Ra'iisul Wasaare Ku xigeenka dalka oo Kormeeray Wasaaradda Dekadaha Iyo Dekadda Muqdisho

0
Wednesday May 15, 2019 - 21:11:39 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Ku xigeenka dalka oo Kormeeray Wasaaradda Dekadaha Iyo Dekadda Muqdisho

    Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kormeeray wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda iyo dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kormeeray wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda iyo dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.

 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa intii uu kormeerka ku jiray waxa uu kulan la qaatay wasiirka wasaaradda, Maryam Aways, agaasima waaxeedyada, khuburo kale oo ka howl gala wasaaradda iyo maamulka dekadda Muqdisho.

Kormeerka uu dekadda ku tegay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenku ayuu ku maray qaybaha kala duwan ee dekadda oo ay kamid tahay qaybta canshuurta dekadda halkaas oo uu kula kulmay maamulka canshuuraha oo uga war bixiyay sida ay howshu u socoto.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa ku dhiirri geliyay wasiirka dekadaha, agaasimayaasha iyo maamullada dekadda iyo canshuuraha in ay sii laba jibbaaraan howlaha ay qaranka ugu adeegayaan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip