Dabeysha Chapala Oo Go'doomisay Deegaano

0
Thursday November 05, 2015 - 11:00:28 in Wararka by
  • Visits: 785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabeysha Chapala Oo Go'doomisay Deegaano

    Deegaanada ay dabeysha ku dhufatay iyo dadka ku noolba ayaa iminka go'doonsan sida ay sheegeen odayaasha dhaqanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deegaanada ay dabeysha ku dhufatay iyo dadka ku noolba ayaa iminka go'doonsan sida ay sheegeen odayaasha dhaqanka.
Dhibaatooyin ay reebeen duufaannadii ku dhuftay deegaanno ka mid ah Puntland ee Chapala ayaa waxa ay ka jiraan deeganadaas sida ay sheegayaan dadka deegaanka.

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin (Cal-bari) oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Puntland, ayaa VOA u sheegay in deegaannadii dabeylaha iyo roobabka ay ku dhufteen ee Puntland ay ka jiraan xaalad bani aadannimo ay oo darran.
 

Beeldaajaha ayaa waxa kale oo uu shaaca ka qaaday in deegaanka iyo dadka ku noolba ay iminka go’doonsan yihiin oo deegaanka aan laga bixi karin, wax babauur ahna aysan soo gali karin.



Waxa uu Beeldaaje Ismaacil (Cal-bari) sheegay in ay ugu baaqayaan DF Somalia, maamulka Puntland iyo hay’adaha gar gaarka in ay gar gaar deg deg ahi la soo gaaran dadka ku dhaqan deegaannada ay roobabku wax yeelleeyeen.

Jamal Axmed Cismaan ayaa khadka Telefoonka ku wareystay Beedaaje Ismaacil Calbari oo ku sugan Boosaaso iyo Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee Puntland Cabdilaahi Xaashi Qoob Deero​.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip