Ciidamada Ingiriis ah oo tababar siinaya cutub ka tirsan kuwa Uganda ee loo soo dirayo Somalia.

0
Sunday December 27, 2015 - 18:58:41 in Wararka by
  • Visits: 666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Ingiriis ah oo tababar siinaya cutub ka tirsan kuwa Uganda ee loo soo dirayo Somalia.

    Ciidamo Tababarayaal ah oo ka tirsan Milliteriga Britain ayaa ku sugan dalka Uganda, si ay u tababaraan Guuto cusub oo bilwoga sannadka soo socda loo soo diri doono Somalia, si ay ugu biiraan Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Al-Shabaab sida uu manta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo Tababarayaal ah oo ka tirsan Milliteriga Britain ayaa ku sugan dalka Uganda, si ay u tababaraan Guuto cusub oo bilwoga sannadka soo socda loo soo diri doono Somalia, si ay ugu biiraan Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Al-Shabaab sida uu manta qoray Wargeyska The Telegraph ee ka soo baxa magaalladda London. ARMY RESERVISTS IN UGANDA Army Reservists from Yorkshire have been spending the run up to Christmas working in the equatorial heat and humidity of Uganda. But the team of around 30 soldiers weren't there to relax, they spent 11 tough days in East Africa training the Ugandan People's Defence Force (UPDF) in the skills they will need if they are called upon to run future peacekeeping operations. The 4 YORKS team helped to school the 1,900 strong Battlegroup in a range of counter-insurgency techniques before setting the soldiers their final exam – an intensive, three day exercise designed to test the Ugandans' new skills to the limit NOTE TO DESKS: MoD release authorised handout images. All images remain Crown Copyright. Photo credit to read - Corporal Daniel Wiepen RLC Email: danwiepen@mediaops.army.mod.uk richardwatt@mediaops.army.mod.uk shanewilkinson@mediaops.army.mod.uk Daniel Wiepen - 07880 052437 Richard Watt - 07836 515306 Shane Wilkinson - 07901 590723 ARMY RESERVISTS IN UGANDA Army Reservists from Yorkshire have been spending the run up to Christmas working in the equatorial heat and humidity of Uganda. But the team of around 30 soldiers weren’t there to relax, they spent 11 tough days in East Africa training the Ugandan People’s Defence Force (UPDF) in the skills they will need if they are called upon to run future peacekeeping operations. The 4 YORKS team helped to school the 1,900 strong Battlegroup in a range of counter-insurgency techniques before setting the soldiers their final exam – an intensive, three day exercise designed to test the Ugandans’ new skills to the limit NOTE TO DESKS: MoD release authorised handout images. All images remain Crown Copyright. Photo credit to read - Corporal Daniel Wiepen RLC Email: danwiepen@mediaops.army.mod.uk richardwatt@mediaops.army.mod.uk shanewilkinson@mediaops.army.mod.uk Daniel Wiepen - 07880 052437 Richard Watt - 07836 515306 Shane Wilkinson - 07901 590723

Saraakiil tiradooda lagu sheegay 28-Askari ayaa waxay ka tirsan yihiin Guutadda 4-aad ee Qeybta Ciiddanka Britain waxayna Ciiddanka Uganda ku tababaranaayaan Xeradda Singo Camp ee Koonfurta Uganda, iyadoo Tababarkaasi socon doono muddo 2 toddobaad ah, waxayna baran doonaan sida loo difaaco Kolonyadda gaadiidka, loo kala furfuro Qaraxyadda iyo qaabka ugu wanaagsan ee loola xiriiri karo Mujtamaca Rayidka ah.

 

Dhanka kale Waa Tababarkii Saddexaad ee ay Ciiddanka dalka Britain siiyaan Ciiddanka Uganda ee loo carbinayo Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM, iyadoo Ciiddanka Uganda ee ay Milliteriga Britain tababarayaan ayaa la filayaa inay qeyb ka noqdaan Hawlgalka AMISOM si ay u dhisaan Awoodda Ciiddanka Uganda ee la doonayo inay gacan ka geystaan Nabadda Soomaaliya.

 

Dhinaac kale, Waa Tababarkii Saddexaad ee ay Ciiddanka dalka Britain siiyaan Ciiddanka Uganda ee loo carbinayo Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip