
Diyaarad nooca qumaatiga u kaca oo ku burburtay Sacuudiga
.
Isbahaysiga milatari ee uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa sheegay in laba qof oo ka tirsanaa shaqaalaha diyaaradda helicopter-ka ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo ka dhacay Najran.
Sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters, afhayeenka isbahaysiga, Turki al-Maliki, ayaa bayaan uu soo saaray Axadda maanta ah ku sheegay in diyaarada oo ahayd noocaa qumaatig u kaca ee helicopter-ka Sacuudiga ay ku burburay gobolka Najran ee dalkaas, kaddib cilad farsamo, taas oo sababtay dhimashada labada qof ee shaqaalaha diyaaradda.


0 



Diyaarad nooca qumaatiga u kaca oo ku burburtay Sacuudiga
.