Waran-cade oo iska diidey xilka cusub ee loo magacaabay

0
Monday August 15, 2016 - 21:45:48 in Wararka by
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Waran-cade oo iska diidey xilka cusub ee loo magacaabay

    Cali Maxamuud Waran-cade Wasiirkii Arimaha Gudaha maamulka Soomaaliland oo xalay iskushaandheyn lagu sameeyay xukuumada Soomaaliland ku waayay ayaa iska diiday in uu qabto wakiilka Soomaaliland u fadhin doona dalka Ethiopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Maxamuud Waran-cade Wasiirkii Arimaha Gudaha maamulka Soomaaliland oo xalay iskushaandheyn lagu sameeyay xukuumada Soomaaliland ku waayay ayaa iska diiday in uu qabto wakiilka Soomaaliland u fadhin doona dalka Ethiopia.

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Digreetada ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in Waran-cade loo magacaabay wakiilka maamulka Soomaaliland u qaabilsan dalka Ethiopia.

Laakiin Waran-cade oo war qoraal ah ku soo qoray Bartiisa Facebooka waxa uu ku sheegay in uusan dooneyn xilkan loo magacaabay.

Mudane Waran-cade ayaa sidoo kale sheegay in uu soo dhaweynayo xilka qaadista lagu sameeyay maadaam laga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha maamulka Soomaaliland.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip