Soomaaliya iyo Jabuuti oo maalintii Afaraad ka shiraya arrimaha Awqaafta iyo Diiwaanka Sakada

0
Wednesday October 22, 2025 - 21:03:36 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 81
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Jabuuti oo maalintii Afaraad ka shiraya arrimaha Awqaafta iyo Diiwaanka Sakada

    Waxaa maalintii 4aad Magaalada Jabuuti ka socda shir Aqoon isweydaarsi ah oo ay yeelanayeen Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS iyo Wasaaradda Diinta, Dhaqanka iyo Awaafta ee jamhuuriyadda Jabuuti. Kulankan labada Wasaaradood ayaa ku sal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maalintii 4aad Magaalada Jabuuti ka socda shir Aqoon isweydaarsi ah oo ay yeelanayeen Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS iyo Wasaaradda Diinta, Dhaqanka iyo Awaafta ee jamhuuriyadda Jabuuti. Kulankan labada Wasaaradood ayaa ku saleysan xoojinta wada shaqeynta labada dhinac iyo khibrad isweydaarsi ku aaddan dhinacyada Awqaafta iyo Diiwanka Sakada, kaas oo qeyb ka ah qorshaha isbeddelka Qaran ee Soomaaliya ee la doonayo in Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka ay hirgeliso.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip