Wajiga koowaad wadahadalladii ka socday kismaayo oo lasoo gaba-gabeyay

0
Monday October 06, 2025 - 15:51:45 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 80
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wajiga koowaad wadahadalladii ka socday kismaayo oo lasoo gaba-gabeyay

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo maalnimadii shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa maanta waxa uu soo gaba-gaboo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo maalnimadii shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa maanta waxa uu soo gaba-gaboobay wajigii koowaad ee wadahadalladii socday oo laga sameeyay horumar, iyadoo lagu ballamay in wadatashiyadu sii socdaan, dibna la isku soo noqdo si loo sii ambaqaado geeddi-socodka wadahadalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Maamulka iyo shacabka Jubaland soo dhaweynta diirran ee ay u fidiyeen isaga iyo wafdigiisa, isaga oo ku bogaadiyey dareenkooda Soomaaliyeed ee ay u muujiyeen intii uu ku sugnaa magaalada Kismaayo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip