Koofur Galbeed oo magacawday Afhayeen cusub una diyaar garowday dagaal.

0
Sunday March 15, 2026 - 15:36:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koofur Galbeed oo magacawday Afhayeen cusub una diyaar garowday dagaal.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
        Wasiirkii hore ee warfaafinta Koofur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa maanta loo magacaabay afhayeenka cusub ee maamulka uu hoggaamiyo madaxweyne Laftagareen.

      Magaabista waxaa sameeyay guddoomiyaha baarlamaanka Koofur Galbeed Cali Siciid Fiqi oo hadda ah ku simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed, iyada oo madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen uu ku maqan yahay Cumrada.

 

       Talaabadan ayaa u muuqata mid Koofur Galbeed ay ugu diyaar garowday dagaalka siyaasadeed ee ugu imaanaya dowladda Soomaaliya.

Magaabistan waxay timid, xilli xiisad colaadeed iyo mid siyaasadeed ka taagan tahay deegaannada Koonfur Galbeed, taas oo la xiriirta doorashada xilli dhaafka ah ee maamulkaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip