Golaha Wasiirada oo xilkii ka qaaday taliyaha ciidanka Asluubta Jeneraal Shub
.
Waxaa jira warar sheegaya in Dowladda Federaalka ah ay maanta xilka ka qaaday taliyaha ciidanka asluubta Jen Mahad Cabdiraxman Aadan (Taliye Shub), oo ah sodogga madaxweyne Lafta Gareen.

0 

Golaha Wasiirada oo xilkii ka qaaday taliyaha ciidanka Asluubta Jeneraal Shub
.