Ethiopian Airlines oo hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay waqooyiga gobolka Tigray

0
Friday January 30, 2026 - 11:28:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopian Airlines oo hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay waqooyiga gobolka Tigray

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay waqooyiga gobolka Tigray, kaddib markii xiisad amni oo sii xoogaysanaysa ay ka dhalatay iska-horimaadyo u dhexeeya ciidammada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka gobolka.

Go’aankan ayaa yimid xilli dadweynuhu ay si weyn u dareemeen cabsi, taasoo keentay in ay bilaabaan inay lacago ka la baxaan bangiyada, iyagoo ka baqaya in colaaddii hore mar kale dib u qaraxdo.

Ilo diblomaasiyadeed iyo kuwo dowladeed ayaa xaqiijiyay in dagaallo culus ay toddobaadkan ka dhaceen galbeedka Tigray, gaar ahaan deegaannada muranku ka taagan yahay, taas oo sare u qaaday walaaca laga qabo in xaaladda amni ee gobolka ay mar kale faraha ka baxdo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip