Kulan kor loogu qaadayo isdhexgalka iyo amniga caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho

0
Sunday August 24, 2025 - 16:30:02 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan kor loogu qaadayo isdhexgalka iyo amniga caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho

    Wasiirka Caadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin iyo Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Banaadir, Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed kala qeyb galay kulan k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin iyo Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Banaadir, Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed kala qeyb galay kulan kor loogu qaadayo isdhexgalka iyo amniga caasimadda Muqdisho, kaas oo lagu qabtay fagaare ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Golaha Dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Cali Siyaad oo kulanka soo abaabulay ayaa sheegay in si loo muujiyo amniga caasimadda Muqdisho iyo is dhexgalka bulshada iyo dowladda ay kulamadaan oo kale maalmaha soo socda ku qaba doonaan dhammaan degmooyinka gobolka Banaadir, si shacabka iyo masuuliyiintu ay u helaan fursad ay ku kulmaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip