Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar

0
Sunday August 31, 2025 - 14:15:04 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar

    Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi,ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Korneyl Axmed Faathi Cabdelsatar Al-Xuseyni, oo ah Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar. Kulankan ayaa sidoo kale waxaa g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi,ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Korneyl Axmed Faathi Cabdelsatar Al-Xuseyni, oo ah Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar. Kulankan ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa,Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Sare Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo saraakiil kale. Intii uu socday kulanka ayaa waxa ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa, xoojinta laba geesoodka ah ee dhinacyada difaaca, tababarka, iyo diyaarinta ciidamada Masar oo dhawaan ku soo biiri doona, Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip