
Kooxo Burcad badeed ah oo si xoog ah looga soo furtay Ajaanib ay afduub ahaan u haysteen.
Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa Duleedka Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Howlgal ay ka fuliyeen waxay si xoog ah ku soo furteen Afar Ruux oo u dhalatay Dalka Iiraan kuwaas oo ay Afduub u haysteen Koox Burcad badeed Soomaali ah. Wararka ayaa sheegaya in Ciidanka NISA ay Howlgal Qorsheysan ku soo
furteen Afarta Ruux oo mudo Gacanta ugu jiray Koox Burcad badeed
Soomaali ah.
Dhanka kale Ciidamada Nabad Sugidda ayaa Afarta ruux,waxay geeyeen Magaalada Cadaado, iyadoo lagu hayo Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Cadaado.


0 


Kooxo Burcad badeed ah oo si xoog ah looga soo furtay Ajaanib ay afduub ahaan u haysteen.
Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa Duleedka Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Howlgal ay ka fuliyeen waxay si xoog ah ku soo furteen Afar Ruux oo u dhalatay Dalka Iiraan kuwaas oo ay Afduub u haysteen Koox Burcad badeed Soomaali ah.