Ciidamada Xoogga Dalka oo oo daahfuray howlgalka cusub ee " Howlgalka Hillaac"

0
Sunday March 01, 2026 - 08:32:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xoogga Dalka oo oo daahfuray howlgalka cusub ee " Howlgalka Hillaac"

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray howlgal cusub oo loogu magac-daray ” Howlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidanka, oo garab ka helaya ciidamada AUSSOM ee Uganda iyo saaxiibada caalamka, ayaa fuliya howlgallo lagu bur burinayo saldhigyada muhiimka u ah Khawaarijta, laguna jarayo marinnada ay u adeegsadaaan dhaq-dhaqaaqyadooda gurracan, si loo wiiqo awooddooda loona sifeeyo haraadiga Al-shabaab ee dhagarta ka soo maleega deegaannadaas, iyadoo la xaqiijinayo nabadda shacabka iyo amniga goobaha wax-soo-saarka muhiimka u ah dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip