Golaha Mustaqbalka oo la kulmay guddi ka socday xildhibaanada baarlamaanka xorta ah

0
Sunday February 15, 2026 - 19:39:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Mustaqbalka oo la kulmay guddi ka socday xildhibaanada baarlamaanka xorta ah

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Waxaa goordhow kusoo idlaaday Hotel Airport kulan udhexeeyay xubno katirsan Golaha Mustaqbalka iyo gudigii farsamo ee ay shalay iska saareen xildhibaanada labaxay Baarlamaanka Xorta ah.

Madaxda Puntland iyo Jubaland, ra’iisulwasaareyaal hore Khayre iyo Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Golaha Mustaqbalka matalayay.

Kulanka ayaa looga wadahadlay xaalada dalka iyo Marxalada uu kujiro Baarlamaanka federaalka oo ay hareeyeen doodo culus oo laxariira dastuurka kuwaas oo sababay in Baarlamaanku laba ukala jabo.

sidookale gudiga ayaa madaxda golaha la wadaagay ajandayaashooda iyo shaqada hortaala gaar ahaan dhismaha baarlamaanka cusub iyo gudoonkiisa.!





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip