Taliyaha ciidamada xoogga oo gaaray Waajid.

0
Sunday April 26, 2026 - 13:40:42 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 44
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidamada xoogga oo gaaray Waajid.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Magaalada waajid ee Gobolka Bakool.

Wafdiga Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka gen Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa waxaa Degmada waajid kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS.

Ujeedka Safarka Taliyaha Ciidanka XDS uu ku gaaray Magaalada Waajid ayaa daarnaa Dar dargalinta Howlgalo ka dhan ah Maleyshiyaadka Nabadiidka ah iyo Dhiiraglinta geesiyaasha Xoogga Dalka

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan waajid ayaa Taliyaha ugu warbixiye xaaladda amni, guulaha laga gaaray dagaalka

Gen Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay Geesiyaasha ayaa Faray in loo baahan yahay sidii loo xoojin lahaa Howlgalada lagu Ciribtirayo Maleyshiyaadka nabadiidka ah.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan gaar ah la yeeshay odayaasha dhaqan degmada waajid

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Noqonayo taliyihii ugu horeeyay ee Kormeer shaqo ku taga Magaalada Waajid ee Gobolka Bakoo





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip