
Tifaftiraha BBC-da oo markii ugu horeysay soo gaaray Hargeysa, kana hadlay siyaasadda iyo horumarka
C/raxmaan Koronto oo ka mid ah madaxda idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ah ayaa markii ugu horeysay soo gaaray magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda la baxday Soomaliland. Wuxuu Weriyaha si gaar ah uga hadlay arrimaha siyaasadda ee hareeyay
xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo xisbigiisa Kulmiye oo
isku khilaafay hannaanka doorashada guddoonka xisbigaasi.
Tifaftiraha BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa bartiisa Facebook wuxuu uga hadlay waxyaabihii uu ku arkay magaalada Hargeysa iyo degaanada kale, qorsheyayaasha Dowladda ay ku dooneyso inay isbedel ku sameyso dhibaatooyinka heysta bulshada ku dhaqan gobolada ay maamusho


0 



Tifaftiraha BBC-da oo markii ugu horeysay soo gaaray Hargeysa, kana hadlay siyaasadda iyo horumarka
C/raxmaan Koronto oo ka mid ah madaxda idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ah ayaa markii ugu horeysay soo gaaray magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda la baxday Soomaliland.