
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo qaabilay u qeybsanaha arrimaha difaaca ee safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya
..



taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo qaabilay u qeybsanaha arrimaha difaaca ee safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Col. Wills.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa dadaallada ka dhanka ah argagixisada iyo la-dagaallanka kooxaha burcad-badeedda iyo argagixisada.
Ugu dambeyn, Taliyaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda iyo Ciidanka Mareykanka taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin Ciidanka XDS iyo ka go’naashahooda ku aaddan ciribtirka argagixisada.






0 



Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo qaabilay u qeybsanaha arrimaha difaaca ee safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya
..