Wasiirka maaliyadda oo kulan la yeeshay madaxda ururka Bangiyada dalka

0
Tuesday July 29, 2025 - 12:21:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka maaliyadda oo kulan la yeeshay madaxda ururka Bangiyada dalka

    Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi imaan Cige ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxa uu kulan muhiim ah kula yeeshay Masuuliyiinta Ururka Bangiyada Soomaaliyeed. Kulankan ayaa intii uu socday waxaa diiradda la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi imaan Cige ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxa uu kulan muhiim ah kula yeeshay Masuuliyiinta Ururka Bangiyada Soomaaliyeed. Kulankan ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray arrimaha mudnaanta u leh horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, maadaama Bangiyada Dalka ay qeyb weyn ka qaateen qorshaha isbaddelka dhaqaalaha dalka oo hormuud ay ka tahay Wasaaradda maaliyadda XFS. Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa uga mahadceliyay Ururuka Bangiyada, xiriirka wada-shaqeynta Bangiyada iyo Dowladda iyo adeegooda muuqda ee ay bulshada u hayaan oo ah mid aad u sarreeya iyo maadama ay yihiin canshuur bixiye-yaal qeyb ka qaata dib-u-dhiska Dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip