Muqdisho: Shirka Maxkamada Dastuuriga

0
Thursday November 05, 2015 - 11:10:38 in Wararka by
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho: Shirka Maxkamada Dastuuriga

    Shaqada maxkamadda dastuuriga ah ayaa haddii la dhiso waxa ay noqoneysaa xalinta khilaafaadka siyaasadeed iyo in ay fasirto qodobada dastuurka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqada maxkamadda dastuuriga ah ayaa haddii la dhiso waxa ay noqoneysaa xalinta khilaafaadka siyaasadeed iyo in ay fasirto qodobada dastuurka.

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shirar lagu dar-dar galinayo dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ee dalka Soomaaliya oo ilaa hadda aanay ku guulaysan dawladda Soomaaliya in ay hirgaliso.

Shaqada ugu weyn ee maxkamadda dastuuriga ah ayaa haddii la dhiso waxa ay noqoneysaa xalinta khilaafaadka siyaasadeed iyo in ay fasirto qodobada dastuurka.

Sharciga lagu dhisayo Maxkamadda Dastuuriga ayaa muddo horyaala baarlamanka Federaalka, waxaana la filayaa in marka lasoo gaba-gabeeyo ay suuragal noqon karto dhismaha maxkamddaasi.

Hadaba Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ku sugan Studiyaha VOA ee London ayaa khadka taleefanka ee Muqdisho kula xiriiray Wasiirka Cadaaladda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac "Ilka-jiir”, oo uu weydiiyay ujeedada shirka.

Wareysi: Wasiirka Cadaaladda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip