Deni, Madoobe iyo Mucaaradka oo la kulmay Beesha Caalamka.

0
Saturday January 24, 2026 - 17:17:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deni, Madoobe iyo Mucaaradka oo la kulmay Beesha Caalamka.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Nairobi kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo isugu jira Safiirada Qarama

Midoobey, Midowga Europe, UK iyo USA.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan marxalada xasaasiga ah ee Siyaasadeed ee dalku marayo, iyo sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa Dastuurka iyo arrimaha Doorashooyinka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip