Diplomasi Kenyan Oo Ku Dhintay Weerarkii Hoteel Saxafi

0
Monday November 02, 2015 - 12:29:47 in Wararka by
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diplomasi Kenyan Oo Ku Dhintay Weerarkii Hoteel Saxafi

    Wasaaradda arimaha dibada dalka Kenya ayaa sheegtay in Diplomasi Kenyan ah uu kamid ah dadkii ku dhintay werarkii Hotel Saxafi oo ay dad badan oo Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda ay ku jiren.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda arimaha dibada dalka Kenya ayaa sheegtay in Diplomasi Kenyan ah uu kamid ah dadkii ku dhintay werarkii Hotel Saxafi oo ay dad badan oo Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda ay ku jiren. Sarkaal u hadlay wasaaradda arimaha dibada dalka Kenya ayaa sheegay in diplomasiyiinta kale ee Kenyanka ah e ku sugan caasimada Muqdisho ay amaanin qabaan.

Xarakada Al-shabab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarkaasi.

Wasaaradda arimaha dibada dalka Kenya ma aysan sheegin magaca diplomaasigaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip