Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Banaadir oo maanta Xilkii la Wareegay xafladda oo haatan socoto "Sawirda xafladda"

0
Monday November 02, 2015 - 12:16:41 in Wararka by
  • Visits: 816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Banaadir oo maanta Xilkii la Wareegay xafladda oo haatan socoto "Sawirda xafladda"

    Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah ula Wareegay Xilka Guddoomiyaha Cusub Ee Maamulka Gobolka Banaadir,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah ula Wareegay Xilka Guddoomiyaha Cusub Ee Maamulka Gobolka Banaadir,
waxaana uu Xilka kala Wareegay Guddoomiyihii hore Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo Xubno kale.

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay Xil Wareejinta,waxaana uu u Mahadceliyay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Xasan Maxamed Xuseen.

1 2 3 4 5 6

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip