Axmed Madoobe iyo Sheekh Shariif oo kulan uga socdo magaalada Muqdisho

0
Thursday February 12, 2026 - 10:42:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 48
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe iyo Sheekh Shariif oo kulan uga socdo magaalada Muqdisho

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Madaxweynihii Todobaad ee Soomaaliya Shariif SHeekh Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa kulan waxa uu uga socdaa gudaha Airport Hotel, kulankkaasoo saxaafadda dibad joog ay ka tahay.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa shirka loo madlan yahay ee Golaha Mustaqbalka iyo dowladda oo buuqiisa wali taagan yahay, kaasii aan wax xal ah laga gaarin.

Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed oo maalmahan Nairobi safar ugu maqnaa yaa saaka soo dagay, wuxuuna si toos ah u aaday halka ay dagan yihiin Deni iyo Madoobe, lama oga waxa laga yeeli doono dalabka madaxweyne Xasan ee ah in shirka lagu qabto madaxtooyada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip