Doorashada 2020-ka!!! =Fariin ku socota Musharixiinta=.

0
Sunday March 10, 2019 - 00:35:21 in Wararka by
  • Visits: 759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada 2020-ka!!! =Fariin ku socota Musharixiinta=.

    Ku: Musharixiinta 2020. Kadib markaan aragnay: Habsami u socodka howlaha qaban qaabada Doorashada. Kadib markaan aragnay: Sida deeq bixiyayaasha Maalgaliya doorashadu ey daacad uga yimiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku: Musharixiinta 2020. Kadib markaan aragnay: Habsami u socodka howlaha qaban qaabada Doorashada. Kadib markaan aragnay: Sida deeq bixiyayaasha Maalgaliya doorashadu ey daacad uga yimiin.

Kadib markaan aragnay: khubarada Beesha Caalamkaka.

Kadib markaan aragnay: Deg degta loo dhameeystiray Dastuurka Qaranka.

Kadib markaan aragnay: Sida Doorasho xur ahi uga dhacday Maamul gobaleedyada.

Kadib markaan aragnay: Howl karnimada Gudiga Madaxa banaan ee Doorashada.

Kadib markaan aragnay: Sida Baarlamaanka hadda jiro uu u gutay, waajibaadkii uu u dhaartay.

Kadib markaan aragnay: Sida Dowladu ugu diyaar garoowday, in ey Ku guuleeysato doorashada.

Kadib markaan tixgalinay Rabitaanka Axsaabta badan ee is diiwaan galisay.

Kadib markaan tix galinay Baahida Bulshada.

Waxaan Go’aaminay in Doorasho hal Qof & hal Cod ihi ey Ka dhacdo soomaaliya 2020 ama 2023.

Wada shaqeyn wacan, Afkeenu waa isku aamin, waxna ma arag, Musharaxna ma ihi. ( F.S: 1aad)

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip