DHAGEYSO: Qaar ka mid ah Wadooyinka Muqdisho oo Saaka xiran

0
Tuesday December 20, 2016 - 10:08:04 in Wararka by
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Qaar ka mid ah Wadooyinka Muqdisho oo Saaka xiran

    Qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa xiran xilli ay maanta ku beegan tahay dabaal dega Maalintii la aas aasay ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa xiran xilli ay maanta ku beegan tahay dabaal dega Maalintii la aas aasay ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Isgoysyada Saydika, Sheekh Cali Suufi , Maana booliyo iyo kuwa kale ayaa xiran.

Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa lugeynaaya Wadooyinka loo yaqaano jid cadaha si ay u gaaraan goobahooda shaqada.20-kii December sanadkii 1943 ayay ahayd markii la unkay ciidanka booliska Soomaaliyeed, waxaana ay maanta ku beegantahay 20 december oo ah 73 guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Munaasabada.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlaya Muhiimada ay u leedahay Ciidanka Booliska20 december.

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip