QOOR QOOR "Lafta-gareen waa la xiriiraynnaa, wafdina waa u diraynnaa".

0
Monday November 09, 2026 - 14:28:30 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QOOR QOOR "Lafta-gareen waa la xiriiraynnaa, wafdina waa u diraynnaa".

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa sheegay inay xiriir la sameyn doonaan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), isla markaana ay wafdi u diri doonaan.

 

Qoor Qoor ayaa sheegay inuu xiriir gaar ah oo saaxiibtinimo la lahaa Lafta-gareen, isaga oo ku tilmaamay nin wanaagsan.

 

"Lafta-gareen waa la xiriiraynnaa, wafdina waa u diraynnaa. Saaxiib gaar ah ayaan ahayn Lafta-gareen, waana nin wanaagsan,” ayuu yiri Qoor Qoor.

Hadalka madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa kusoo aadaya iyadoo weli ay taagan tahay xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay isbeddelkii hoggaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip