
HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 15- JAN-2026
Xasan oo diray hanja baad culus kadib tallaabadii la ga qaaday imaaraadka
Madaxweynaha soomaaliya, md. Xasan sheekh maxamuud oo galabta la haday dadka soomaali yeed ayaa jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu ka ga haday go’aannadii ugu damb eeyey ee ay dowladdu qaada tay, ga ar ahan cayrintii imaaraadka iyo aqoo nsiga israa’iil ee somaliland, isaga oo diray hanjabaad ku aadan xaaladaha soo kordhay.
Ugu horreyn madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa si qoto dh eer uga hadlay go’aanka masiiriga ah ee uu ka qaatay isu tegga imaa raad ka carabta, wuxuuna sababta ku sheegay in go’aanka ay ku saleeyeen ilaalinta madax-banaanida dalka.
Madaxweynuhu wuxuu imaaraad ka ku eedeeyay inuu khatar wayn ku ah aa qarannimada soomaalia, isla m arkaana uu waday kala qaybinta dalka.
"nasiib darro dowladda imaaraad ka nalooma dhaqmin sidii dowlad mid ah oo madax-banaan marar badan a yaan ka dalbanay inay noola dhaqm aan sidii dowlad mid ah” Ayuu yiri madaxweynuhu.
Sidoo kale, wuxuu diray hanjaba ad kale oo culus, isaga oo ku goodi yay inay qaadi doonaan tallaabooyin kale oo lagu difaacayo qarannimada soomaaliya.
" dowladda soomaaliya waxay qaadi doontaa tallaabooyin kala duw an oo la xiriira difaaca qarannima deyna, mana jirto cid looga heebeys anayo difaaca qaranka” Ayuu ku hanj abay madaxweynaha soomaaliya.
Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in mas’uuliyad ay iska saaray aan in shacabka soomaaliyeed ay hel aan madax-banaanida dhaqaale iyo mid siyaasadeed, iyagoo kalsooni ku qaba dalkooda qaniga ah iyo dowla ddooda.dhinaca kale, waxa uu soo hadal qaaday aqoonsiga israa’iil ee somaliland, wuxuuna tilmaamay in si adag ay u diiday dunida, ayna garab istaagtay soomaaliya.
"dunida si isku mid ah iyadoo istic maaleyso erayada ugu adag ayay ku diiday isku dayga israa’iil ee kala qa ybinta dalka” Ayuu mar kale yiri xasan sheekh.
Wasiiro ka tirsan xukuuma da soomaaliya oo u socdaa lay laascaanood
Golaha wasiirada ee xukuuma dda jamhuuriyadda federaalka ah ee soomaaliya ayaa u ambabaxay magaalada laascoonood ee caasi madda dowlad goboleedka waqooyi bari ee soomaaliya
Wasiirada dowladda ayaa halkaas u tegaya hawlo shaqo oo isa saaran, waxayna magaalada ku neegaan doo naan maalmaha soo socda. Raysal wasaaraha soomaaliya xamse cab di bari iyo madaxweynaha jamhu uriyadda ayaa dhawaan ku biiri doo na. Wufuud kale oo caalami ah oo ay kamid yihiin safiirrada dalalka caal amka u jooga muqdisho ayaa lagu wa daa inay tagaan / laas caanood
Maamul goboleedkii ugu horreeyay oo taageeray go’aanka df ee imaaraadka
Maamulka waqooyi bari soom aaliya ayaa taageeray go’aankii gol aha wasiirrada soomaaliya, kaas oo lagu baabi’iyey dhammaan heshiisya dii iyo is-afgaradyadii u dhexeeyay soomaaliya iyo dowladda imaaraad ka carabta.
Bayaan ka soo baxay maamulka ayaa lagu caddeeyay in jamhuuriyad da soomaaliya tahay dal mid ah, madax-bannaan oo aan la kala qay bin karin, isla markaana dhammaan dhulkeedu yahay hanti qaran oo aan laga goyn karin qayb ka mid ah.
Maamulka waqooyi bari ayaa tilmaa may in dastuurka soomaaliya uu cad deynayo in siyaasadda arrimaha diba dda, heshiisyada caalamiga ah, difaa ca, amniga qaranka, hawada, dekeda ha iyo hantida istaraatiijiga ah ay si buuxda ugu xiran yihiin dowladda federaalka, isla markaana ku xadgu dubkooda uu khatar ku yahay midnim ada iyo xasilloonida dalka.
Maamulka ayaa sidoo kale shee gay in doodaha iyo sheegasho oyinka ay somaliland ku dooneyso gooni-isu-taag ama madax-bannaani aysan lahayn wax sharci ah, isla markaana ay si toos ah uga hor imaanayaan da stuurka dalka iyo xeerarka caalamiga ah.
Bayaanka ayaa si gaar ah u xusay in dekedda berbera ay tahay hanti qaran oo istaraatiiji ah, lagana wada siman yahay dhammaan shaca bka soomaaliyeed, ayna sharci-darro tahay in maamul gaar ah uu keligiis heshiis kula galo dowlad shisheeye ama uu ka taliyo arrimaheeda iyada oo aan fasax ka haysan dowladda federaalka.
Sidoo kale wuxuu mar kale adke eyay in go’aanka golaha wasiirradu yahay mid sharciyad leh oo lagama maarmaan u ah dhowrista madaxban naanida, midnimada iyo nidaamka dastuuriga ah ee soomaaliya, isagoo beesha caalamkana ugu baaqay inay si rasmi ah ula macaamilaan dowla dda federaalka marka laga hadlayo arrimaha qaran.
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa shalay baabi’iyey dhamaan heshiisyada iyo is-afgaradyada ay dowladda sooma aliya la gashay dowladda isutagga im aaraadka carabta, kuwaas ku saab san dhinacyada iskaashiga amni iyo difaac ee laba geesoodka ah.
Go’aankaan waxa uu khuseeyaa dha mmaan heshiisyada iyo wadashaqa ynta ay ku joogeen dekadaha berb era, boosaaso, iyo kismaayo.
Tallaabadan ayaa la xiriirta warbix inno iyo caddaymo xooggan oo ku saabsan tillaabooyin gurracan oo la gu dhibaataynayo gobonnimada, midni mada qaranka, iyo madaxb annaanida siyaasadeed ee jamhuu riydda federaalka soomaaliya
.Agaasimaha hay’adda sird oonka itoobiya oo soo gaaray magaalada muqdisho
Agaasimaha hay’adda sirdoonka itoobiya iyo nabad sugidda qaranka, redwan hussien ayaa shalaybooqa sho ku yimid magaalada muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in madaxa sirdoonka itoobiya uu marka hore la kulmay agaasimaha hay’adda nabad sugidda & sirdoonka qaranka (ni sa), mahad maxamed salaad, ka dib na uu la kulmay madaxweyne xasan sheekh maxamud
Wararka ayaa intaasi ku daraya in madaxa sirdoonka itoobiya uu madaxweyne xasan sheekh gaarsiis ay farriin uu ka siday raysal wasaare abiy ahmed.
Madaxtooyada somaliya ayaan wax faah faahin ah ka bixin farriinta la soo vyadda amaba ay ka heleen dhinaca itoobiya.
Booqashada redwan hussien ayaa imaneysa, xilli dowladda somali ya ay isniintii laashay dhammaan heshiisyadii iskaashi ee lagu la jiray dowladda emirate-ka carabta, isla-markaana ay taagan tahay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhalatay aqoonsiga israel ee somaliland.
Xukuumadda raysal wasaare abiy ahmed ayaan illaa iyo hadda cadde yn, halka ay ka taagan tahay aqoo nsiga ay israel u fidisay somaliland.
Urur goboleedka igad iyo midowga afrika ayaa cambaareeyay tallaabada ay israel ku aqoonsatay somaliland, waxayna taageereen wadajirka dhul eed iyo madaxbannaanida som aliya.
Xog: Xasan sheekh oo ku wajahan sacuudiga, xilli bin salmaan uu wado qorshe culus
Madaxweynaha soomaaliya, xasan sheekh maxamuud, ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda u safro magaalada riyadh, halkaas oo uu wada-hadallo heer sare ah kula yeelan doono dhaxal-sugaha boqort ooyada sacuudiga, maxamed bin salmaan.
Safarkan ayaa tilmaamaya isbeddel istiraatiijiyadeed oo weyn oo ay qaadayso muqdisho, xilli uu bur-bur ay xiriirka kala dhexeeya dalka isuta gga imaaraadka carabta, oo muddo ku lug lahaa arrimaha soomaaliya.
Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo ka tirsan villa somalia, booqashadani waxay diraysaa farriin adag oo muujin aysa sida sacuudigu u garab taagan yahay madax-bannaanida soomaa liya , kadib markii israa’iil ay aqoons atay maamulka gooni-u-goosadka ah ee somaliland—tallaabadaas oo muq disho ay ku eedaysay inuu soo agaasi may imaaraadka.
Safarka waxaa barbar socda in riyadh ay isku diyaarinayso inay mar tigeliso shir-weyne dib-u-heshiisiin ah oo u dhexeeya soomaalida, kaas oo ka dhacaya magaalooyinka barakay san ee makka iyo madiina.
Saraakiisha sacuudiga ayaa durba xiriirro diblamaasiyadeed la samee yay dhinacyo kala duwan oo isugu jira mas’uuliyiin dowladeed, hoggaamiya yaasha mucaaradka, iyo odayaasha dhaqanka, si loo qaboojiyo xiisadaha gudaha loona xoojiyo midnimada qa ran.
Dhaq-dhaqaaqan diblamaasiyade ed ayaa imanaya xilli soomaaliya ay dib u habeyn xooggan ku sameyne yso xulafadeeda gobolka.
Golaha wasiirrada soomaaliya ayaa isniintii laalay dhammaan heshi isyadii amni iyo kuwa difaaca ee kala dhexeeyay imaaraadka, iyagoo sabab uga dhigay xad-gudubyo ka dhan ah "madax-bannaanida, midni mada qaran, iyo madax-bannaanida siyaasadeed.”
Go’aankaas ayaa meesha ka saaray sharciyaddii joogitaanka milateri ee imaaraadka ee dalka. Goobjoogayaal ayaa soo tebinaya in abu dhabi ay billowday daad-gureyn degdeg ah oo ay shaqaalaha iyo qalabka culus kaga saarayso saldhigga boosaaso ee puntland, iyadoo xogta duulima adyadu muujisay diyaaradaha xamuu lka ee il-76 oo si is-daba joog ah uga baxaya xaruntaas.
Saraakiisha soomaaliya ayaa sidoo kale ku eedeeyay imaaraadka inay wiiqayaan madax-bannaanidooda iy agoo fududeeyay aqoonsiga israa’iil ee somaliland, isla markaana dhulka soomaaliya u isticmaalay inay ku taageeraan kooxaha gooni-u-goosa dka ah ee yemen.
Khilaafka diblamaasiyadeed ayaa ka dib cirka isku shareeray kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in imaaraadku isticmaalay marinno soomaaliya ah si uu u baxsado hog gaamiyaha gooni-u-goosadka yem en, caydaruus al-zubeydi, kana baa qsado wada-hadalladii uu sacuud igu hoggaaminayay.
Iyadoo taas ka jawaabaysa, muqdi sho waxay hadda la safanaysaa istir aatiijiyadda ballaaran ee riyadh ee xakamaynta badda cas. Sacuud iga, oo ka walaacsan "fiditaanka awo od da” Ee imaaraadka oo isku xiray sa jasiiradda socotra iyo somali land, ay aa ugu baaqay dalalka cara bta inay taageeraan qorshe midaysan oo uu sacuudigu hoggaaminayo oo lagu sugayo xasilloonida soomaaliya.
Isagoo ka hadlayay kulan dhawaan ay yeesheen ururka iskaashiga isla amka (oic), wasiir ku-xigeenka arr imaha dibadda ee sacuudiga, wale ed al-khuraiji, ayaa ugu baaqay uru rka inay si cad u diidaan maamullada gooni-u-goosadka ah ee soomaaliya, isagoo xoojiyay sida boqortooyada uga go’an tahay ilaalinta midnimada dhuleed ee soomaaliya.
Xigaho:-caasimadda,net
Soomaaliya iyo turkiga oo bilaabaya dhaqangelinta he shiis ku saabsan horumar inta shaqaalaha
Magaalada ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirge linta heshiiskii iskaashiga (mou – june 2016) ee u dhexeeyay wasaara dda shaqada iyo arrimaha bulshada ee jamhuuriyadda federa al ka so omaaliya iyo wasaara dda shaqada iyo ammaanka bulshada ee jamhuu riya dda turkiga.
Munaasabadda ayaa si rasmi ah u guddoomiyay wasiirka shaqada iyo ammaanka bulshada ee turkiga, prof. Dr. Vedat işıkhan, iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada jfs, prof. Salim aliyoow ibro, waxaana goob-joog ka ahaa safiirka soom aaliya ee turkiga, agaasimaha guud mudane yuusuf xasan iyo xubno kale oo ka tirsan wafdiyada labada dal.
Kadib munaasabadda saxiixa, waxaa xigay kulan farsamo oo diiradda lagu saaray 15-ka qodob ee lagu hirgelin doono muddada 2026–2027, kuwaas oo saldhig u noqon doona xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada shaqada, tababarka xirfadaha, badb aadada shaqaalaha iyo goobaha shaqada (osh), iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Labada dhinac ayaa isku raacay in la dardargeliyo hirgelinta qodobada heshiiska, si loo xoojiyo hay’adaha shaqada ee soomaaliya loona adkee yo wada-shaqeynta joogtada ah ee dowladda turkiga.
Xog: Taliyaha sirdoonka it oobiya oo muqdisho kula kulmay xasan sheekh
agaasimaha guud ee hay’adda sirdo onka iyo nabadsugidda qaranka itoob iya, ridwaan xuseen ayaa maa nta soo gaaray magaalada muqdisho ee caasimadda soomaaliya.
Ridwaan ayaa kulan gaar ah oo alba abadu u xiran yihiin la qaatay mada xweynaha soomaaliya,xasan sh. Maxamuud, waxaana la sheegay inuu soo gaarsiiyay farriin uu ka siday ra’iisul wasaaraha itoobiya, abiy axmed.
Faahfaahin rasmi ah lagama bixin nuxurka farriintaas, balse wararka ay aa tilmaamaya in kulanka lagu gorfeeyay xaaladaha iyo isbeddellada ka jira gobolka.taliyaha sirdoonka itoobiya ayaa sidoo kale la kulmaya taliyaha hay’adda sirdoonka qaran ka (nisa), mahad salaad oo ay ka wada-hadlayaan iskaashiga labada dal ee dhinaca amniga iyo xaaladda geeska afrika, xilli ay xiisad hor leh abuurtay sheegashada israa’iil ee aqoonsiga maamulka somaliland.
Xukuumadda addis ababa ayaa xoogga saaraysa xoojinta isbahays iga dhinaca amniga ee geeska afrika, si meesha looga saaro wax walba oo dhibaato ku ah gobolka, xilligan xasaasiga ah.
Itoobiya ayaa doonaysa in ay dardar-geliso heshiisyo hore oo dhinaca amniga ah oo ay la gashay dhiggeeda muqdisho, si boorka looga jafo loona dhaqangeliyo.
Ilaa iyo hadda, wax war ah kama soo bixin dowladaha soomaaliya iyo itoobiya oo ku saabsan safarka uu shalaytaliyaha sirdoonka itoobiya ku yimid muqdisho.
Socdaalka taliyaha sirdoonka itoobiya ee muqdisho ayaa imanaya xilli ra’iisul wasaaraha itoobiya, abiy axmed uu axaddii booqday dalka jabuuti, halkaas oo uu kula kulmay madaxweynaha jabuuti, ismaaciil cumar geelle.
Arrimahan ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii xoogeysanayso xiisadda ka taagan geeska afrika, kaddib markii israa’iil ay sheegtay inay aqoonsatay somaliland, oo dunidu u taqaan maamul-goboleed ka tirsan
Xigasho:-caasimadda.net
Dowlad goboleedyada puntland iyo jubbaland ayaa ka horyimid go’ aanka ay dfs
Ku jartay heshiisyadii dhinacyad a kala duwan lahaa ee lagu la jiray dowlad da emirate-ka carab ta.gola ha was iirada somaliya ayaa isniintii buriyay dhammaan heshiisya dii lala galay emirate-ka carabta, oo ay ku jiraan kuwii ay la galeen dowlad
Goboleedyada qaarkood
Dowlad goboleedka puntland ayaa sheegtay in si waafaqsan dast uurka puntland iyo kan dowladda federaa lka (2012) qodobkiisa 142a ad ay iya du leedahay masuuliyadda ilaalinta, laalista iyo wax ka bedelka heshiisy ada horumarineed iyo amni ee ay kula jirto shirkadaha iyo dowlad aha ay saaxiibada yihiin ee ka hawlga la gudaha puntland, kuwaas oo ay shee gtay inay gacan ka siiyaan la dagaal anka maleeshiyada daacish, al shabaab iyo burcad badeedda.
"sidaasi daraadeed warka maant ay ka soo yeertay golaha xukuuma dda dowladda federaalka somaliya ee la sheegay in lagu laalay heshiisya da mashruuca horumarinta dekedda boosaaso iyo kuwa iskaashiga amni ee u dhaxeeya dowladda puntland iyo dowladda isutagga imaaraadka carabta waa waxba kama jiraan.” Ay aa lagu yiri warsaxaafadeed xalay ka soo baxay madaxtooyada puntl and.
Dowlad goboleedka jubbaland ayaa dhankeeda sheegtay in iyadoo tixraaceysa qodobka 87aad ee dastu urka jubbaland ay awood u leedahay inay geli karto heshiisyada iskaashiga ganacsiga, maalgashiga iyo bixinta ruqsadaha lagu horumarinayo kaab eyaasha rayidka oo ay ka mid tahay dekedda kismaayo, isla-markaana ay waxba kama jiraan ka soo qaade yso go’aanka dowladda federaalka.
Jubbaland ayaa warsaxaafadeed ku sheegtay in go’aankan uu sidoo kale ka horimaanayo qodobka 53aad ee dastuurkii baa warsaxaafadeedka lagu yiri heshiiska lagu ahaa farqada hiisa 1aad, 2aad iyo 3aad oo ka had laya heshiisyada caalamiga ah ee saamaynta ku yeelanaya dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dow ladda federaalka.
"dhammaan heshiisyada horuma rineed iyo kuwa amni, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga iyo horumar inta kaabeyaasha kala duwan ee dowladda jubbaland uu xaqa u siina yo dastuurkeeda iyo kan dowladda federaalka, way sii jiri doonaan. Jubb aland keliya ayaa xaq u leh wax ka bedelkooda ama baabi’intooda.” Ay aa lagu yiri warsaxaafadeedkan oo goor dambe oo xalay ahayd lagu sha aciyay bogga wararka ee madaxtoo yada jubbaland.
Suuudiya oo si cad u diidday isku dayada lagu kala qay bin ayo sooma aliya
Kulankii golaha wasiirrada boqo rtooyada sucuudiga oo uu guddoo miyay boqor salman bin cabd al-aziz ayaa si cad u diiday isku day kas ta oo lagu doonayo in lagu kala qayb iyo soomaaliya ama lagu xadgudbo ma dax-bannaanida dhuleed ee dow ladda federaalka soomaaliya.
Goluhu wuxuu ku adkeeyay in boqortooyada sucuudigu si adag u diidday abuurista hay’ado ama maa mulyo ka dhafffffn ah midnimada iyo mad ax-bannaanida soomaaliya, ayna taageerayso xaqa iyo madaxbann aanida dowladda federaalka soom aaliya iyo ilaalinta dhulkeeda.
Bayaan ka soo baxay golaha wasiirrada ayaa sidoo kale sheegay in boqortooyadu ay ka soo horjeedo qaybinta dalka, faragelinta arrimihiisa gudaha, iyo wax kasta oo dhaawaca ya midnimada iyo suveraa nida soo maaliya.
Tallaabadan ayaa imaaneysa iya doo gobolka geeska afrika uu mar ayo xaalad xasaasi ah oo siyaasad eed iyo amni, iyadoo sucuudigu uu caddeey ay inuu taageerayo xasilloon ida, nab adgelyada, iyo madax-banna anida soomaaliya.
Qaar ka mid ah raggii ka dam beeyay dhacdooyinkii wan laweyn oo la dilay
Maxkamadda ciidamada qalab ka sida ayaa shalayfaah-faahin dhe eraad ah ka bixisay howlgal culus oo xalay ka dhacay duleedka degm ada wanlaweyn ee gobolka shabeel laha hoose, kaas oo lagu beegsaday xukunsanayaashii ka dambeeyay dha cdooyinkii argagaxa lahaa iyo dilal kii horay uga dhacay halkaasi.
Howlgalka oo ay qaadeen ciida mada booliska iyo kuwa milatariga ayaa ka dhacay nawaaxiga tuulada daudumaaye, waxaana kadib xigay dagaal ay ciidanka la galeen qaar kamid ah maleeshiyaadka baxsadka ah oo ku sugnaa halkaasi.
Sarkaal u hadlay maxkamadda ayaa xaqiijiyay in goobta lagu dilay saddex kamid ahaa xukunsanayaasha oo mu ddo dheer baxsad ka ahaa cadaal ad da, kuwaas oo kala ah yuusuf aadan xuseen (suuley), saydi cali cabdulle iyo cabdullahi karar ismaaciil oo ay horay maxkamaddu amartay in nol ol ama geeri midkood lagu soo qabto.
"ciidamada amniga ayaa waxa ay ku baxeen aagga tuulada dudumaayi halkaas ay gaareen ciidanka waxaa ka dhacay dagaal kooban, waxaana ku naf-waayay xukunsanayaasha qa yb kamid ah oo uu kamid yahay maxuum yuusuf aadan xuseen (suu ley) oo ku eedeysnaa dil qorsheysan oo loo gaystay dad birimageydo ah oo war biyo ka shubanayay, waxaa kale oo la geeriyooday laba xukunsane oo kale saydi cali cabdulle iyo cabd ullahi karar ismaaciil”. Ayuu yiri sarka al sare oo ka tirsan maxkamadda ciidamada qalabka sida.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in ay sii wadi doonaan howlgalladooda oo qaatay muddo ku dhow laba bil oo xiriir ah, si loo soo afjaro maleeshiya adka baxsadka ah ee weli ku dhuu maaleysanaya dhulka hawdka ee aagga wanlaweyn.
"inta dhiman nolol ayaan ku ke eni doonaan ama geeri, waxaana soc on doonaan howlgalka illaa laga soo afjaro dambiileyaasha” Ayuu mar kale yiri.
Waxaa kale oo uu sii raaciyay "ha dhawaato ama ha dheeraato insha allahu xukunkaas sida uu u dhacay waayay, waana la fulinayaa annaga oo iskaashaneyno ciidanka booliska iyo milatariga”.
Ragga la dilay iyo kuwa la baadi goob ayo ayaa lagu helay dil wadareed ka dhacay warta cismaan oo qiyaastii 8km u jirta degmada wanlaweyn, laguna dilay 12 qof iyo falkii lagu gu bay isaaq daa’uud max amed ee isn ka ka dhacay aagga deg mada wanl awayn ee gobolka shabe ellaha hoose.
Faahfaahino kasoo baxaya muwaadin soomaaliyeed oo lagu dilay dalka koonfur
Jayaa lagu magacaabi jiray cabdiq ani hilowle cabdikariin.
Dilka marxuumka waxaa geystay bur cad hubeysneyd oo u dhalatay dalka koonfur afrika, kuwaas oo tiradoodu la sheegay iney ahayeen sadax nin, islamarkaana si deg deg ah uga bax satay goobta.
Ciidamo ka tirsan booliska dalka koo nfur afrika oo gaaray dukaanka lagu dilay muwaadinka soomaaliyeed aya a sa meeyay baaritaan la xariiray dilk a marxuumka, hayeshee lama soo warin wax natiijo ah oo kasoo baxay baaritaankooda.
Si kastaba ha ahaatee dalka koo nfur afrika waxaa si joogta ah loogu dila dhalinyarada soomaaliyeed ee dalkaasi u shaqa tagay, mana jirto cid wax ka qabaneysa dilalka iyo dhiibaat ooyinka kale ee loogu gudaha dalk aasi koonfur afrika, waxaana xusid mudan in dilka muwaadinkan uu noqo nayo kii sadaxaad oo sanad cusub dalkaas loogu geysto muwaadin soo maaliyeed.
Indonesia oo mar kale xaqiiji say taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnim ada dhuleed ee soomaaliya
Dowladda indonesia ayaa si cad u adkaysay taageerada ay u hayso madax-bannaanida, midnimada dhul
Eed iyo wadajirka qaran ee jamh uuri yadda federaalka soomaaliya, ka dib
Tallaabadii ay israa’iil ku aqoo nsatay gobolka waqooyi galbeed soomaal iya, arrintaas oo dhalisay wal aac bal laaran oo ka taagan dunida islaamka iyo tan caalamka.
Mowqifkan ayaa lagu muujiyay shirkii degdegga ahaa ee golaha wasiirr ada arrimaha dibadda ururka iskaa shiga islaamka (oic), oo dhawaan la gu qabtay magaalada jidda ee dalka boqortooyada sacuudi carbiy a, halkaas oo wasiir ku-xigee nka arrimaha dibadda indonesia, anis matta, uu sheegay in maamulka wa qooyi galbeed soma liland uu yahay qayb aan ka go’i karin soomaaliya, isla markaana indonesia ay si buuxda u taageersan tahay mid nimada iyo madaxbannaan ida dalka.
Indonesia ayaa si rasmi ah u diidday aqoonsiga israa’iil ee somaliland, iyadoo ku tilshalayy tallaabo khatar ku ah xasilloonida geeska afrika, kana hor imanaysa sharciga caalamiga ah iyo axdiga qaramada midoobay.
Sidoo kale, waxay ku baaqday in arrinta somaliland lagu xalliyo hannaan gudaha soomaaliya ah, iyada oo aan faragelin shisheeye jirin.
Dhanka kale, wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee soomaaliya, mudane cabdis alaam cabdi cali, ayaa khad ka talee fanka kula hadlay dhiggi isa indone sia, mudane sugyono, wasiirka arrim aha dibadda ee jamhuuriyadda indon esia oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada madax-bannaanida, midnimada dhu leed iyo wadajirka qaran ee soomaa liya.
Ka hor shirka oic, indonesia waxay ku biirtay bayaan wadajir ah oo ay hormuud u ahayd masar, isla markaa na ay taageereen 22 dal, oic iyo golaha iskaashiga khaliijka (gcc), kaas oo si cad u diiday aqoonsiga isra a’iil ee somaliland, kuna adkee yay ixtiraamka midnimada iyo madax-bannaanida soomaaliya.
Shirka oic waxaa ka qayb galay 39 dal oo xubno ka ah ururka, waxaa na gunaanadkii lagu ansixiyay laba qaraar, midkoodna si cad u diiday aqo onsiga israa’iil ee somaliland, isla markaana adkeeyay go’aanka oic ee ilaalinta midnimada dhuleed iyo amn iga soomaaliya.
Afwerki oo bixiyay xog xas aasi oo ku saabsan imaara adka iyo itoobiya.
Madaxweynaha eritrea, isaias afwerki, ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay xaaladaha ka aloosan geeska afrika iyo badda cas, isagoo si cad uga hadlay ajandaha dagaal ee itoob iya, faragelinta shisheeye, iyo doora rka imaaraadka carabta ee gobolka.
Madaxweyne afwerki wuxuu sheegay in eritrea aysan ka welwelin ajandaha dagaal ee itoobiya, inkastoo ay ku faanayso hubka ay urursatay iyo diy aarado drone ah. Wuxuu caddeeyay in eritrea aysan rabin dagaal, balse haddii lagu qasbo ay si buuxda isu difaaci karto, islamarkaana ay garan ayso qaabka iyo xeeladaha difaaca dalkooda.
Afwerki wuxuu ku eedeeyay xisbiga barwaaqo ee itoobiya in ajan dahooda ay dabada ka riixayaan xoo gag shisheeye oo doonaya in colaado ka aloosaan gobolka, gaar ahaan khilaafaadka ka taagan suudaan.
Wuxuu yiri: "itoobiya waxaa majaraha u haya kuwa suudaan qaska ka wad da, ee gobolkana doonnaya in ay xas ilooni darro ka abuuraan. Anagu wa an naqaana sida loo difaaco dalke ena.”
Sidoo kale, madaxweynaha eritrea wuxuu ku eedeeyay imaaraadka car abta inuu yahay jilaaga ugu weyn ee xasilooni darrada ka abuurey suud aan, isagoo isku dayaya inuu xiisad ka abuuro geeska afrika, isagoo dab ada ka riixaya itoobiya iyo kooxo kale si loo sii huriyo khilaafaadka gobolka.
Afwerki wuxuu xusay in badda cas iyo geeska afrika ay leeyihiin muh iimad istiraatijiyadeed oo weyn, laga ma maarmaan u ah ilaalinta marin-biyoodka, ka hortagga burcad-bade edda, iyo amniga gobolka. Wuxuu ca ddeeyay in iskaashiga dalalka xeeb aha leh, sida sacuudi carabiya iyo masar, uu yahay furaha xasilloonida iyo horumar waara.
Afwerki wuxuu carrabka ku adkee yay in horumarka eritrea iyo gobolka uu ku xiran yahay nabad iyo iskaashi goboleed, isagoo tilmaamay in eritrea ay qorsheyneyso mashaariic dhinaca badda, tamarta, iyo kaabayaashadhaaalaha si loo xoojiyo horumarka mustaqbalka.
Dfs oo sheegtay in xubno ka tirsanaa al-shabaab lagu dilay g/sh/dhexe
Wasaaradda gaashaandhigga
Jamhuuriyadda federaalka soomaali ya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal cirka ah oo xalay ay ciidamada xoo gga dalka soomaaliyeed, oo kaash anaya saaxiibada caalamka, ka fuliye en deegaanka jabad godone ee gobolka shabeellaha dhexe.
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in howlgalkaas lagu be egsaday goob ay argagixisada al-s haaab ku abaabuli jireen falal argagix iso, gaar ahaan qorsheynta iyo diyaa rin qaraxyo lagu waxyeelleeyo shac abka soomaaliyeed.
Wasaaraddu waxay xaqiijisay in int ii uu socday howlgalkaas lagu dilay 17 xubnood oo ka tirsanaa argagixis ada al-shabaab, kuwaas oo si toos ah uga qayb qaadanayay falal amni-darro ah. Sidoo kale, waxaa gebi aha anba la burburiyay hub iyo gaadiid ay kooxdaasi u adeegsan jirtay weerarr ada ay ku beegsan jirtay shacabka iyo hay’adaha amniga.
Wasaaradda gaashaandhigga ayaa carrabka ku adkeysay in howlgalka uu ahaa mid si taxaddar leh loo qorsheeyay, isla markaana u dhacay sidii loogu talagalay, iyadoo aan wax khasaare ah loo geysan shacabka ku nool deegaanka lagu fuliyay wee rarka.
Trump muxuu u doonayaa in ay Iiraan burburto
Dalka Iiraan waxa uu ku jiraan maalmo internet la'aan ah, waxaa adag sida lagu heli karo wararka iyo waxa ka dhex socdadalkaasi.
Banaanbaxyda ka socda dalkaas ayaa sallka ku haya sicir bararka dhanka dhaqaalaha, taas oo shacabku ku sheegeen in ay ku jiraan nolol aan loo dulqaadan karin.
Balse waxaa intaa dheer farogelin shisheeye kuwaas oo ka imanaaya dhanka dowladaha Mareykanka iyo Israa'iil oo aad uga soo horjeeda maamulka talada haya dalka Iiraan.
"Waxaa jira dad dalka ka baxay markii uu maamulka Islaamiga ahaa dalka la wareegay, kuwaas oo hadda taageeraya waxa socda", ayuu BBC-da u sheegay Cabdullaahi Sheekh Cabdirisaaq oo ka faallooda arrimaha siyaasadda.
Maalmihii lasoo dhaafay madaxweynaha Maraykanka waxa uu dhowr jeer ku celceliyey inay taageeri doonaan dadka banaanbaxaya haddii ay doonayaan garab awoodeed oo meesha ka saara Aayatullaahi Khumeyni iyo Maamulkiisa.
Inkasta oo dadka falanqeeya arrimaha Iiraan ay sheegayaan in hadalka Trump kaliya uusan afka ahayn ee ay jiraan basaasiin iyo dad jooga gudaha dalka iyo dibaddaba, kuwaas oo ka shaqeenaya, iyada oo ay kamid yihiin taageerayaashii boqortooyadii Iiraan ee xilka looga qaaday kacdoon sanadki 1979-kii.
Xiriirka Maraykanka iyo dolwaddii hore ee Iiraan
Bartamihii qarnigii 20-aad, xukunkii Shah Mohammad Reza Pahlavi waxa uu xiriirro aad u dhow la lahaa waddamada Reer Galbeedka, gaar ahaan Maraykanka, maadaama loo arkayay xulafo istiraatiiji ah oo Galbeedka u ah ka hortagga saameynta Midowgii Soofiyeeti ee gobolka.
Si kastaba ha ahaatee, boqortooyadii Iiraan ayaa la kulantay mucaaradyo xooggan gudaha dalka, gaar ahaan kooxaha diimeed iyo kuwa shacabka ah, kuwaas oo dareemay in Shah uu dalka ku hoggaaminayo dhaqamada reer galbeedka iyadoo la dayacayo qiyamka Islaamka.
Bilowgii 1960-meeyadii, Shah-gu wuxuu hakiyay shaqadii baarlamaanka, waxa bilaabay barnaamij casriyeyn ah oo loo yaqaanay Kacdonka cad, kaas oo ay ka mid ahaayeen awoodsiinta haweenka, in la ayreeyo barashada culuumta diinta, iyo sharci dib-u-habayn dhulka lagu sameenayey, kuwaas oo ka careesiiyey bulshada,fursadna siiyey Hogaamiyii Khumeyni oo ahaa ninkii aas aasay dowladda Islaamiga ah ee hadda ka jirta Iiraan.
Hirgelinta siyaasadahaas, gaar ahaan, waxay hoos u dhigtay saamayntii culimada awoodda badnayd, waxayna si ballaaran u taabatay nolosha iyo bulshada Iiraan. Siyaasadahan waxay dhaawaceen dhaqaalaha dadka ku nool baadiya, waxa ay dedejiyeen isbeddel ku yimd dhaqanka, sidoo kale waxa ay burburiyeen caado dhaqameedka bulshada, kuwaas oo soo jireen ahaa.
Sidaas darteed, waxa ay mideesay kooxihii kasoo horjeeday dowladda, culimada, iyo kooxo oo kasoo jeeday dhanka Shiicada.
Waxaa halkaas ka dillaacay banaan baxyo waaweyn oo looga soo horjeeday dolwadda illaa markii dambe ay xukunka iskaga tagtay. dowladdi Maraykanka waqtigaas waxa ay u taageertay maamuulkii Shah.
"Iiraan waxaa jira shacab fara badano oo taariikh u leh in ay dowladda kasoo horjeestaan oo dibaddana lagala shaqeeyo, Waddankaan boqortooyo ayuu ahaan jiray boqortooyoo Maraykanka Ollog la ah ayaa 1979-kii la bixiyey, taageerayaashii boqortooyadaas qaar gudaha ku nool waa jiraan, qaar kale oo badanna waxa ay ku nool yihiin dibadda, tiina waxaa wehliya dad rayid ah oo iyagana ka cabanaaya cunaqabtaynta jirta, oo waxa socda aan aad ula socon, waxyaabahaas ayaa is biirsaday ayaa jira", ayuu ku yiri Cabdullaahi Wareysiga uu BBC-da Siiyey.
Maquuninta Awoodda Iiraan
Maraykanka iyo Israa'iil oo iskaashanaya waxa ay ku dadaaleen sidii ay hoos ugu dhigi lahaayeen awoodda Iiraan ee dhanka ciidanka, hubka iyo hormarinta Nuclear-ka, kaaas oo sanado badan lagu eedeenayey in ay hormarineyso.
Sanadkii hore ayey ahayd markii weerarro aan loo meel dayin lagu qaaday xarumihii nuclear-ka dalkaasi, kuwaas oo ay ku dhinteen khubaro iyo saraakiil waaweyn uu u dhashay dalka Iiraan. Weerarradaasi ayey ku tilmaameeyn dadka falanqeeya arrimahaasi in ay ahaayeen kuwa lagu doonayey in maquuniyo awoodda Iiraan.
"Dagaalkii dhawaan Israa'iil iyo Maraykan ku qaadeen, Iiraan waa la jilciyey, laakiin sidii la filayey ma noqon, waxaa la filaayey in jugtii u horreesay ee Iiraan loo geestay in aysan soo kabanin dhaqso oo difaaceeda dhaqso istaagin, hasa yeeshee Iiraan waxa ay muujisay in ay soo kabatay maaha, inay Israa'iil u geesatay dhibaatooyin waaweyn oo weerarro ah", yuu yiri Cabdullaahi Sh Cabdi.
Trump iyo Natanyaahu waxa ay marwalba waxa ay sugayaan fursad, hadda waxa ka socda dalka Iiraan waxa ay u arkaan fursaddii ay kaga takhalusi lahaayeen taliska Iiraan.
Heshiisyada Maraykanka iyo Iiraan dhex maray
Xiriirka laba dal waxa uu soo maray marxalado kala duwan, waxa ayna ku xirnaayeen baahida iyo sababta ay u galayaan, tusaale ahaan, Kahor Kacaankii Islaamiga ahaa ee 1979, Maraykanka iyo Iiraan (xilligii Shah Mohammad Reza Pahlavi) waxay lahaayeen xiriir ku dhisan iskaashi Ciidan, mid dhaqaale iyo farsamo. Kadib kacaanka heshiisyadaaas waa ay burbureen, taas oo salka ku heesay qabsashadii safaaradda Maraykanka ee Dahraan iyo afduubkii diblomaasiyiinta Maraykanka.
Waxaa jiray isku dayo heshiis oo ay galeen laba dhinac, balse marnaba ma aysan noqon kuwa miro dhala Sida uu sheegayo Cabdullaahi sheekh heshiiskii u dambeeyey waxaa ka baxay Maraykanka isaga oo u arkayey in Iiraan aysan qaadaneen qodobada heshiiska ku jira.
"Trump waxa uu ka baxay dhammaan heshiisyadii maamulkii hore la galeen Iiraan, midowga Yurub oo soo dhexgalay iyagana waxa ay soo jeediyeen, isla shuruudihii Maraykanka ee ahaa in ay iraan joojiso hubka Nukliyeerka, iyo sidoo kale ay joojiso taageerada ururada Israa'iil la dagaallama, taasna waa ay diiday Iiraan"


0 



HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 15- JAN-2026
.