HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 30-KA JANNAAYO 2019KA

0
Wednesday January 30, 2019 - 08:14:05 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 30-KA JANNAAYO 2019KA

    SOOMAALIYA OO JAWAAB KULUL KA BIXI SAY HADALKII MADAXWEYNAHA UGANDA YOWERI MUSEVENI {IYO AQOONYAHANO BBC ARAGTIDOODA KA DHIIBTEEN} Soomaaliya Oo Jawaab Kulul Ka Bix isay Hadalkii Madaxweynaha Uganda Yo weri Museveni Iyo aragtiyo ay ka dhiibt een a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOOMAALIYA OO JAWAAB KULUL KA BIXI SAY HADALKII MADAXWEYNAHA UGANDA YOWERI MUSEVENI {IYO AQOONYAHANO BBC ARAGTIDOODA KA DHIIBTEEN} Soomaaliya Oo Jawaab Kulul Ka Bix isay Hadalkii Madaxweynaha Uganda Yo weri Museveni Iyo aragtiyo ay ka dhiibt een aqonyahanada u siyaasadda, D/So omaaliya ayaa ka hadashay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni oo sheegay in Soomaaliya ays an ka jirin dowlad nidaamsan. Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaal iya, Axmed Ciise Cawad oo BBCda la hadlay ayaa sheegay in Museveni uu iskii u hadlay oo la ogyahay in Soomaaliya ay dowlad leedahay. Madaxweyne Museveni oo maalin kahor hadlay ayaa sheegay arr in ay Soomaali badan dhibsatay.

"Waxaa jira dalal badan oo aan lahayn dowlad. Way jiraan, balse ma haystaan hay’ad nidaamsan oo maamusha, Soom aaliya waa mid ka mid ah. Waxaa jira dal al kale balse ma sheegayo sababo diblo maasi awgeed”. Ayuu yiri Madaxweynaha Uganda. "Macnaha dhabta ah” ee hadalka Museveni

Walow dad badan ay aad u dhibsade en hadalka Museveni ayaa haddana dad ka aqoonta u leh culluunta siyaasadda wa xay qabaan fikir ah in kalmadda uu yiri Mu seveni aysan wax dhib ah laheyn, balse ay ku xiran tahay hadba dalka hadalkaasi lagu dhahayo xaaladda uu ku sugan ya hay.

"Hadalka madaxweyne Museveni wux uu ahaa hadal cilmiyadeysan oo ma ah eyn hadal siyaasadeysan, wuxuu ka had lay Country oo dal ah, Nation oo ummad ah iyo state oo dowlad ah oo xukuumadii dalka xukunka gaarsiin laheyd, marka So omaaliya ayuu tusaale usoo qaatay oo wa xaa uu yir dalkii Soomaaliya dowladda gacanta ugu ma jirto, oo waad arkeysa Muqdisho waxaa ilaaliya askarttii Uganda ,dalkii oo dhan gacanta ugu ma jiro dowla dda sida magaalooyinka Bu’aale, Hargei sa iyo meelo kale oo badan , marka lama oran karo Soomaaliya waxaa ka jira do wlad xukunkeeda uu baahsan yahay”. Wa xaa sidaasi BBC u sheegay Cabdi Wah aab Sh.Cabdisamad oo ka faalooda arr imaha geeska Afrika.

Cabdi Wahaab ayaa sidoo kale sheegay in dadka Soomaaliyeed iyo xukuumadda ba looga baahan yahay inay hantaan dal ka oo ay baahiyaan xukunka. Inkastoo BBCda aysan garaneynin ujeedada dhab ta ah ee uu madaxweyne Museveni ula je eday hadalkaasi ayaa haddana dadka qa ar waxay aaminsan yihiin in uu ahaa mid uu "ugu gefay” qaranimada Soomaaliya. Soomaaliya miyay diblumaasi ahaan uga falcelin kartaa?Tan iyo markii ay meesha ka baxday dowl addii dhexe ee Soomaa liya, waxaa uu da lka soo maray marxal ado kala duwan iyo dowlad isaga kala da mbeeyay xukunka, hasayeeshee asaaskii maxaakiimta iyo dagaalkii dhexmaray iyaga iyo Itoobiya oo dhacay sannadkii 2007da ayaa waxay be esha caalamka garatay in Soomaaliya la geeyo ciidamo nabad ilaalin ah, kuwaais oo hadda tira doodu ay gaareyso 18 kun oo askari.

Ciidammada ugu badan ee nabad ilaa lin ahaan u jooga Soomaaliya, kana tirsan AMISOM ayaa ah kuwa Uganda, waxase dad qaar ee indhaindheeya arrima Soo maaliya ay qabaan fikrad ah inta ciidamo shisheeye ay joogaan Soomaaliya, ay ad agtahay in dowladda federaalka ay qaada to go’aamo madaxbanaan, oo haddii ay qaadatana ay dhici karto in uu culesy siyaasadeed uu ku keeno.

"Maya Maya kama falcelin karto dow ladda, sababtoo ah Museveni wuxuu ka mid ahaa wadamadi ugu horeeyay ee Soo maaliya usoo diray ciidamo nabad ilaalin ah, ilaa iyo lix kun oo ciidan ayaa ka jooga Soomaaliya, haddii ay dowladdu uga fal celiso sidii Nicolas Heyso oo kale ayay bu uq kale galeyso, marka ammaan ahaan dowladda kama falcelin karta”. Waxaa sid aasi BBCda u sheegay Cabdiqaadir Dha qane oo ka faaloda arrimaha siyaasadd a.

Dhaqane ayaa sidoo kale sheegay in qaabka ugu wanaagsan ee arrinta ay uga falc eli karto ay tahay in dowladdu ay u ye erto safiirka Uganda ee Muqdisho, kad ibna ay wax ka weydiiso hadalka madax weynahooda. Dowladda Soomaaliya ayaa horay dalka uga eriday ergeygii gaarka ahaa ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya oo ay ku eedeesay in uu ku xadgudbay mad axban aanida dalka.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYAY KULAMADII MIRA DHALKA AHAA EE GAROOWE

Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo shalay Muqdisho ku soo laabtay ayaa uga mahad celiyey shac abka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland soo dhaweyn tii wanaagsanayd ee ay u fidiyeen isaga iyo wufuudii Soomaaliyeed ee ka qeyb ga lay caleemasaarka Madaxda cusub ee Puntland.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in is ogolaanshaha iyo midnimada hoggaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ay fure u yih iin xaqiijinta dib u kabashada dalka iyo ka dhabaynta himillada ku aaddan Soomaa liya horumarsan, amni ah oo dadkeedu no lol wanaagsan ku haystaan. "Waxaan ra baa inaan halkan ugu mahad celiyo sha cabka reer Garoowe iyo Pu ntland, Madax weynahooda iyo dowladdoo da,sida wa naagsan ee walaaltinnimada leh, Soom aalinnimadu ku jirto ee ay aniga iyo wafdi gayga noo soo dhaweeyeen. Ru ntii wa xay ahayd wax aad iyo aad loogu fa rxo oo aan mar walba ka filaayey dadka reer Puntland ee nabadda jecel.”

Madaxweyne Farmaajo ayaa faray Xuk uumadda inay dardar geliso xoojinta wada shaqeynta Hay’adaha heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, loona kaabo sha qadooda, si loo mideeyo qorsheyaasha iyo dadaallada horumarineed ee dalka, lo oguna adeego muwaadiniinta Soomaaliy eed ee u hamuun qaba dowladnimada.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey in uu u fududeeyo Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Si ciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Ku xigeenkiisa Md. Axmed Cilmi Cismaan (Karaash),masuuliyadda adag ee loo doo rtay, uuna waafajiyo dhammaan wixii dan u ah shacabka Soomaaliyeed. Madaxwey naha ayaa bogaadiyey kulama dii mirodhalka ahaa ee Garoowe uu kula soo qa atay Madaxweynayaashii hore ee dalka, Madaxda Dowlad Goboleedyada, culuma da, duubabka dhaqanka, waxagar dkii iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Puntl and.

MAXKAMADEYNTA DHALINYARO KENYAN LALA XIRIIRINAYO ALSHABAAB OO DIB LOO DHIGAY

Maxkamadda Degmadda Kawaale ee dalkaasi waxaa shalay la hor geeyey 17 Dhallinyaro Kenyan la sheegay inay qor sheynayeen inay u soo socdaalaan Som alia, si ay ugubiiraan AlShabaab. Dhall inyaradaasi waxay beeniyeen Eedeymihii lagu soo oogay, iyagoo Garsoorka Maxk amadda u sheegay in la soo qabtay xilli ay ka shaqeynayeen Ganacsiga Shirkad diiwaangashan.

Garsoorihii Maxkamadda ayaa la shee gay inuu Boliska u fasaxay inay Eedeys anayaasha ku sii hayaan Xabsiga, inta ay ka soo dhamaystirayaan Kiiskooda. Dhin aca kale, Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi waxa uu qoray Dhallin yaradaasi oo ay da’dooda u dhexeyso 18jir ilaa 27 jir ah maalintii Axadda ee isbuuc an laga soo qabtay Degmadda Sambuu ru ee dalkaasi, isla markaana ay ugu sha kisan yihiin inay ku biiri lahaayeen Alsha baab, waa sida hadalka loo dhigay.

Dhinaca kale, Maxkamad ku taalla Na irobi ayaa la sheegay in shalay la soo ta agi doono5 Eedeysane oo sida la sheeg ay lala xiriirinayo weerarkii sannaadkii 2015kii ay Alshabaab ku qaadeen Jama

acadda Garissa ee W/bari Kenya.

WASIIRADA ARRIMAHA DIBADDA KENYA IYO SOOMAALIYA OO HESHIIS KU KALA SAXIIXDAY MANDHERA

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_833ACB-5449CE-C74865-3C8020-5C5DDF-16AB79.jpg&h=210&w=210 Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya Mo nica Juma iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ma anta gaaray magaalada Mandhera ee G/ W/Bari Kenya. Sida ay sheegayaan warar ka 2da dhinac ayaa kulan ku leh M/Mand he ra, kaasoo looga hadlayo xiriirka labada dal, amniga iyo arrinta Darbiga Kenya ka dhis eyso xuduuda oo ay wadajir u booqan doonaan.

Kulanka 2da ee Guddiga wadajirka Soo maaliya iyo Kenya ayaa looga hadlay arr imo kala duwan oo ku saabsan iskaashiga 2da dal 2da Wasiir oo kala hoggaamin aya an Guddiga wadajir ah oo iskaashiga 2da dal qaabilsan, waxaana ay ku kala sa xiixde en magaalada Mandhera heshiis labo dhin ac ah. Booqashada Wasiirada Ar rimaha Di badda Kenya iyo Soomaaliya ku tageen M/Mandhera, ayaa ku soo aaday xilli R/Was aaraha Soomaaliya uu ku sug an yahay magaalada Nairobi, waxaana uu la kulmi doonaa Madaxweyne Uhuru Keny atta. Was iirada A. Dibadda Kenya iyo So malia

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOMALIYA OO KA JAWAABAY HADALKII YOWERI MUSE VENI "WAA QOF ISKA HADLAY”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaali ya Axmed Ciise Cawad ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Uga nda Yoweri Museveni, kaasoo ahaa in So omaaliya aysan ka jirin dowlad maamu sha. Axmed Ciise Cawad oo wareysi si iy ay BBC ayaa sheegay in Yoweri Muse veni uu iska hadlay, isagoo xusay in la og yahay in Soomaaliya ka jirtay dowlad la aqoonsan yahay.

"Wuu iska hadlay, kaliya waxaa dhici ka raa waa qof iska hadlay, waa la ogyah ay Soomaaliya waxay leedahay dowlad jir ta oo xooggan”ayuu yiri Wasiir Cawad.

Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in ka dowlad ahaan ay jawaab hoose gaar siin doonaan dowladda Uganda.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musev eni ayaa mar uu ka hadlayay shirka Garso orka dalkiisa ayaa sheegay inay jiraan dal al badan oo aan dowlad laheyn, isla mar ka ana aysan heysan hey’ad nidaamsan oo maa musha, sida Soomaaliya oo kale.

Soomaali badan ayaa ka carootay ha dalka Madaxweynaha Uganda, iyadoo ba ra ha bulshada uga fal celiyay, waxaana tu sa ale u soo qaateen in 9kii sano ee la soo dhaafay ay dalka ka dhaceen doora shooyin ay saddex Madaxweyne si dimoq raadi ah xukunka ku kala wareegaan, hal ka Yoweri Museveni uu dalkiisa xukuma yo in ka bad an 30 sano.

MADAXWEYNAHA ERITERIYA OO LAGU QAN CINAYO JOOJINTA TAAGEERADA ALSHABA AB+ (MADAXWEYNE AFRIKAN OO ASMARA BOOQANAYA)

Wargeysyada waaweyn ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa shalay daabacay in Mad axweynaha Kenya Uhuru Keny atta uu ku wajahan yahay M/Asmara ee Caasima dda dalka Erirea. Sababta ugu weyn ayaa lagu she egay in ay tahay in dowladda Eri tea uu kala hadlo sidii ay u joojin la heyd ta ag eerada la sheegay inay siiso dagaalya han ada AlShabaab ee ku sugan Soo ma aliya, taasoo isugu jirta Hub, Lacag iyo tababaro.

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_41E01A-441321-DB7A22-023046-365E0D-B6F4D5.jpg&h=210&w=210 Madaxweynaha Kenya ayaa ka walaa csan weerarada iyo Qaraxyadda AlShab aab ay ku qaadan dalka Kenya, islamarkaa na ay xoogeysteen sanadyadii ugu damb ee yay.Warbaahinta dalka Kenya ayaa she eg tay in Sanadkii 2011kii la xaqiijiyay in di yaarado hub iyo dha qaallo siday oo ka yimid dhanka Eritrea inay ku degteen me el ay maamulaan AlShabaab.

"Waxaan u maley nayaa in qofna uusan shaki ku jirin in Eritrea afartii sano ee la soo dhaafay ay taageer saneyd AlShab aab, ayna siin jirtay Hub, Dhaqaalle, taba barayaal, sidoo kale waxay tababartay bo qolaal dagaalyahannada AlShabaab, kuw aasoo lagu tababaray xerya hooda milat ari,” ayuu yiri Rashiid Cabdi, oo ah fala nqeeye dhanka Ammaanka ah.

Dowladda Eritrea ayaa horay u been isay dhammaan Eedymaha loosoo jeediy ay oo ku aadan taageerada AlShabaab, waxaana Soomaaliya iyo Eritrea dhexma ray kulamo joogto ah bilihii ugu dambee yay.

XEER ILLAALINTA ITOOBIYA OO SHEEGTAY CABDI MAXAMUUD CUMAR IN LA XUKU MAAYO

CABADI ILEEY Xeer Ilaalinta Guud ee dalka Itoobiya ay aa sheegtay in maalmaha soo socda Maxka mad lagu soo celinaayo Madaxwey nihii ho re ee dowlad deegaanka Soomaal ida Itoob iya. War ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliy aha guud ee Itoobiya ayaa la gu sheegay in la soo gaba gabeeyay baa ritaan shan Bilo od ku socday eedaha loo haysto Cabdi Max amuud Cumar iyo 45 xubnood oo kale oo ka mid ahaa maamulkiisa.

Eedaha Cabdi loo haysto waxaa ka mid ah in uu amray dambiyo ka dhan ah xuquu qda aadanaha sida qoorgo yn,waxyeelleyn ta dadka laga tirada badan yahay, jirdil iyo dambiyo kale oo ka dhacay Gobolka in tii uu hoggaanka hayay. Waxaa kale oo dusha loo saaray khasaarihii ka dhashay rabshad ihii Jigjiga ka dhacay 4tii August oo ay ku dhinteen 58 qof, dad ka badan 200 Qofna ay ku dhaawacmeen sidoo kal ena lagu gu bay Hanti dadweyne.

Xeer illaaaliyuhu ma sheegin muddada ay dhaceyso Maxkamadeynta ama xukunki isa lagu dhawaaqayo waxaana uu xus ay in baaritaannadii la soo gaba gabeeyay islam arkaana un xukunka dhiman yahay.

Dhowr jeer ayuu Cabdi Maxamuud Cumar ka soo muuqday Maxkamad ku taalla Add is Ababa, waxaana uu beeniyay eedaha loo heysto.

SOOMAALIYA OO KAALINTA UGU HOOSEYSA KA GASHAY DALALKA UU MUSUQA HOOS U DHIGAY DIMUQRAADIYADDA

Hay’ada Daahfurnaanta Caalamka ee loo yaqaano Transparency International, ay aa soo saartay Warbixin diirada lagu saarayo waxyeellada mu suqa uu ku hayo dalalka Caalamka iyo sida ay ta hay in loo ga hortago. Wa rbixintan oo ah mid Sanad kiiba mar soo baxdo, ayaa waxaa san adkii dhamaaday 2018 uu ahaa Sahan ay Hay’a dda ku sameysay 180 wadan oo Ca alamka ah, kuwaasoo loo kala saaray ku wa uu naafeeyay mu suqa iyo kuwa ka guu ley stay ee dagaa lka xooggan la galay.Sida ku cad warbix intan Transpar ency Internation al Soomaaliya ayaa ah wadanka kaa linta ugu hoo se ka gashay Liis ka dalalka uu hoos u dhi gay musuqa Dimuqraadi yad da, waxaana ay keen tay 10 dhibcood ama 10%, Sidaas waxaa la gu sheegay warbixi ntan, waxaa na Jaant uskan cusub uu muujina yaa in 90% uu musuqa saameey ay Soom aaliya.

Wadamada Suuriya iyo Koofurta Suu daan ayaa helay min 13 dhibcood, halka Ye men iyo Waqooyiga Kuuriya ay heleen min 14 dhibcood, dalalka Afghanistan iyo Sudan ay heleen min 16 dhibcood. Gobo lka ugu musuqa badan Caalamka ayaa la gu she egay inuu yahay waddamada ka ho oseeya saxaraha Afrika oo ay Soomaali ya ka mid tahay, waxaana ay tirade odu gaareysaa 32 dal.

Hay’ada Transparency International ay aa dhinaca kale soo bandhigtay dalalka ugu horeeyay ee ka guuleystay Musuqa, waxa ana ka mid ah Denmark oo keen satay 88 dhibcood iyo New Zealand oo la timidi 87 dhibcood.

HALKAN HOOSE KA EEG SHAXDA:

https://i0.wp.com/www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/01/trans1-638x1024.jpg
MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYAY KULAMADII MIRA DHALKA AHAA EE GAROOWE

https://i0.wp.com/www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/01/Farmajg-696x392.jpg Madaxweynaha JFS Md. Farmaajo oo Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga ma had celiyey shacabka iyo madaxda Dow lad G/Soomaaliyeed ee Puntl and soo dha weyntii wanaagsanayd ee ay u fidiye en is aga iyo wufuudii Soomaaliyeed ee ka q eyb galay caleemasaarka Madaxda cus ub ee Puntland.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in is ogolaanshaha iyo midnimada hoggaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ay fure u yih iin xaqiijinta dib u kabashada dalka iyo ka dhabaynta himillada ku aaddan Soomaal iya horumarsan, amni ah oo dadkeedu no lol wanaagsan ku haystaan.

"Waxaan rabaa inaan halkan ugu mah adceliyo shacabka reer Garoowe iyo Pun tland, Madaxweynahooda iyo dowladdoo da, sida wanaagsan ee walaaltinnimada leh, Soomaalinnimadu ku jirto ee ay aniga iyo wafdigayga noo soo dhaweeyeen. Ru ntii waxay ahayd wax aad iyo aad loogu farxo oo aan mar walba ka filaayey dadka reer Puntland ee nabadda jecel.”

Madaxweyne Farmaajo ayaa faray Xuk uumadda in ay dardar geliso xoojinta wa da shaqeynta Hay’adaha heer Federaal iyo Heer D/goboleed, loona kaabo shaqad ooda, si loo mideeyo qorsheyaasha iyo da dallada horumarineed ee dalka, looguna adeego muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u hamuun qaba dowladnimada.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey inuu u fududeeyo Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Ku xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cisma an (Karaash),masuuliyadda adag ee loo doortay, uuna waafajiyo dhammaan wixii dan u ah shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha JS ayaa bogaadiyey kulamadii mirodhalka ahaa ee Garoowe uu kula soo qaatay Madaxweynayaashii hore ee dalka, Madaxda Dowlad Gobole edyada, culumada, duubabka dhaqanka, waxagardkii iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Puntland. DHAMMAAD

RABSHADO KA BILAAWDAY M/JIGJIGA IYO RASAAS LAGA MAQLAYO

Wararka naga soo gaaraya M/jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow halkaa si ka bilaawdeen rabshado,sidoo kalena la maqlayo rasaas xoogan.

Qaar ka mid ah dadka kasoo jeeda Qow miyada Amxa arada ayaa la sheegay in wadoyinka qa ar ee Magalada jigjiga ay xi reen,isla mark aana Goobaha Ganac si ga iyo Gaadiidka intaba ay istagen. Wa rarka aan heleyno ayaa waxa ay sheegay aan in sababta keentay rabshada ha iyo rasaasta laga ma qlayo Magalada Jigjiga ay ka dambeysay in Dadka Amxaa rada ay ka caroodeen Gawaari ay lahaa yeen iyo Goobaha ay ku cibaadeystaan oo wax yeelo loo geystay.

AXMED MADOOBE : GACANNA DAGAALKA ALSHABAAB AYAAN KU WADEYNAA GACAN NA WAAN KU CODEYNAYNAA

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Ma xamed Islaam oo galinkii dambe ee Tala adadda shalay suxufiyiinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaalada Garoo we ayaa sheegay doorashada Jubbaland inay waqtigeeda ku dhacayso.

"Doorashada Jubbaland waqtigeeda ay ay ku dhacaysa, waqtina laguma dara yo". ayuu yiri madaxweynaha Jubbaland oo in ta ku daray " Gacanna dagaalka alSha baab iyo xorreynta deegaannada aya an ku wadeynaa gacanna waan ku codeyn aynaa". Madaxweynaha Jubbaland, ay aa ka mid ahaa hoggaamiyayaashii ka qayb galay xafladda caleemasaarka ma dax weynaha Puntland, isagoona shalay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, ka dib 3 maalin oo uu ku sugnaa magaalada Ga roowe.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO XAFIISKIISA KU QAABILAY QUNSULKA CUSUB EE ITOOBIYA

Madaxweynaha Puntland, Siciid C/hi Deni ayaa shalay xarunta madaxtooyad da Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabiley qunsulka cusub ee Itoobiya u fa dhin doona Garoowe, Jen. Mabratu Wal do Aragay. Jen. Mabratu ayaa qunsuliyad da Itoobiya ee M/Garoowe ka beddelaya qunsulkii hore Asmalaash oo muddo 13 sanno hayey xafiiska.

Madaxweynaha cusub ee Puntland , Siciid C/hi Deni oo toddobaadkii hore lagu caleemasaaray Magaalada Garoowe ay aa sheegay in Itoobiya iyo Puntland ay yih iin deris, ayna wadaagaan soohdimo muhi ima, isla mar’ahaantaana waxa uu Mada xweynuhu hoosta ka xariiqay inay ka go’ antahay dardargelinta wadashaqaynta ka dhaxaysa Itoobiya iyo Puntland,sida lagu sheegay war qoraal ah oo warbaahinta uu soo gaarsiiyay xafiiska madaxweynaha Puntland.

Gabagabadii, qulsulka cusub ee Itoobi ya, ayaa ka mahad naqay sida maamuus ka leh ee madxweynaha Puntland ugu qa abiley xafiiskiisa, waxaana uu qunsulku sheegay inuu dardargalinaayo wada shaqaynta Puntland iyo Itoobiya.

QARAXYO SIYAABO KALA DUWAN UGU DHAC AY SHALAY M/MUQDISHO.

Waxaa Shalay ka dhacayMagaalada Muqdisho Qaraxyo siyaabio kala duwan ugu kala dhacay waxana Qarixii 1aad uu ahaa mid gaari waxyaabaha qaraxa la ga soo buuxiyey lana dhigay goob dad ka ku badan yihiin oo ku taala agagaarka Taall ada dalka jirka dahsoon ee mag aalada muqdisho

Qaraxaa ayaa waxaa uu ahaa mid mar hore la sii dhigay kaalin shidaal ee agaga arka waka ada badroonla ummada sooma aliya wararka ayaa intaa raacinayaan in Qaraxaasi saabay dhaa wac 4 ruux ah iya doo maamulka gaadiidka gurmadka uu sheegay in qof meyd ah iyo 3 dhaaw ac ah ay ka qaadeen goobta hase yeeshee wararku ay intaa ku darayaan in qof kale uu ku gee riyoday qaraxaasi.

Sidoo kale waxaa halkaa soo gaaray cii damada ammaanka oo howlgal ka same eyeen walina lama sheegin cid lagu soo qabtay .wararka ayaa intaa ku daray in shalay qarax kale uu ka dha cay Duleed ka M/Muqdisho kaasoo lagu bartilmaam edsaday injineerro Somali iyo jaanib isugu jirto ka dib markii iyagoo waddada maray ay haleeshay miinada dhulka lagu aaso oo meelaha fog fog laga hago.

warka ayaa intaa raacinaya in 4 qof oo midka ka mid ah ilaalada injineerada ahaa ay halka asi ku dhaawacmeen waxaana 2ka mid ah ay ahaayeen ajnabi kuwaasoo dhammaan ka howl galayey shirkad kor onto sida wararku nagu soo gaarayaan , waxaana qaraxaasi uu haleelay iy agoo Afgoo ye ka soo socday muqdishoku soo wajahnaa ka dib markii ay marayeen dee gaan ka garasbaalle ee duleedka muqdi shna qaraxu qabsaday

dhinaca kale guddoomiye ku xigeenka gobolak banaadir Md. Tuulax ayaa qarixii ka dhacay agagaarka baarlamaankii hore ka hadlay wallow qaraxyada muqdisho iyo dilalkaba ay yihiin kuwoo badnaa dha ca. misan ay sheegtaan al shabaab qarax injineero ku dhaawacmeen https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/01/3-127.jpg







WASIIR CANSHUUR "WAXAA LA SOO GAARAY WAQTIGII SHACABKU GURAN LAHAAYEEN MIRAHA SHARCIGA ISGAARSIINTA”

2 sano ku dhowaad ayaa laga joogaa markii xukuumad iyo wasaarad aha anba aan xilka la wareegnay, sidoo kale sanad iyo bar ayaa laga joogaa markii uu Madaxweynuhu saxiixay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka. Marka la eego waqtiga dheer ee sharcigan la sugayay in la ansixiyo waxaan dareemayaa in shacabku dhararayaan waqtiga ay guran doonaan mirahii sharcigan ka dhashay.

Inkastoo dadka badankiis la socdaan in kheyraadka dalkeena ay yihiin xoolaha, beeraha, iyo badda, haddana kheyraadka hawada isgaarsiinta (sp ectrum) kama ahmiyad yara kuwaas hore, weliba haddii aan aragti furfuran la nimaadno waxaan gaari karnaa in aan abuurno dhaqaale ku dhisan aq oon iyo macluumaad (information & knowledge economy) oo aan uga qeyb gali karnaa horumarka baaxadda leh ee sida xowliga ah ku socda ee add uunku ka samayeeyey dhinaca tiknolojiyadda iyo Isgaarsiinta.

Hase yeeshee, inta aynan u gudogalin hawlaha aynu qabanay iyo kuwa qorsheysan, waxaa habboon inaan idinla wadaago sida ay ahayd xaaladda isgaarsiinta dalka iyo kaalinta ay dawladdu ku lahayd markii aan xilka la wareegeynay, inagoo mar walba ka eegeyna saddexda xagal ee kala ah: shacabka, shirkadaha iyo dawladda.

XAALADDA JIRTAY

Duruufo adag ayaa ka jiray suuqa isgaarsiinta dalka, kuwaas oo caqab ad ku ahaa dhammaan dhinacyada ay khuseyso ee seddexda xagalba oo aan si kooban u guudmarayno: Shirkadaha: Shirkaduhu ma haysanin nidaam kala ilaaliya hirarka iyo lambarrada ay isticmaalaan, marka laga re ebo inay dhexdooda ka heshiiyaan sida ay u qeybsanayaan hirarka. Maa daama shirkaduhu sameysmeen iyada oo uusan sharci jirin, shirkad weliba waxay ku khasbaneyd inay iyadu cabbirato hirka, lambarrada iyo qaabka ay u shaqeynayso, haddii lagu soo xadgudbana inay waanwaan ka gasho. Maqnaanshaha nidaamka iyo sharciga ayaa waxa uu caqabad ku noqdey horumarinta adeegyada iyo tartan nadiif ah oo ka hirgela suuqa isgaars iinta dalka.

Shacabka: Shacabku waxay ku khasbanaadeen inay sitaan 2 ama 3 taleefoonka gacanta maadaama aysan shirkadaha badankood isku xirneyn dhinaca hadalka isku diridda lacagaha taleefoonka, ma jirin wax heshiis isti cmaal oo ka dhexeeya shirkadaha iyo macaamiishooda taas oo nugleysay ilaalinta xuquuda macaamiisha. Sidoo kale ma jirin cid ilaalisa bedqabka dadweynaha, iyadoo la kontoroolayo qalabka la soo dajinayo, goobaha laga surayo anteenooyinka iyo awoodda shucaaca ay sii deynayaan.

Dawladda: Tan iyo 2005tii waxaa lagu guuleysan waayey in la ansixiyo sharci kala haga isgaarsiinta dalka , sidoo kale waxa aanan jirin wax xog ah oo wasaaraddu ka haysay shirkadaha isgaarsiinta dalka. Ilaa tobaneeyo shirkadood ayaa sheegatay inay haystaan diiwaangelin, hirar iyo lambarro, iyadoo Wasaaradda aysan oolin xitaa hal nuqul oo rasmi ah oo shirkada haas laga reebay, dhinaca kale dakhliga dawladda ka soo gali jiray shirkadaha wuxuu ahaa mid aad u yar oo aan ku saleysneyn halbeeg la isla ogyahay.

GOGOLXAAR

Haddaba, markii aan la kulanay caqabadahan iyo kuwo kale oo ka ba dan, balse u badnaa duruufo la xallin karay, waxaan goosanay inaan xo ogga saarno tallaabooyin gogolxaar u noqon kara yoolka ugu dambeeya ee aan leenahay, waayo haddii aan ka billowno xal degdeg ah (quick fix) oo aan niraahno shirkadaha ha isa soo diiwaangeliyaan, lacagtaasna ha bi xiyaan, ama degdeg ha iskugu xirmaan ma jireyso faa’iido mustaqbalka fog ay shacabku ka heli doonaan. Haddaba, waxaan hawlaheena u kala horreysiinay sidan:

1.Sharciga Isgaarsiinta: Haddii uusan jirin Sharci iyo nidaam kala haga waajibaadka iyo xuquuqaha, ma jirto hab loo hirgelin karo tallaaboyin lagu nidaaminayo suuqa isgaarsiinta, hannaan lagu hargelin karo daryeelka xuquuqda isticmaalayaasha adeegyada shirkaddaha iyo jaangoynta dak hliga looga baahan yahay in laga qaado shirkad weliba. Waxaan bedd elnay qaabkii loo mari jiray ansixinta sharciga, inagoo xoogga saarnay in la soo koobo qodobada la isku maandhaafsanaa, kadibna wadaxaajood ka galnay, iyadoo sharciga la ansixiyay iyadoo lagu wada qanacsan yahay dawlad ahaan iyo shirkadahaba.2.Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka: Shar ciga Isgaarsiintu waxa uu u baahan yahay hay’ad fulisa oo nidaam ahaan u dhisan (institution). Dhammaan dalalka ay ka shaqeeyaan isgaarsiin gaar loo leeyahay waxay leeyihiin hay’ado noocan oo kale ah.

Nasiib wanaag dalkeenu shalay wuxa uu leeyahay sharci isgaarsiin iyo hay’ad isgaarsiineed oo suuqa inoo nidaamisa. Haddaba waxaan mar kan aan u soo jeesaneynaa in, iyadoo sharciga la raacayo, shirkadaha ka ganacsada suuqan oo isugu jira isgaarsiin iyo internet, ay bixiyaan xuq uuqda ay dawladdu iyo shacabku ugu leeyihiin kheyraadka hawada ee ay adeegsadaan, iyadoo dowladdu ay diyaar u tahay in ay ka caawiso dhinaca horumarinta iyo nidaaminta, kalaxadeynta adeegyada, bixinta rukhsadaha iyo diyaarinta xeernidaamiyayaashii ay ku howlgeli lahaayeen ama ku soo jiidan lahaayeen maalgelin iyo taageero farsamo.

2diii sano ee la soo dhaafay waxa aan ku howlaneyn dhismaha Aasa askii sharciyeed ee hawlahan lagu qaban lahaa, iyadoo shirkaduhuna ay sii wadeen inay si duuduub ah u bixiyaan canshuuraha. Waxaase xusid mu dan, oo aan uga mahadcelinayaa shirkadaha, in dakhligii ay dawladdu ka heli jirtay shirkadaha uu kordhay 3 jibbaar sanadihii 20172018, marka la barbardhigo sanadkii 2016 iyo wixii ka horreeyay taas oo ku timid wa dah adal iyo garowshiyo labada dhinacba ah, taasi oo qeyb weyn ka qaa datay in W/ddeena maaliyaddu ku guuleysato bartilmaamedyadii ay ku heshi iye en IMF.Mar haddii la dhisay aasaaskii waxaa la soo gaaray waqtigii sha ca bka Soomaaliyeed guran lahaayeen mirihii ka dhashay sharciga. Waxaana ugu soo horreyn doona oo aad inagula xisaabtami doontaan haddii Eebbe idmo: 1.In shirkaduhu isku xirmaan (interconnection) maadaama ay tah ay arrin waajib ah sida uu dhigayo sharciga isgaarsiinta. Waxaa shirka daha waqti loo siinayaa inay ka heshiiyaan qiimaha iyo adeegyada iyo hab ka iskuxiranka, iyadoo haddii ay heshiin waayaan ay soo dhex geli doonto daw ladda si waafaqsan Xeerka Isgaarsiinta dalka.2.Dawladda Soomaal iyeed waxay qorsheyneysaa inay aad sare ugu qaado dakhliga ka soo gala ad eegyada isgaarsiinta iyo teknolojiyada3.In la helo daryeel sugan oo ay he laan macaamiisha iyo isticmaalayaasha adeegyada isgaarsiinta dalka iyo hannaan lagu xalliyo cabashooyinka macaamiisha.

NOOCYADA CANSHUURAHA IYO KHIDMOOYINKA

Sidaan hore u soo sheegnay shirkadaha isgaarsiintu waxay bixin jireen lacag duuduub ah oo aan caddaalad u ahayn dawladda, shacabka iyo shirkadahaba maadaama aysan ku dhisneyn halbeeg la wada ogyahay.

Noocyada Canshuuraha iyo khidmadaha caadiyan la qaado:

• Rukhsadda lagu shaqeeyo (License to operate) oo billowga ah. Dhamm aan shirkadaha isgaarsiinta waxaa laga doonayaa inay qaataan rukhsad maadaama wixii hadda ka horreeyay uusan jirin sharci. Rukhsadda ay qaadanayaan shirkadihii hore u jiray waxay aad uga jabnaan doontaa midda ay bixin doonaan shirkadaha cusub, sida uu dhigayo Sharciga Isgaarsiinta.

• Rukhsad Sanadle ah (annual license fee)

• Khidmadda Isticmaalka Hirarka (spectrum fees)

• Khidmadda Isticmaalka Lambarka (Numbering fees) oo laga bixinayo lambar kasta oo taleefoon.

• Khidmadda la saaro lacagaha taleefoonnada la isugu gudbiyo (mobile money)

• Canshuurta la saaro hadalka (VAT)

• Qaaraanka Sanduuqa Baahinta Isgaarsiinta (Universal Service Fees) oo ah khidmad shirkadaha laga qaado si adeegga isgaarsiinta iyo internetka loogu horumariyo

• Khidmadda Keenista Qalabka (Type Approval fees)

• Khidmadaha la saaro wicitaannada caalamiga ah ee dalka soo gala (Incoming international traffic fees)

• Khidmadaha horumarinta iyo cilmibaarisyada qeybaha isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda (Fees for R&D)

Khidmadahan iyo canshuuraha oo nagala dhexeeya Wasaaradda Maaliy adda hal mar ma wada billaaban doonaan ee waxaa loo kala hormarin doo naa sida ay u kala muhiimsan yihiin ee suurtogalka ah, iyadoo loo samey nayo nidaam daahfuran oo lacagaha loogu shubayo Khasnadda Dawla dda ee Bankiga Dhexe oo waafaqsan qorshaha hal khasnad ee xukuumad da iyo nidaamka canshuuraha dalka. Balse waxaa lama huraan ah in ay hir gelaan dhammaan noocyada kala duwan ee canshuurahani ka hor dhammaadka sannadkan 2019, loona diyaariyo habraacyadii iyo ansixi nnada lagamamaarmaanka ah ee ay u baahan yihiin.

WADAR FAA’IIDO

Qorshaha noocan ah oo Wasaaraddu la wadaagtay xafiisyada ugu sarr eeya dalka, isla markaana u soo bandhigtay shirkadaha tan iyo bishii Agoosto 2018, waxaa looga gol leeyahay inuu noqdo wax ay ka wada faa’iidaan seddexda xagalba (winwin).

Shirkadaha: waxa ay bixin doonaan xuquuqda uu dalku ku leeyahay ma adaama ay adeegsanayaan kheyraadka hawada oo uu Soomaali kasta wax ku leeyahay. Waxaa xusid mudan in shirkaduhu ka faa’iidayaan ni daamka cusub maadaama ay heli doonaan dakhli aan haddaba soo galin, iyo addeeg kale oo sare u qaadi doona tayada adeegyada ay bixiyaan, shir kaduhu marka ay bixiyaan xuquuqdooda waxa ay helayaan dammaanadqaad la xiriira rukhsaddaha iyo hirarka ay isticmaalaan, taas oo qiimaha shirkadahooda wax weyn ku kordhin doonta.

Dawladda: Dakhliga Dawladda ka soo gala isgaarsiinta waxa uu qeyb weyn ka noqon doonaa miisaaniyadda dawladda, iyada oo qeybo badan oo dakhligaas ahna ummadda loogu beddelayo waxbarasho, caafimaad, jidad iyo baahinta isgaarsiinta iyo internetka si ay u kabaan dhaqaalaha. Waxaa sidoo kale la marsiin doonaa nidaamka lagu qeybsado kheyraadka si dawladgoboleedyaduna uga helaan xuquuqda ay arrintaan ku leeyihiin, iyadoo arrintaasi ay Wasaaraddu uga dambeyn doonto hay’adaha shaqada ku leh. Shacabka: Shacabku waxay helayaan isgaarsiin isku furan oo ay ku kala dooran karaan adeegyadooda, waxayna helayaan daryeel su gan oo la xiriira xuquuqdooda isticmaal. Waxa ayna sidoo kale helayaan in canshu urta iyo khidmado ku filan laga soo xareeyo isgaarsiinta iyo tek nolojiyada, iyada oo qeybo badan oo dakhligaas ka mid ahna dib loogu celinayo isla isgaarsiinta si loo dhiso kaabayaasha oo faa’iidadeeda u dareemi karo muwaadin kasta.

Waxaan ku faraxsanahay in sanadkan la soo gaaray waqtigii laga wada faa’iideysan lahaa mirihii ka dhashay sharciga isgaarsiinta. Faa’iidooyinka as aan soo sheegnay ee dhinac kasta ka faa’iidayo waxaa la gaari karaa marka laga wada shaqeeyo horumarka dalkan.

Ugu dambeyn Waxa aan u macadcelinayaa dhammaan madaxda sare ee qaranka, labada aqal ee baarlamaanka, Golaha Wasiirrada, guud ah aan howlwadeennada Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknoloj iyada iyo dhamm aan shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo wadashaqeyntooda kooxeed la’aanteed aysan inoo suurtogeli lahayn in aan hirgelino howshan. Dhammaanteen waxa an qeyb ka noqon doonaa taariikhda habeynta iyo horumarinta isgaarsiinta dalka.

RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO MADAXWEY NAHA KENYA GAARSIIYAY FARRIIN UU KA SID AY MADAXWEYNE FARMAAJO

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xas an Cali Kheyre ayaa shalay Qasriga Mad axtooyada Nairobi kula kulmay Madax weynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo labada dhinac ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.

Kulankan oo ahaamid qaatay ku dho waad labo saacadood ayaa Ra’iisul Wasa araha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Ke nya Uhuru Kenyatta uu ahaa mid ay ku keli ahaayeen, iyadoo banaanka looga sa aray xubnihii Ra’iisul wasaare Kheyre wehlinyay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kulan ka gaarka ee Madaxweyne Uhuru Kenya tta iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre looga had layo arrimo kala duwan oo ka dhaxeeya labada dal. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa farriin uu bartiisa Twitterka soo dhigay ku sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu arko Soomaaliya oo ku socoto meel wanaagsan dhaqaale ahaan, bulsho ahaan iyo xiriirka ay la leedahay Caalam ka.

Waxaa uu sheegay in tani caddeyney so inay mira dhaleyso dadaalada Kenya ee dib u soo Xasilloonida iyo Nabadda So omaaliya, isla markaana ay Kenya ay sii adkeyneyso taageerida dib u dhiska So omaaliya"Waxaan ku faraxsanahay inaan martigaliyay Ra’iisul Wasaaraha Sooma aliya Xasan Cali Kheyre, wuxuu isoo gaar siiyay farriin uu ka siday Madaxweyne Far maajo oo aheyd mid tacsi ah weerarkii Argagixiso ee Riverside, Labada dal wax ay sii wadayaan inay ka wada shaqeeya an dagaalka lagula jiro argagixisanima da”ayuu yiri Madaxweyne Uhuru Kenya tta.

R/wasaaraha Soomaaliya ayaa dhankii sa sheegay in Madaxweynaha Kenya ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada iyo sida muhiim u yahay iskaashiga 2da dal ka dhaxeeya. Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka dhaxeeya dano badan, waxaana labada dal ku muransan yihiin Badda oo ay dacwadooda ka socoto Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ. Uhuru Kenyatta iyo Xasan Cali Kheyre

W/ GAASHAANDHIGA SOMALIYA IYO QATAR OO WADA SHAQEYN DHOW YEELANAYA

Wasiirka Gaashaandhiga XFS Wasiir Xasan Cali Maxamed "Amar dambe” ayaa ka wa rbixiyay Safar uu ku tagay Dalka Qatar iyo kulamo uu lasoo qaatay Masuu liyiinta Dal kaasi. "Waxaan Dibugu soo Laabtay Dal ka waxaan Safar Shaqo ugu maqnaa Dal ka Qatar Waxaan kula soo kulmay Mas uuliyiin kala duwan oo Dalk https://i0.wp.com/www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/01/uhuru-kheyr2-628x420.jpgaasi ka tirsan Waxaana ka Wadahadalnay Xoojinta Xiri irka Milatari ee ka Dhexeeya 2da Dal ka’ayuu yiri Wasiirka Gaashaan dhiga.

Wasiir Xasan Cali Maxamed "Amar da mbe” ayaa sheegay in Wasiirka Gaasha andhiga Dalka Qatar ay isku af garteen sidii xiriir dhow iyo wada shaqeyn ay u ye elan laha ayeen Labada Wasaaradood.

"Waxaan ka hadalnay Wasiirka Gaa shandhiga Qatar Xiriirka iyo wada shaq eynta 2da Dowladod iyo sidii xiriir dhow ay u yeelan lahaayeen Labada Was aar ad ood, waxaan isku afgaranay in wada shaqeyn dhow aan yeelano ay nagala qeyb qaataan dhismaha iyo hormarka Ciid anka Xoogga Dalka Soomaaliyeed”.ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka Gaashaandhiga XFS ayaa sheegay in Talaabooyin hormar leh loo qa aday dadaalka loogu jiro sidii dib loo soo celin lahaa Ciidankii lagu yaqaanay Soo maaliya ee Afrika iyo Geeskaba caan ka ahaa, isagoo u mahad celiyay Dowladaha Qalabka iyo Tababarada ka taageera ciid amada.

WASIIRKA MAALIYADDA OO LA KULMAY WAKI ILADA WADAMADA DEEQBIXIYEYAASHA

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Md. C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa M/Muqdisho shalay kulan kula qaatay Wakiilada Wadamada Deeq bixiyeyaasha ah ee Soomaaliya Caawiya.

Md.C/raxmaan Ducaalle Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS ayaa she egay in uu kala hadlay Wakiilada Wadam ada Deeq bixiyeyaasha ah guulaha & ca qabadaha dib u habeynta dhaqaalaha So omaaliya iyo laga wada shaqeeyo isbada llo wax tar u leh dalka iyo dadka Soom aaliyeed.

"Waxan Muqdisho ku kulanay wakiilada Wadamada Deeq bixiyayaasha ah, Wa xan si hufan uga wada hadalnay guulaha & caqabadaha dib u habeynta dhaqaala heena, Waxan si adag uga shaqeynaynaa gaadhsiinta Dalkeena isbadallo wax tar u leh Dalka & Dadka, Waan bogadinayaa tageerada ay nala garan taaganyihiin” ayu u yiri Wasiir Beyle.

MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND OO GAROOWE KAGA DHAWAAQAY WAR LAGU FARXO

Madaxweynaha cusub ee dowlad gobo leedka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa ugu baaqay shacabka Soomalaiyeed in ay ka shaqeeyaan horumarka iyo midnim ada Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa cod dheer ku sheegay in Puntland ay ka shaqeyn doonto, sidii la’isugu keeni lahaa Ummadda Soomaaliyeed, loona dhameyn lahaa tabashooyinka jira.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in loo baahan yahay isu tanaasul iyo wada sha qeyn, si loo gaaro horumar iyo barwaaqo.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, xilli daraad kulan is afgarad ah madaxweynAha DFS iyo madaxda maamul goboleed ay ku yee sheen M/aGaroowe ee xarunta Puntland.

BOOLISKA KENYA OO QAXOOTI SOOMAALI AH KALA BAXAY XERADA DHADHAAB

Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XI NHUA ayaa shalay shaacisay inay Sara akiil ka tirsan Boliska Ladagaalanka wa xa loogu yeero Argagixisadda ay Qaxoot igaasi ku qabteen Hawlgal ka dhacay Xe radaasi, isla markaana Qaxootigaasi su’ aalo la weydiinayo.

Taliyaha Boliska Kenya, Josef Boynet waxa uu sheegay in raga la soo qabtay ay si sharcidarro ah ku galeen Xeradda Dha dhaab, isla markaana ay ka shaki qabaan inay xiriir la leeyihiin Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu intaasi ku daray in mid ka mid ah Eedeysanayaasha uu haysto Laba Baasaboor oo dalka New Zealand oo magacyo kala duwan leh, waa sida uu hadalka u dhigay.

Hawlgalka ay Boliska Kenya ku soo qa bteen Qaxooti Soomaali ah oo ku nool Xe radda Dhadhaab ayaa waxay ku soo bee gmaysaa iyadoo aad loo adkeeyey Amma anka dalkaasi, kadib, weerarkii ay AlSha baab bishan Janaayo 15dii ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi, oo la sheegay in 21 qof ku geriyoodeen.

LABO DOON OO AY SAARNAAYEEN INKABA DAN 130 RUUX OO KU DEGEY XEEBAHA DAL KA JABUUTI

Shan ruux ayaa ku geeriyootay inkabad an 130 kalana waa lagu la’ yahay xeebta dalka Jabuuti kadib markii labo doon oo ay saarnaayeen ay degeen shalay.Shilkan ay aa dhacay 30 daqiiqo kadib markii labo do on oo dad badan oo tahriibayaal ah ay saa rnaayeen ay ka shiraacdeen Godoria oo ku taal xeebta Waqooyi Bari dalka Jabuuti.

Sida laga soo xigtey hay’ada IOM labo ruux oo ka soo badbaaday shilkan ayaa ciid amada dalka Jabuuti ka soo heleen xeebta, sidoo kale waxaa la helay meydadka illaa 5ruux oo saddex kamid ah ay ahaayeen du mar kuwaasoo baddu ay soo tuftay.

Mid kamid ah dadka ka badbaaday shilkan ayaa sheegay in ugu yaraan 130 ruux ay saarnaayeen doontii uu saarnaa balse uu san garaneyn tirada dadka saarnaa doonta kale ee degtay. Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in lagu helo raq iyo ruux dadka tah riibayaasha ah ee ay la degeen labadan do on,waxayna wararku sheegayaan in dadkan ay ku sii jeedeen dalka Yemen. Si kasta ha ahaatee lama oga dadka ay labadan doon la degeen wadamada ay ka yimaadeen ba lse waxaa badanaa la ogyahay in inta ba dan dadka xeebaha Jabuuti ka raaca doom anka u socda dalka Yemen ay yihiin Somali & itobiya


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip