Axmed Madoobe oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0
Tuesday February 10, 2026 - 14:00:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 29
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo soo gaaray magaalada Muqdisho

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed islaam ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,isagoo ay garoonka ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ay ka mdi yihiin xildhibaano.

Imaanshaha Madaxweynaha Jubbaland ee caasimda dalka ayaa la xiriirta sidii uu uga qeybgali lahaa kulan ay yeelanayaan madaxda madasha samatabixinta Soomaaliya iyo madaxwaynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Ka hor inta uusan Muqdisho soo gaarin ayaa waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamo la sheegay in ay ilaaladiisa ka mid yihiin





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip