yar ayuu markaas lulmooday ka dibna madaxa ayuu kor u qaaday oo samada eegay wuxuuna yiri "bishaareyso Abuub akarow waxaa kuu yimid nasrigii Ilaahay, kani waa Jibriil oo faraskiisii wata, wejiga faraskiisuna uu boor leeyahay”. Riwaayad kale oo Bukh aari weriyey waxay ahayd "bishaarayso Abuubakarow waxaa kuu yimid narsigii Alle kani waa Jibriil oo ku dheggen faraskiisa madixiisa oo qal abkisii dagaalka wata”. Rasuuku SCW wuxuu ka soo baxay waabkiisa isagoo qaba cambuur bireedkiisi, wuxuuna akhrinayay aayaddan:

”WAA LA JABIN JAMACA (CIIDANKA GAALADA) DABADAYNA JEE DIN”, (Surah: Al-Qamar – Aayah 45).

Ka dib wuxuu qaatay cantoobo ciid ah oo ku seyriyey ciidanki gaalada. Ciiddii ayaa markaa Allaah gaarsiieyey kulligood oo ka gashay indh ah a, sanka iyo afka.

ALLAAHNA WUXUU SOO DEJIYEY AAYADDAN:

”MA IDINNAAN LAYN IYAG (GALADA) EE ALLAAH LAAYEY, MANA AADAN GANIN MARKAAD GANAYSAY EE ALLAA GANY (OO INDHA HA KAWADA GALIYEY), SI UU MU’MINIINTA UGU NIMCEEYO NIM CO WANAAGSAN, WUXUUNA ALLE YAHAY (ALLE) WAX MAQLA OO KU CILMI LEH”, (Surah: Al-Anfaal – Aayah 17).

Rasuulku SCW wuxuu markaa bixiyey amarkii kama dambaysta ahaa wuxuuna amray in ay weerar qaadaan wuxuuna ku booriyey dagaalka isagoo leh "Allihii Maxamed naftiisu gacantiisa ku jirtey baan ku dha artaye, nin maanta ma dagaallamo oo lama dilo isagoo sabraya ajarna urursanaya soona jeeda oo aan daba jeedin illaa Ilaahay Janno ayuu gelinayaa”.

Wuxu kaloo yiri "u istaaga Janno ballaarkeedu le’eg yahay smaw aatka iyo dhulka”. Cummayr ibnu Xammaam ayaa mar kuu hadalkaa maqlay yiri "bakhin bakhin” (oo uu ula jeedo liibaan liibaan), Rasuulku SCW wuxuu ku yiri "maxaa kugu xambaaray hadalkan?”, Cummayr ay aa yiri "Rasuulkii Allow wax kale iguma xambaarin illaa inaan damcayo inaan ehelkeeda (jannada) ka mid noqdo maahane”.

Rasuulku SCW wuxuu yiri "ehelkeeda ayaad ka mid tahay”, Cummayr timir uu cunayey ayuu tuuray oo yiri "haddaan nool aado intaan timirtan ka cunayo waa nolol dheer” wuuna dagaallamay ilaa uu ka shahiiday. Sidoo kale Cawf binu Xaarith ayaa yiri "Rasuulkii Allow maxaa addoon ku Rabbigiis ku farax geliyaa?”. Rasuulku SCW wuxuu ugu jawaabay "Ilaahay waxaa farax geliya inuu arko addoonkiisa oo gacantiisa dhex geliya cadowga isagoon waxba wadan” (oo uu ula jeedo dag aalama isagoon wax uu isku difaaco (canbuur bireed) wadan). Markaas ayuu Cawf orday oo dagaallamay ilaa laga dilay.

Rasuulku SCW khiddadii uu isticmaalay, oo ahayd in gaalada la weeraro markay xamaasaddoodu jabto, waxay ahayd xeelad aad u caj iib badan oo ay mulimiintu aad ugu faa’iideysteen, gaaladiina ku ridday niyad jab iyo fashil iyo in safafkoodii kala jabaan.

Waxaa kale oo muslimiinta intaa u sii dheerayd dhiirrigelintii Rasuulka SCW iyo wacdarihii uu ka muujiyay goobaha dagaalka, iyo sidoo kale malaa’igtii Ilaahay oo dagaalka ku jirtey oo iyaduna gaalada ka goy neysey luqumaha dushooda iyo xubin walbaba. Riwaayd laga weriyey Cikrama binu Subaji wuxuu ku yiri ‘maalinkaas waxaa la arkayey madax go’aya iyo gacan finiineysa oo aan la ogeyn cidda ku dhufa tay”.Abuu Daa’uudal-maasini wuxuu yiri "waxaan ceyrsaday nin mushrikiintii ka mid ah si aan u dilo, markaasaa madaxiisii soo dhacay seeftaydii oo aan gaarin, markaasaan ogaaday in cid kale dishay”. Sidoo kale in Ansaartii Rasuulka SCW ka mid ah ayaa soo qafaashay Nabiga SCW adeerkii Cabbaas binu Cabdimudhalib markaasuu u ke enay Rasuulka SCW, markaasaa Cabbaas yiri "Ilaah baan ku dhaa rtaye inuusan kani i soo qafaalin ee waxaa i soo qafaalay nin ka mid ah kuwa ugu weji qurxoon dadka oo saaran faras, haddan aanan ku dhex arag ciidanka”.

Ninkii saxaabiga ahaa ayaa markaa yiri "anigaa soo qafaalay Rasuulkii Allow”, markaasaa Rasuulku SCW yiri "aamus Ilaahay baa kugu xooj iyey malak wanaagsane”. Arrimahaas oo dhan waxay ku tusayaan sida ay malaa’igtii Rabbi uga qayb qaadatay dagaalkaas, nasrigii Allaahna ugu dhaboobay goobtaas.

Cid walba oo u istaagta manhajka Alle iyo in ay kalimaddiisu kor noqo to Allaah waa u gargaarayaa, ciddii ka hor timaadda manhajkiisa oo diaacda jidka sheydaankana Allaah garabkooda ayuu ka baxayaa. Si daa darteed nimankii qureysh ahaa garabkooda ayuu Allaah ka baxay, safafkoodiina way kala jajabeen, waxayna bilaaben carar iyo insixaab (dib u gurasho). Ninkii la oran jirey sheydaan oo awal isku soo ekeys iiyey Suraaqa ibnu Maalik sidaan soo sheegnayba oo laga soo bilaabo ilaa Makka la soo socday, markuu arkay malaa’igtii Allaah oo soo degayso ayuu cararay.

Xaarith ibnu Hishaam, oo ka mid ahaa odeyaashii qureysh, ayaa sheyd aankii tafta ku dhegay isagoo u malaynaya Suraaqa ibnu Maalik, mark aasaa sheydaankii xabadka ku dhuftay oo ku cararay. Ciidankii gaala da qaar ka mid ah ayaa markaa ku qayliyey oo yiri "xaggee u socotaa Suraaqo?”, miyaadan dhihin waan idinla joogayaa oo idin faaruqi maayo?”, markaasuu yiri "waxaan arkaa wax aydin arag , aniga Allaah ayaan ka baqayaa”. Allaahna isagoo arrintaan tilmaamaya wuxuu yiri:

”MARKUU SHAYDAANKU U QURXIYAY CAMALKOODA OO KU YIRI WAX IDINKA QAALIB NOQON KARA OO AAD DAD AH MAJIRO AN NA WAAN IDIN LA JIRAA, MARKAY IS ARKEEN LABADII CIIDANNA GADAAL BUU U GURTAY, WUXUUNA YIRI "ANIGA BARIBAAN ID IN KA AHAY WAXAANA ARKAA WAXAYDAAN ARAG, WAXAANA KA BAQAYAA ALLE, OO WUXUU ALLE AHAADAY MID CIQAABKII SU DARAN YAHAY”, (Surah: Al-Anfaal Aayah 48).

Mujrimkii weynaa ee Abii Jahal markuu arkay waxa ciidankiisii ku dhacay iyo waxa uu Suraaqa ninkii uu u heystay sameeyay, ayuu ciid ankiisii la hadlay oo ku yiri "yeysan idin niyad jebinin khiyaanada Sur aaqa, maxaa yeelay Maxammad ayuu ballan la lahaa, yeysanna idin murug gelinnin dilitaanka Cutba, Shayba iyo Waliid maxaa yeelay way degdegeen, Laata iyo Cusaan ku dhaartaye noqon mayno ilaa aan Ma xammad iyo dadkiisa xargo ku xirxirno, hama dilina ee soo qabqabta si aan u ogeysiino xumaatadadii ay sameeyeen”. Hase yee shee hantaa tacaas Abii Jahal waxba ciidankii uma siyaadin maxaa yee lay xaqiiqdii ayey indhohooda ku arkeen, meeshoodii ayeyna baqdintii iyo cararkii ka sii wadeen, qoortana looga guray.Cabdiraxmaan ibnu Cawf wuxuu yiri "maalinkii Badar anigoo safka ku ji ra ayaa dhinacayga midig fiiriyey mise waxaa jooga wiil da’yar, dhin ac ayga bidix ayaan haddana fiirshey isna waxaa joogey wiil da’yar oo kii hore le’eg , markaasaan is iri "waaba anigoo aan aammin ku ahayn booska ay iga joogaan.

Ka dib labadii wiiil midkood ayaa isagoo kii kale ka qarsanaya igu yiri "adeer Abii Jahal i tus” markaasaan ku iri "adeer maxaad ku samay naysaa”, wuxuu yiri "waxaaa la ii sheegay inuu caayi jirey Rasuulka All aah SCW, Ilaahay ay nafsaddaydu gacantiisu ku jirtey baan ku dhaar taye haddaan arko inaanan is gefaynin ila midkayagii horreeyaa dhi nto”, markaasaan la yaabay. Kii kale ayaa isna i qanjaruuftay oo sidii oo kale igu yiri.

Muddo yar ka dib waxaan arkay Abii Jahal oo ciidankii dhex bood aya, markaasaan labadii wiil ku iri "miyeydiinaan u jeedin, wa kaas saa xiibkiinnii aad i weydineyseen”, markaas ayey hal mark isa sii daayeen oo seefihii ku boobeen ilaa ay dhulka dhigeen”. Ka dib labdii wiil Rasuu lka SCW ayey u yimaadeen, wuxuu ku yiri "kiinnee diley?”, mid kasta wuxuu yiri "aniga ayaa diley” Rasuulku SCW wuxuu yiri "ma masaxd een seefihiinna?”, waxay dheheen "maya”, markaas ayaa Rasuulu SCW seefahodii eegay oo ku yiri "labadiinnuba waa disheen”. Daga alku markii uu dhammadayna hu bkii Abii Jahal wuxuu siiyey mid ka mid ah labadoodii oo la oran jirey ib nu Camar ibnu Jumuux maxaa yee lay kii kale oo la oran jirey Mucaad binu Cafraa’ goobtii ayuu ku shah iidey. DHAMAAD

Waxaa isku soo dubaridey:Osman Biladosmanbilad@hotmail.com

XIGASHO SOMALITALK.COM

Wargelin {Fadlan la ilaali in aad dhigto kuna isticmaa sho siyaabo ama meelo aan mudneyn qormooyinkan diini ah mahadsanid} Mahadsanid

 


 

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI


https://i2.wp.com/somalisan.net/wp-content/uploads/2019/05/Tagwood.jpg?resize=640%2C113

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI

(Gudaha Xuduuda Dalka Somaliya) Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda layidhaahdo China Electronics Shenzhen Company, oo ah shirkad chine ah, ka diwaangeshan dalka chine Cinwaanka xarunteedu xafiiska guudna yahay No. 2070, 2072, Shennan Zhonglu, Futian Degmada Shenzhen, Guangdong, China ay iska leedahay calaamada ganacsi ee hoos ku xusan. Fasalka 7: mashiinka isku-Qaska; mills [machines]; mashiinka Subaga; mashiinka Roodhida JarJara; mashiinka Kale saara Sharaabka, koronto; Qasaaladaha; mishiinka Bunka , qalabka kale e gacmaha lagaga shaqeeyo ,qalabka cuntada lagu diyaariyo ,korantada loo isticmaalo guryaha sida mishiinada madbakha. Dabka, qalabka khudarta lagu Miro, dabka loo isticmalo guryaha, Mishiinka dharka lagu maydho, Qalabka Gacmo maydhoka, coffee grinders, Qalabka burburinta, Mishiinada wax lagu maydho, mishiinada wax lagu nadiifiyo, miishanada roogaga lagu isticmaalo, Qalabka; machines and Qalabka loo isticmaalo nadaafadda, Shaanbooyadda, Korontadda Nadiifinta Xarumaha waaweyn. Qalabka Qashinka Qaada iyo mashiinka shaandhaynta Fasalka 9: Qalabka falaqeynta xogta, ; kombiyuutarada iyo aaladaha kombiyuuterka, qalabka wax lagu qiyaaso, Sanduuqyada, Cajaladaha wax lagu duubo, xadhka sameecadaha, sameecadaha, qalabka wax lagu duubo,qalabka maqalka iyo muuqaalka, qalabka gudbiyaha dhawaaa, Qalabka muuqaal baahiyaha, cajalado fiidiyoow ah, Qalabka wax lagu cabiro, pedometers baytariyada, korontada Fasalka 11: Laabadaha,Tooshka korontada, qalabka wax lagu iftiisado, Diodies wax lagu iftiinsado, qalabka iftiisiga, laydhka Gaadiidka, qalabka iftiinka gaadiidka loo adeegsado, korontada, qalabka wax karanti. Miishanada bunka, qaboojiyayaasha, Talaagadaha, Miishiinka samaynta roodhida, Qalabka gacma loo isticmaal, Qalabka cunto karinta, radiators, korontada DIGNIIN Digniinta waxaa la siinayaa Cid kasta ama shirkad kasta oo isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha calaamada shirkada kor ku xusan ama ku Xad-gudibta Calaamadan ama jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu dacwaynayo islamarkaan Talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan qof kasta oo jabiya xuquuqda lahaanshaha 

 


ganacsiga ee shirkadan

CAUTIONARY NOTICE TRADEMARK (in the territory of 

SOMALIA)

CAUTIONARY NOTICE TRADEMARK(in the territory of SOMALIA)

NOTICE IS HEREBY GIVEN thatChina Electronics Shenzhen Company, a Chinese company with head officeatNo. 2070, 2072 ShennanZhonglu, Futian District, Shenzhen, Guangdong, China

Is the owner and sole proprietor of the following trade mark:

https://i2.wp.com/somalisan.net/wp-content/uploads/2019/05/Tagwood.jpg?resize=640%2C113

The above trademark is used in the international classes7, 9 and 11in respect of the following Goods

Class 7:mixing machines; mills [machines]; butter machines; bread cutting machines; juice extractors, electric; dishwashers; beaters, electric; coffee grinders, other than hand-operated; blenders, electric, for household purposes; kitchen machines, electric; fruit presses, electric, for household purposes; washing machines [laundry]; hand-held tools, other than hand-operated; disintegrators; washing apparatus; machines and apparatus for cleaning, electric; machines and apparatus for carpet shampooing, electric; central vacuum cleaning installations; dust removing installations for cleaning purposes; filtering machines.

Class 9:data processing apparatus; computer peripheral devices; projection apparatus; juke boxes, musical; tape recorders; cabinets for loudspeakers; loudspeakers; record players; audio- and video-receivers; sound transmitting apparatus; personal stereos; television apparatus; videotapes; horns for loudspeakers; video recorders; portable media players; DVD players; measuring apparatus; pedometers; batteries, electric.

Class 11:Lamps; electric torches; lighting apparatus and installations; light-emitting diodes [LED] lighting apparatus; lights for vehicles; lighting apparatus for vehicles; cooking utensils, electric; cooking apparatus and installations; bread toasters; autoclaves, electric, for cooking; hot plates; coffee machines, electric; kettles, electric; microwave ovens [cooking apparatus]; bread baking machines; refrigerators; air-conditioning installations; steam facial apparatus [saunas]; deodorizing apparatus, not for personal use; radiators, electric.

NOTICE IS ALSO GIVEN that legal proceedings will be instituted against any person or company that uses the same trademark or any imitation thereof, or against anyone that violates this trade mark ownership rights.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip