Haweeney Somali Oo Taksiile Ka Ahayd Australia Oo Laga Mamnuucay Wadista Gaadiidka

0
Wednesday May 15, 2019 - 20:15:48 in Wararka by
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney Somali Oo Taksiile Ka Ahayd Australia Oo Laga Mamnuucay Wadista Gaadiidka

    Wargeyska The Herald Sun ee ka soo baxa dalka Australia ayaa qoray in Haweeneyda Soomaalida oo lagu magacaabo Xaawo Add oo 69 jir ah laga mamnuucay Dareewalnimadda, kadib, markii lagu helay qaladaad badan oo Waddo-marista iyo cabasho ka timid Macaam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeyska The Herald Sun ee ka soo baxa dalka Australia ayaa qoray in Haweeneyda Soomaalida oo lagu magacaabo Xaawo Add oo 69 jir ah laga mamnuucay Dareewalnimadda, kadib, markii lagu helay qaladaad badan oo Waddo-marista iyo cabasho ka timid Macaamiisha. Haweeneydaasi oo ahayd Dareewal Taksiyadda ka dhex shaqeeya magaalladda Melbourne ee dalkaasi ayaa la sheegay inay laga mamnuucay wadista gaadiidka, iyadoo lagu eedeeyey inay Rakaab Indhoole ah weydiisay inuu u tilmaamo jihooyinka, iyo iyadoo aan wax tixgelin ah siinin Samafalayaasha Waddooyinka, gaar ahaan Nalalka Casaanka (Red Lights) iyo inay diiday inay lacag kaash ah qaadato, iyadoo Rkaabka weydiisata Lacagaha Karaarka Amaahda ee credit cards.

Wargeyska waxa kale oo uu qoray inay Haweeneyda Soomaalida dhowr jeer la qabtay iyadoo Taksiga  si xawli ah u waday iyo iyadoo loo diiwaan geliyey 27 jeer oo xad-gudub dhanka Taraafikadda iyo inay diiday inay isticmaasho Nidaamka Jiheeyaha Dayax-gacmeedka ee Internetka ku xiran ee loo yaqaano Global Positioning System (GPS), kaasi oo  lagu ogaanayo halka uu qofku ku sugan yahay


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip