SAWIRRO: Guddiga Difaaca Baarlamaanka muxuu kala hadleen Taliyayaasha Milateriga iyo Sirdoonka

0
Sunday October 18, 2026 - 20:11:13 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Guddiga Difaaca Baarlamaanka muxuu kala hadleen Taliyayaasha Milateriga iyo Sirdoonka

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Muqdisho, Soomaaliya – 18 October 2026: Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa, xafiiskiisa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeya gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad.

Kulanka oo uu shir guddoominaayay Guddoomiyha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Xildhibaan Yusuf Geele Ugaas ayaa Taliyayaasha looga dhageystay talooyin ay soo jeediyeen oo ku saabsan Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka, waxaana ugu dambeyn ay isla qaateen in talooyinka iyo aragtiyada ay soo jeediyeen lagu daro Hindise-Sharciyeedka Difaaca Qaranka, maadaamaa uu muhiim uu yahay Difaaca Qaranka.May be an image of one or more people and textMay be an image of dais and textMay be an image of textMay be an image of one or more people and people smilingMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and daisMay be an image of daisMay be an image of one or more people, beard, suit and daisMay be an image of one or more people and newsroomMay be an image of one or more people, beard, newsroom and daisMay be an image of daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people, newsroom and daisMay be an image of daisNo photo description available.

Xigasho:-Caasimadda.net


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip