Masuuliyiin kala duwan oo Saaka ku sii qul-quleysa Jowar xili caleema saarka Hogaamiyaha Hirshabelle uu maanta dhacayo

0
Sunday November 08, 2026 - 11:15:17 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 91
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiin kala duwan oo Saaka ku sii qul-quleysa Jowar xili caleema saarka Hogaamiyaha Hirshabelle uu maanta dhacayo

    Saaka iyo shalay waxaa Magaalada Jowhar ku sii qulqulaya Masuuliyin kala duwan oo ka tirsan Dowlada Somalia kuwo xilal soo qabtay iyo kuwa hada haya intaba. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Muungaab shalay ayuu gaaray,Maanta w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saaka iyo shalay waxaa Magaalada Jowhar ku sii qulqulaya Masuuliyin kala duwan oo ka tirsan Dowlada Somalia kuwo xilal soo qabtay iyo kuwa hada haya intaba. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Muungaab shalay ayuu gaaray,Maanta waxaa sidoo kale tagay Ra'iisulwasaarihii hore ee Somalia Cali Geedi,Hogaamiyaha Maamulka Koofurgalbeed Aadan Madoobe, Hogaamiyaha Maamulka Waqooyi Bari C/qaadir Awcali Firdhiye iyo masuuliyiin kale. Hogaamiyaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa masuuliyiintaan dhamaantood kaga hor tagay Garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere ee Magaalada Jowhar oo ah xarunta Maamulka Hirshabelle iyo xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe.


May be an image of helicopter and text

May be an image of one or more people and suitMay be an image of helicopter

May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and text

Xigasjo:-Dayniile.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip