Dowlada Imaaraadka oo shaacisay inay hore u xirtay safaaradeeda Somalia

0
Friday November 20, 2026 - 11:16:18 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Imaaraadka oo shaacisay inay hore u xirtay safaaradeeda Somalia

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
War ka soo baxay Carabta lagu raaciyay inay hore u xireen Safaaradooda Somalia ee fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho kadib markii shalay Dowlada Somalia shalay sheegtay in 72 saax u qabteen inuu Somalia uga baxo safiirka Imaaraadka

Sidoo kale Imaaraadku waxay shegeen iny shaqaalahooda diblomaasiyadeed kala baxeen Muqdisho bishii janaayo ee sanadkaan kadib khilaafkii soo kala dhexgalay iyaga Dowlada Somalia.

Safaaradeena Muqdisho hore ayaan u xirnay,shaqaalaheenana waxaan la baxnay ” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Imaaraadka



Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maaraadka Carabta ayaa cambaareysay tallaabooyinka ay qaaday Dowlada Somalia iyagoona xusay in talaabooyinka Somalia qaadeyso ay dhaawaci karto xiriirka iyo iskaashiga labada dal sida Wasaraadu warka u dhigtay.

"Dowladda Soomaaliya waxay ku dhaqaaqday tallaabooyin ka hor imaanaya danaha wadajirka ah ee labada dal” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay wasaarada arimaha dibada Imaaraadka

May be an image of ticket stub and text



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip