Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo u socdaalay Laascaanood

0
Tuesday January 13, 2026 - 13:02:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo u socdaalay Laascaanood

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

     Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u ambabaxay magaalada Laascoonood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.

Wasiirada Dowladda ayaa halkaas u tegaya hawlo shaqo oo isa saaran, waxayna magaalada ku neegaan doonaan maalmaha soo socda. Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bari iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dhawaan ku biiri doona.

Wufuud kale oo caalami ah oo ay kamid yihiin Safiirrada dalalka caalamka u jooga Muqdisho ayaa lagu wadaa inay tagaan magaalada Laascaanood.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip