
C/raxmaan C/shukuur oo sharaxaad ka bixiyay farqiga u dhexeeya Dowlad xooggan iyo qof xooggan
.

Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay barihiisa bulshada wuxuu sharaxaad kaga bixiyay farqiga u dhexeeya Dowlad Xooggan iyo Qof xooggan.
Qoraalka iyo sharaxaada siyaasiga oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-
Soomaalidu way isku raacsan tahay in la helo dawlad xooggan, laakiin waxay isku khilaafsan tahay waxa ay dawlad xooggan tahay. Waxaa inta badan la isku khaldaa qof xooggan iyo dawlad xooggan.
Jaantuskan hoose wuxuu muujinayaa farqiga u dhexeeya labadooda. Adigu kee baad taageersan tahay?


XIGASHO:DAYNIILE.COM


0 



C/raxmaan C/shukuur oo sharaxaad ka bixiyay farqiga u dhexeeya Dowlad xooggan iyo qof xooggan
.